1 / 19

Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka

Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka. Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka: Demi dababka yaryar. Ka hortag dab kale. Demi Yutiilitida Caawi guurista haddii ay lagama maarmaan noqoto. Himilooyinka Cutubka. Sharax doorka CERT ee ka nabadgalka dabka.

marly
Download Presentation

Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Soo Dhaweyn iyo Ararta Cutubka Doorka CERT yada ee ka nabadgalka dabka: • Demi dababka yaryar. • Ka hortag dab kale. • Demi Yutiilitida • Caawi guurista haddii ay lagama maarmaan noqoto.

  2. Himilooyinka Cutubka • Sharax doorka CERT ee ka nabadgalka dabka. • Garo oo yaree khataraha dabka ee guriga ama goobta shaqada. • Gurmadka dabeed u samee qaymayn billow ah. • Faham taxaddarrada nabdoonaanta ee billowga ah. • Garo maaddooyinka halista ah ee guriga iyo bulshada. • Demi danabka yaryar adigoo dab-bakhtiiye isticmaalaya.

  3. Saddex-xagalka Dabka • Kul • Shidaal • Oksijiin

  4. Kimisteriga Dabka Heerarka dabka: • A: Caadiga ah ee guban kara • B: Hoorarka guban/ololi kara • C: Qalabka koranto ee tamarta leh • D: Biraha guban kara

  5. Yareynta Khataraha Dabka Guriga iyo Goobta Shaqada • Ka fogow “farqoolaha korantada.” • Ha marinin bareeska korantada roogga hoostiisa. • Beddel bareesyada go’an ama fiiqan. • Dayactir qalabyada

  6. Yareynta Khataraha Dabka Guriga iyo Goobta Shaqada • Rakibo gaas sheege. • Hel oo calaamadi meelaha gaasta laga xiro.

  7. Yareynta Khataraha Dabka Guriga iyo Goobta Shaqada • Akhro calaamadaha. • Isticmaal hannaanka kaydinta ee L.I.E.S. (Limit, Isolate, Eliminate, Separate) oo ah (Xadee, Go’doomi, Baabbi’I oo Kalasooc)

  8. Qaymaynta CERT Ka jawaab su’aalahan: • Aniga iyo jaallahay ma demin karraa dabka? • Ma haysannaa qalabkii ku habboonaa? • Ma jiraan halisyo kale? • Dhismuhu qaab ahaan ma u burbursan yahay? • Ma fakan karraa?

  9. Qaymaynta CERT • Xaqiiqooyinka Aruurso. • Qiimee Burburka. • Tixgeli Waxyaabahaha Dhici Kara. • Xaalkaaga Qiimee. • Muhiimado kala samee. • Go’aanno gaar. • Samee qorshe hawl-qabashoction . • Hawl qabo. • Qiimee horumarka.

  10. Qalabka Dab-deminta Qalabka la heli karo: • Dab-bakhtiiyeyaal la qaadi karo • Tubbo-ciideedyo qoyan • Xannib • Qalab “Macquul ah”

  11. Noocyada Dab-bakhtiiyeyaasha • Biyo • Kimiko qallalan • Kaarboon dhaayoksaydh • Dab-bakhtiiye gaar ah

  12. P.A.S.S. • Pull (Jiid) • Aim (Toogo) • Squeeze (Marooji) • Sweep (Xaaq) Tijaabi dab-bakhtiiyaha intaadan wajihin wax dab ah.

  13. Nabdoonaanta Dab-xakamaynta Samee: • Isticmaal qalabka nabdoon. • Wada shaqeeya. • Lahow koox gurmad u joog ah. • Lahow laba jid oo laga baxo. • Masaafo nabdoon ka joog dabka. • Baabbi’I dabka.

  14. Nabdoonaanta Dab-xakamaynta HA YEELIN INAAD • Isku daydo xakamaynta dab weyn. • U dhawaato. • Keligaa la dirirto dabka. • Gasho guri qiiq ka buuxo.

  15. Maaddooyinka Halista ahi waxay . . . • Burburiyaan maaddooyinka kale • U qarxaan ama shidmaan sahal • Biyaha uga falceliyaan si xooggan • Kala bayraan markii ay kul iyo shoog u feydmaan • Sumeeyaan aadamiga, xayawaanka ama bay’adda

  16. Garashada Maaddooyinka Halista ah oo Keydsan

  17. Garashada Maaddooyinka Halista ah oo Keydsan NFPA 704 afar dheeman oo isku jira: W Wuxuu tusaa biyo ka falcelin OX Wuxuu leeyahay awood oksidheyn

  18. Casaan & Hurdi Casaan Caddaan Casaan Caddaan Caddaan Buluug Jaalle Madow & Casaan& Jaalle & Caddaan Caddaan Garashada Maaddooyinka Halista ah oo Keydsan

  19. Calaamad Calaamad Tirsiga Kiimikaad Magac 1203 3 Heerka Kiimiko Heerka Kiimiko Garashada Maaddooyinka Halista ah oo La Safrinayo

More Related