1 / 26

Tarikhda Iswidhan Marka Loo Eego Aduunka

Tarikhda Iswidhan Marka Loo Eego Aduunka. Casrigii Dhagaxa Marka Adamahu Fahmeen Sida Dhagaxa Wax Loga Sameeyo, Tarikhdan Waxan Ahayd 2 300 000 Sano Ka Hor, Waliba Waxaa Ugu Caansan Bariga Africa. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna.

robert
Download Presentation

Tarikhda Iswidhan Marka Loo Eego Aduunka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Tarikhda Iswidhan Marka Loo Eego Aduunka Casrigii Dhagaxa Marka Adamahu Fahmeen Sida Dhagaxa Wax Loga Sameeyo, Tarikhdan Waxan Ahayd 2 300 000 Sano Ka Hor, Waliba Waxaa Ugu Caansan Bariga Africa. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  2. Tarikhda Casrigii Dhagaxa Loo Yaqanay Wakhtigi Dhagaxa Lagu Ugansan Jiray, Waxayna Ahayd 10 000-4 000 (nabi cise horti) Baltiska Issjön Omkring 8 000 f.kr. Youldiahavet Omkring 7 000 f.kr. • Aduunka Maanta • Laga Bilawo Umadi Ugadhsiga iIa Umadi Beeraha Marka u Sanadku Ahaa 8000 (nabi cise horti) Ayu Admigu Bilabay in u Wax Ku Beerto Duleedka Halvmånen Ancylussjön Omkring 6 500 f.kr. Litorinahavet Omkring 4 500 f.kr. Umadi Igu Horaysa Ee Wadanka Iswidhan Waxa Laga Heelay Magalada Skåne e ku Taala Gobolka Hässleholm Sanadki 13 000 ila 10 000 (nabi cise horti) Littorinahavet. Qaybo Badan o Dhulka Iswidhan, Norway iyo Finland, Wuu Qarsoona Waaxana La Baneeyaya Sanadki 4000, Marna Dhul Ayuu Aha Marna Bad Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  3. Horanti Casrigii Dhagaxa,Iyo Waagii Macdanta Boroons xiligi umada nordic(qabilka nordic) 4 000 - 1700 (nabi cise horti) Aragtida Aduunka Djoser pyramiden 2 660 f.kr. Sumererna Mesoptamia Waxay Leedahay Umand ka So Hajirtay Indusdalen. Magaladi Igu Horaysa Wax La Asaasay Sida Waraysiga Lagu Hayo O ay Waynatay 3500 - 1100 (nabi cise horti) Booqorki Babylon (1792 - 1750) (nabi cise horti) Umaad Kala Dhaqan Duuwan oo Ka Yimid Urub Ayaa Buuxiya Iswidhan. ila 2 500 (nabi cise horti) Waxaad Arki Karta in Dadkasi Aad U Wanajiyeen Iswidhan Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  4. An-Roman ahayn Waagi Birta 300 (nabi cise horti) Adunkak Iyo Umada So Martay Umada Greeka oo Tacloontoodu Aad u Saraysay Waxaay Heerka ku Gaadheen Adoonsiga Akropolisklippan i Aten Alexander lyssnar på Aristoteles Fynd görs från de första bebyggelserna. En övergång från jägare och samlare till jordbrukare. Perserriket erövrades av Alexander den store åren 334–324 f.kr Hellenistiska civilisationen vid Alexander den stores död. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  5. Romanka Iyo Xiligi Biirta 0 - 400 (Nabi Cise Horti) Hoor u Socodka Umada 370–600 (Nabi Cise Horti) Aduunka maanta Iswidhan Iyo Dhulka Scandinavian Booqortoyadi Waqoyiga Rooma Luuqadi Ugu Horaysay Ee Lugu Hormariyay Wadanaada Scandinavian, Waxaa Sabaab u Ahayd Reerihi ka so Hajiray Wadanka Germany. Booqortoyadi waqoyiga rooma waxay dhacday 476 (nabi cise ka dib) Luqaadi Ugu Horaysay Waxaa loo Yaqanay Runorna futhark(Dhagax ayaa lagu Qori Jiray) Booqortoyadi wooqoyiga rooma lona yaqano Bysans (farqi yar) Taalooninka Romanka Ayaa Laga Heelay Öland Booqortoyada Bysans Waxay Awoodesteen 550 (Nabi Cise ka dib). Waxay na Dhacday 1453 (Nabi Cise ka dib) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  6. Umaadi Vikingatid 790 - 1100 Ka so Bixid Dinta Asa ila Maasiixi Aduunka Maanta Magalooyinka Aya Xukumen Vikingatid Laga Bilawo Qaarnigi-600 Waxa la Qaabsaday Waxa Qabsaday Waqooiga-Africa Arab oo ku Faafay Wadano Badan,Waxayna Wadeen Dinta Islamka Iyo Ganacsi. Islamku Waxa u ku Faafay Xeelaha Baada iyo Woqooiga, Lakin aad Ayuu u Gabinayah. Qaybo aad u Wayn oo Saxaraha Aficanka ah ayaa Islam ah diin aad u wayn,in badan ayaa jirtay waxayna ahayen ganacsadayaal, dadkasu waxay ku dhageen waxan rumaysnayeen in ta badan. ilahyada,iyo ilaha Scandinavian, siyabo kala duuwan ayaa iskugu jiran dhamaan.Asr (sanamka) iyo asynjor(sanamaada),vaner, valkyrior iyo awood dabeecadda,ku dhawad ila 50 ilaah waagi Asatiden. Socdaalki Vikingka Ansgar, waxaa u ahaa kootali german ah waxaa loo ogoladay in u dintisa dadka baaro 829 (nabi cise ka dib).Diinta masiixiga(Catholic ) ayaa igu waynayd qarniigi-1000 iswidhan Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  7. Källa: http://home.swipnet.se/~w-74867/ Observera att hornen på hjälmen är en 1800 tals skapelse och har ingen grund i hur vikingar var klädda. Waxyaalo Kale o ku Saabsan Socdalka Umada Viikngar • 1000 - 1200 Sano Qiyaas Ahaan • Umada Vikngar: ”Waxaa u Kacdoomeen Gulf” • Iswidhan Vikngar Waxaa u Kacdoomeen Qorrax Ka Soo Bax, Ruushka(Russia) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  8. Källa: http://home.swipnet.se/~w-74867/ Wakhtigi Umada Vikinga • Dadaalkooda • Meelaaha Gaanacsiga • Runor Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  9. Wakhtigi Umada Vikinga Faragaliin ila Ovanåker iyo Hälsingland Ma Jiraan Qoraalk ay Kaga Tageen Umadi Vikings ka Gobalka Dalarna Vikingar i Dalarna Sollerön-Dalarnas vikingatids centrum, fynd från Orsa och Dala Husby tyder på att Dalälven användes för vikingafärder. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  10. Vikingarnas Socdalkoodi Vikingar Badan Ayaa Maray Dhaanka Bada(sea) Russia si ay u Qabsadan Särkland(iraq). Särkland waa Koonfurta caspian ee bada Caasimadu waa Baqdad(iraq). Wakhtiga Bysans aad ayay u Xogaysten Iyaga so Isticmalaya Meelaha Gaanacsiga ee Vikingarna • Adunka Tuusalo Ahaan : • Isticaalka Baruuda(rasaas,gantaal) lugu Isticmalo waxa lagu Yaqaanayn China. • Kooraha Fardaha lagu Isticmalo waxa lagu Yaqaanayn Urub. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  11. Bild: Multimediabyrån Magalada Birka Magalada Birka Waxay Ahayd Xiligi Umada Vikingatiden Magaalo aad Muhiim u ah Boqortooyada Vikingatiden, Magalo Dhaqaale ayaay ahayd, Waxaay na Sheegankarta in ay Tahay Magaladi ugu Horaysay Iswidhan. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  12. Kalmarunionen 1397 - 1412 Aduunka Maanta. Waaga Cusub ee Urub Florens,waxa u ahay Waagi Cusuba e Admiga, Wakhtigisa na aad ayaa loo Hormaray, Waagi Dhaqalo Xumada Noolosha Qofka aad ayaa Muuhim u Ahayd, waxa kale o Wakhtiga la Hormariyay Cilmi/Aqoon iyo Xirxado kale Duuwan. Kalmarunionen Waxaa ku ka Dhaxayay Denmark, Norway iyo Iswidhan, waxaa la Asaasay Ururka 1397 ila 1523. Waxaa Ururkan Gadhay Finland,Iceland,Greenland, ila Faror Islans,Orkneys iyo Denmark,Norway iyo Iswidhan. Raajif Khan (1162 - 1227) Waxaa u Ahaa Booqorka Mongooliya,Waxaa u la Midooway Qaabilada Mongooliya, Waxaanu Gaadhsiyay Wadanka Mongooliya,Awod Booqortooyo Tii Adunka ugu Waynayid. Booqorada Margareta o Mamuli jirtay Denmark, Norway iyo Iswidhan Sonadki 1389- 1412. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  13. Hansan Adunka Dhanka Afirca, Lamaha Ganacsiga iyo Meelaha Waawayn Qarnigi 14. Iswidhan way ku lug Lahayd Hansan, Waxaay Ahayd goob Ganacsi oo u Dhow ila 100 Magalo oo u Dhow Bada la Dhaaho (Baltic sea) Qaarnigi 1200- 1400.Hansan Waxaa Burburiyay Magalooynka Ganacasigi Germany. Wadanka Portuguesku waxaa u la Wareegay Ganacsiga Bada, inta Dahabka Galbeed Africa Halka Saxaraha Laga so Gaado Geela. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  14. Nebellion iyo Umada Kalmar Adunka Manta. China waxaa ay tahaya wadanka adunka ugu wayn, wakhtiga dabadi. 1421 Bejing ayaa ah casimada china 1426 waxaa so baxay Engelbrekt. waxaa u noqday mamulaha ururka nebellion,waxaa la dhihi jiray dhaxalka Engelbrekt. kacdoonka o sare u kacaya,waxa xagga dambe ah kalmarunionen waagi Eriks o maamuli jira pommern waxaa u la dhagaalay hansan. Engelbrektt waxaa u ahay umadi samaysay birta, waxay na ku xidhnayen meelahaya ganacsiga. Engelbrekt waxay noqotay geesi/halyey wadanada isku taagay iyo maamulaha umada ajnabiga ah ee is ku yimid. Baahida loo qabay awooda way korodhay,Engelbrecht 1436. Umadi isku tagtay waxaaya raabeen in la baabiyo. chine waagi Yongle-caesar 1402-1424 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  15. Gustav iyo Buurcad ayaa la Dhagalay KALMARUNIONEN, kana Xooreyay Denmark,Iswidhan o la Haysto. Marka Adunku Waxaa u Gaadhay wada dhaqan iyo wanaag waagi 1493-1527. Waxaa Cawiyaya Dalfolket,marka ayuu caan noqday.Gustav waxa u dhashay 1496,waxaa loo doortay booqor 6june 1523, waxaa u booqor ahay ila marka u geeriyoday 1560. 6 June waa maliinta xariyada e wadanka iswidhan waana fasax, Gustav waxaa loo arka in u yahay abaha goobolada. iswidhan waxay ka mid ahayd goobolada waaga. Gustav waxaa u Baabiyay in Booqornimadu doorasho noqoto,in loo Dhasho booqortinimada ayuu ka dhigay, Iswidhan ila imika ayaa ku dhaqanta. En vy över Machu Picchu, den forna Inkastaden. columbus wali waxaa u aminsanyahay in u gadhay bariga Asia ku na magacabay umada indianka ah, waxaa marka bilawday qabsiga marekanka(America) Gustav iyo dalfolket ku wada hadlaya kaanisada(Church) misha Mora in a u kacaan Danes. marki tiradi ugu horaysa la helay, u na socdalay wadanka norway.(Vasaloppet) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  16. Iswidhan Iyo Awododa Xoogabadan: Googol dhig Awoda/xooga Iswidhan Sanadki 1611 Iswidhan Waxaay la Dagaalantay Denmark, Poland and Russia. Ute i världen Osmanska riket nådde sin största utbredning 1683. Gustav 2-baad Adolf (1611-1632) waxa u ku guulaystay in u la heeshiyo Denmark 1613. waxaa u ku dhamaystiray dagalki russia raajo ay wadanka Kexhlms iyo Ingermanlan ay iswishan yeeshen russia sanadki 1617 dagalka u ku qaday August maxaa loga baahna taash/taaj, waxana qaaday poland 1629, waxaa la socday xoolo iyo daakada ganacsiga ku taala baada Baltic. Iswidhana marka ay ugu baahi badnayid, marki nabada 1658. bada cas e Iswidhan ka hore 1561. colarada inta kale waxay cadaynayan meelaha la haysto. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  17. Iswidhan Wakhtigi Warbixinta. Booqor Karl XII waxa u heelay shaaki laga qabo iswidhan sida u dagalka u dhamaystiray,in anay si socon doonin,waxaa u eegtahay in iswidhan ay noqon doonto bila mustaqbal. waxaa la so bandhigay magacyo ay ka mid yahin Anders Celsius oo ku salaysan cimalada amba sadasha cimalada barafka. Carl iyo Linné oo gurigisu ahaa Netherland, oo lahaa cilmi dhiradka iyo dhaqanka. waxaa la abuuray royal iswidhan. iswidhan o aan marki hore aan jirin ba waxaa ka mid noqotay wadanada ugu horaysa urub. Adunka manta Urub,waxay tahay wada wacdaro qaarniga suaasha. taalabo wayn ayaa qadanaysa sharaxada haysashadid kaplars. Kung Karl XII, 1682 - 1718 Johannes Kepler, 1571 - 1630 Anders Celsius, 1701 - 1744 Isaac Newton, 1642 - 1727 Carl von Linné, 1707 - 1778 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  18. Iswidhan Xisbiga Liberty 1718-1772 Adunka maanta labo isbadal ayaa so maray reer galbedka dimiguradiyaydooda. xoriyadi america 1775-1783. parlamanku so bandhigay. • Royal caroline waxaa la babiyay 1719 act. • Karl XII walaashi Ulrika ayaa booqorad loo doortay lakin ku may raagin 1720. • Ninkeda Fredrik o noqonayay Rogent 1720-1751,lakin waxaa u yimid 1723 siyasad ahan. • Barlamanki awod buuxda ayaa heleen. • waxaa la sameeyay ururo sayasadeed o la dhaho ' Hats' and' hats o waaga loo arkay waxtar,ururada waxay yeeshin awod 1739-1762 ururka hore la wareegay awoda 1764-1769 markan waxaa la wareegay Hattregiman. • Gustav III ayaa haystay awoda ila 1772. Självständighets- förklaringen, 1776. FRENChka isbadalki ku dhacay 1789-1799. xaggagi 1791 waxa la someeyay golaha ayaa lagu so daray marlamanka. booqorka marka owod badan ma lahayn. Stormningen av Bastiljen 1789 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  19. Dhaqalo dhisid iyo Waddaninimo ayaa lagu jiray Qaarnigi 1900 . Ute i Världen • Taarikh da la turjumay, ee farsamo gacmeed (farshaxan) ila dhaqaalaha iyo mecheenka wax so sara. • Dadka dhamantood waa in ay u fakiran waddaninimo. • iswidhan waxa aad muhiim u ha dhaqalaha iyo wax dirida. Booqorka August ayaa dhiisay 1856 magalada Beyer. • warshaado iyo qalabka hormaray,waa laga • baxay waxyalohi la isticmali jiray,shaydi igu • horay waxaa ka mid ah Ericsson telephones. • Ericssons taxen från 1892 • umad/dad aad iyo aad u badan ayaa u so guuray magalooyinka, • sababta o ah waa misha ay shaqooniku yaalan. • waxa umad/dadka lo furay schoolo badan o iswidhan o dhan ah 1842. • Kanisado(churches) ayaa aad u do batay 1858,oo fal kasta ku • dhaqaaqi jiray (sida cawinimada). Uss Monitor(markaabka dagalka) e maareekanka (america) waxaa sameeyay John Ericsson, monitor waxaa u ahay taarikh, waxaa u ahay markabka ugu horyey e dagaalka, waxa la isticmalay dagalki maareekanka (america). Thomas iyo Alvah Edison alafeen sida filimada,sawirada iyo camarada iyo taa shaleemada lagu fiirsado. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  20. Umad/dadka Qarnigi 1800 ayaa aad Tiradoodo u Badatay Dhinaca reer Galbeedka. Iswidhan dhuul aad u wayn ayaa ka haysatay russia.faransiska(French) ayaa u so dhiciyay dhulki, Jean ayaa loo doortay Boqoor waxaa loo bixiyaya boqoor Karl XIV Johan of Sweden. kama so argoosan russia, lakin norway ayuu ka so qabsaday denmark waxaanu u bixiyaya boqoor Karl Johan III of Norway. • Qarnigi 1800 1.7million ayaa ka so haajirtay Scandinavians ila maraykanka(America) iyaga o radinaya noolo fican ee ku yaala dhanka Atlantic ka, e wadanka cuusub ah. adunka marka hore, Galbeedka urub waxa u ku bilawday socdal ganacsi oo xoor ah oo bila cashuur ah qarnigi 1850 ila wixi ka danbayay. Boqoortooyonimo, kalmada waxaa la bilaway isticalkeda dhamad ki qarnigi 1800, ururka midooga urub waxaa u ku dhisanyahay Boqoortooyonimo hore. Inom den marxistiska ideologin utvecklas ett klassmedvetande för att införa ett mer jämlikt samhälle, det klasslösa samhället. Kung Karl XIV Johan av Sverige / Karl III Johan av Norge 1866 ayaa waxkasta la xaliyaya oo la so jeediya qaab cusub. Qarniigi 1800 dhamadkisa,dad/umad yar ayaa qadatay qabki cusbaa,marka ayaa laga dhadhiciyay in ay xaaq u layahin in aay doortan. Karl Marx (1818 – 1883) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  21. Dhibatooyin ay ka dhacay isku imadka Iswidhan-norway qaringi 1900,waxa la so jeediyay xuquuqda codbixinta. dagalki koowad ee Aduunka 1914-1918 dagalku waxaa u bilowday marka ay Hungarian dagaal ku qadeen Serbia 28 July 1914.dagalki waxaa u ku beehay wadanada jiiranka ila uu gaadhay urub o dhan. Russia,Turkey iyo maarekanka (United States), aduunka arabta way so galeen dagalka. japan waxaay is badal ku aragtay wadamadi la jiray,waxaa u waaydistay in u ingirisku(uk) la wareego. Germany ayaa xukuma china.dhuul qaabsashodu waxaa ahayd muuhim. • Hishiis laanta ka dhaxaysa iswidhan iyo norway oo ahaa isku taga iyo hal booqor o iswidhish ah ayaa la xasiliyaay 1905. Kung Oscar II av Sverige och Norge • umada/dadka shaqaysta ayaa aad u korodhay wanaya xoogaysten laga bilwo dhexdi qarnigi 1800 waxay na samaysteen xisbiga ka yidhahdo Socialist Labour Party (SAP) 1889, waxayn u shaqeyen si aad u fican oo ku sabsan xuquuq siman. August Palm, känd agitator • Ururka la asaasay 1917 in u ku biiro libraalka si dib loogu dhiso. Waa waxaan manta u naqaano ururka bidix. • SAP iyo libraalka waxaay talada hayeen 1919, wax kasta dacad ayaay u qaban jireen ila doorashada ayaa xaaq ahayd. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  22. Bilowga Storstrejeken 1909 ila Iswidhan Goobolku waxaa u hastay 4 aususta- 4 september 1909. Aduunka waaga kacaanka russia waxaa u bilowmay 7 november 1917. dagaal sokeeya aayaa laga baxay waxaa la galay dagalkii kacaanka russia 1917 Charles Lindberg waxaa u u duulay atlantic (new york) iyo paris. japan ayaa Xoogaystayaa meesha ay germanku ku mashqul sananyeen china. Versailles freden 1919 Sanadki 1909 waxa loo bixiyay Iskuduubni.dhaqaalo xuun ayaa dhacay oo koosgareyay in lays diilo. Xagaagi 1909 meelaha ganacsiga oo la wada xidhay oo banaan baxyo la sameeyay malinti 4 aususto. Isku dhacay waxaa ka danbeeyay 300 000 oo shaqaalo ah. , Dawlaadi igu horaysa eh dumuguradiga ahayd waxaa la dhisay 1920 hoos imanaysay maamuulka Albin hanssons. Wasaradeehi waxaa la dhisay 1921-1923 dheexdooda. Dhaaqalo daro iyo faaqirnimodu waxaa ahayd 34% sanadki 1922. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  23. 1930 Qarnigi Werwerka. aduunka Iswidhan 30ki sano ee ugu warwarka badna. • 30 dhibato oo aad u wayn oo la sheegay in iswidhan ku dhacday. • tirada shaqool la anta sanadki 1932 waxaa ahayd 106 000. • Marka ayaa ahayd, ”Dhacdadi" khamiisti 24 October 1929 ki, marka u sotck marketku (suuqa) ku burburay new york. Adalen 31 ayaa qabtay shir warshadaha lagu badadayo iyo was so saarka. wakhtiga shirka adalen ee 1931 dhexdisa militariga waxaa toogan jiren shan qof Dhacdadasi waxaay u qaybisay dadka iswidhan laba qaybood,waxay isku qabsadeen yaa ka danbeeyay falka dhacay,marka misha waxaa ka so baxay iska horimad halka fikradeed ah waxay u kala baxen borgerliga iyo vänsterinriktade tidningar. Matköerna ringlar fram i New York Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  24. Dagaalki Labaad e Adduunka Iswidhan Wakhtigi dagalki labad ee aduunka Wadanada Jiraanka ah. • Si aan caadi ahayn ayu baarlamaanku u qabten shir eptember waxayna bixiyan ku bixiyen lacag aad u badan halka difaaca 1939. • Iswidhan waxaay cadaysay in ay tahay dhex-dhexaad. • Iswidhan waxay tabarruc ahaan dagaalka ka so gaadhay dhanka finland. • Iswidhan waxay haysatay 100 000 oo cidamo o diyaargarow ah 1940 ki. • Germany waxay cuulays sartay iswidhan si ciidamada germany taran ku dhex maran iswidhan. • ingriska iyo norway ayaa mudaharaday oo yidhi waxaay ka so hore jeedan heeshiskee la gaalay. • joornaal ka so hor jeeda cunsurinimada ayaa la xidhay si • ayan uga cadhaysin germanka. • Germany waxaayweerarataypoland September 1939. • Germany iyo Russia islasanadkawaxaygaleenheshiis. • Russia waxaayweeraratayfinland November 30,1939. • waxaheshiiyay Russia iyo Finland, 12 maarso,1940. • Germany waxayweerartay Denmark iyo Norway 9 April 1940. • Germany waxay ka badisay Norway xagaga bilowgisa 1940. • 7 May 1945, burburki Germany iyo heshiiski hormarinta wadanada Urub sanadki 1939-1941. Svenska frivilliga till Finland Freden firas på Kungsgatan Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  25. Iswidhan Sanadkeedi Labad e Wanagsana Iswidhan iyo Dagaal Jooginti Aduunka • Sanadki 1945 july,iswidhan waxay ahayd dowlad leedata oo ah socialist isku dhac badan ayaa ka jiray. • Dadweynahu waxaa aad igu wanagsanadeen ganacsiga. • Dhexdee 1945-1965,numberka shaqayn ka shaqayn jiray wershadaha aad ayuu u badna ila 200 000 qof una badan sogalayti ka yimid finland. • Dhexdee 1950-1965 umada so ku dhac ayaa ku dhacay ila 750 000 qof. • Guri dhisida ayaa aad u badatay waxaa la dhisay qiyaas ahay ila hal (1) milion oo guryow cusub ah dhexdi 1965-1975. • Americanka lacagtisa ayaa aad u cawisay dib u dhiski urub dagalki dabaadi. Mottagare av Marshallhjälpen China waxaa u kacday dhisida beeraha sanadki 1966, waxayna ku banbaysay in midhahu ka dhintan uun sanadki 1976. Mao möter USA:s president Nixon 1972 Tensta i Stockholm Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  26. Iswidhan Waxaay ku Beertay Urub(EU) iyo Dhaqalaha Aduunka. Aduunka • shirki dhacay sanadki 1994,13 november in ay iswidhan ka mid noqoto xubin Eu waxaa votgareeyay 52.3% haa, marka ayaa ku beertay Eu laga bilawo 1995 ila imika. • shirka dhacay September 14, 2003 e lagaga hadlayay lacagta euroga waxaa votgareeyay (55.9%) maya. • Dagalki qabooba ee ka dhaxeyay U.S. and iyo Soviet Union waxa u dhamaday 1985ki. • Glasnost ayaa yidha waqoyiga europe ee soviet unionka waxay u kala jabayan dalaad yar yar. • Gidarki berlin waxa u dhacay 1990. • soviet unionka dhacay 1991. • U.S ayaa weeraray Iraq sanadki 1991 dagalki Gulfka. • U.S waxay weerartay Iraq UNta oo aan ogalayn weerarka. • dhaqalo burbuki 2008 waxa sababay shirkad dhismaho ah oo ku taala U.S.A. • China waxay iska dhigtay dhaqlahi adunka, adunka warshadaha ku yaala oo dhan. ra'iisal wasaare Goran Persson ayaa so dhaweeyaya W. Bush iyo Romano Prodi iswidhan june 2001. Xisbiga midigta ee iswidhan ayaa heelay parlaimanka badankisa dorashadi sanadki 2006. 2010 volvo waxaa yaalatay China. Fredrik Reinfeldt (M), Maud Olofsson (C), Göran Hägglund (KD), Lars Lejonborg( Fp) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

More Related