1 / 12

Cimilada iyo duufaanka

Cimilada iyo duufaanka. Foto: Nicholas. Cimilada iyo duufaanka. Cimiladu waa wax dadku inta badani ka hadlo aanay daneeyaan. Waa in mar kasta oo aa banaankaaadaynojawig tixgalinaa. Foto: laffy4k. Noocyada cimilada wax maka sheegi kartaa?. Cimilada iyo duufaanta. Dabayshu waa hawo socota.

oni
Download Presentation

Cimilada iyo duufaanka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Cimilada iyo duufaanka Foto: Nicholas

  2. Cimilada iyo duufaanka • Cimiladu waa wax dadku inta badani ka hadlo aanay daneeyaan. • Waa in mar kasta oo aa banaankaaadaynojawig tixgalinaa. Foto: laffy4k Noocyada cimilada wax maka sheegi kartaa?

  3. Cimilada iyo duufaanta • Dabayshu waa hawo socota. • Dabayshu waxay kacdaa marka qorraxdu kululayso dhulka guudkiisa. Illustrasjon: Dake Ma ogayd in hawada kululi markasta kor aado?

  4. Cimilada iyo duufaanta • Xagaagii dabayshu waxay u socotaa xagga barriga..

  5. Cimilada iyo duufaanka • Hawada waxa ku jira uumibiyood. • Marka ay hawadu kor aado uumi biyoodku wuu qaboobaa. • Kabacdi uumi biyoodku wuxu isku badalaa dhibco biyo ah.. Foto: Barto Markaa ka bacdi dhibcuhu roob ah,aan ayay u soo d,aan..

  6. Cimilada iyo duufaanka Ma ogayd in ay jiraan noocyo kala duwan oo daruuro ah? ceeryaan daruuro teelteel ah Foto: Mark Grealish daruuro lakabyo ah daruurbaaleed Foto: Nicholas

  7. Cimilada iyo duufaanka • Barfkuwaxauusamaysmaa marka dhibcahabiyuhaeedaruuruhuaad u qaboobaan. • Marka aykuuskuusyadabarafkaahicuslaadandhulkaayey ku soodhcaan Qaybo badan oo dalka Noroway ah waxa dada baraf waqtiga jiilaalka ah. Foto: mdxdt

  8. Cimilada iyo duufaanka • Daruuraha qaar waxay noqdaan maayad. • Hillaacu waa dhimbiilo ukal aduula dhulka iyo daruuraha.. Marka hillaacu dhaco hawada ku wareegsani waxay gaadhaa heerkul dhan 25000 graadar..

  9. Cimilada iyo duufaanka • Maxay tahay in aan samayno marka hugaca iyo briqdu jdhacayaan? Waxba ka waerweri mayno waayo biriqdu kuma dhacdo dadaka. waa nabadgelyo haddii geed la hoos istaago marka briqdu dhacayso.. waxa caqli ah in baabuur la dhex fariisto. l. Waxa ugu wanaagsan in gudaha lagu jiro.. kombuyuurka ayaan daminayaa.. Tv. ga ayaan daawanayaa. In la qubaysto ayaa fiican marka hillaacu dhacayo. Waxan iska ilaalinayaa in aan noqdo meesha ugu saraysa goobta aan joogo..

  10. Cimilada iyo duufaanta • Ufadu waa dabayl xooggan oo wareegta.. Ufadu waa sida hoofar wayn oo nuugi kara guryaha iyo baabuurta..

  11. Vær og uvær • Orkan er også vind med stor hastighet. • Det er sjelden vi opplever orkaner i Norge. Alle orkaner får enten mannsnavn eller kvinnenavn.

  12. Vær og uvær

More Related