1 / 15

Himilooyinka Cutubka

Himilooyinka Cutubka. Qeex bay’adda xamaasadda inta ay musiibo jirto iyo ka gadaalba. Qeex tallaabooyinka ay samatabbixiyeyaashu qaadaan si ay u gargaaraan buufiskooda iyo kan dadka samatabbaxayba. Hurgun Gacan-labaad ah.

orinda
Download Presentation

Himilooyinka Cutubka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Himilooyinka Cutubka • Qeex bay’adda xamaasadda inta ay musiibo jirto iyo ka gadaalba. • Qeex tallaabooyinka ay samatabbixiyeyaashu qaadaan si ay u gargaaraan buufiskooda iyo kan dadka samatabbaxayba.

  2. Hurgun Gacan-labaad ah Hannaanka isbeddellada ku yimaada samatabbixiyaha oo ka imanaya la walbahaaridda waarayaasha (dadka samatabbaxay)

  3. Astaamo Dhici kara oo Cilmi-nafsi ah • Dulqaad-xumo, caro • Is-eedayn, eedayn dad kale • Go’doon, ka dhex bixid dadka • Cabsi in ay wixii dib u dhacaan • Dareen argaggax, qarracan, ama guluf • Dareen waxtarxumo • Laba-miirrennimo • Murugo, buufis, naxsanaan • Inkirtamod • Dhibaato xusuusta ah • Dhibaato qoys/qaraabo la dagaallan

  4. Astaamo Dhici kara oo Cilmi-nafsi ah • Cunto xumo • Madax-xanuun, xabad-xanuun • Shuban, calool xanuun, lallabbo • Fud-fudayd • Aalkole iyo daroogo cun badan • Qarawyo habeenkii • Hurdi-kari-waa • Daal, tamar xumo

  5. Wacnaanta Kooxda Hoggaamiyeyaasha CERT waa in ay: • Bixiyaan tababar maaraynta buufiska ah musiibo horteed • Xog kooban sii shaqaalaha intaanay hawsha billaabin. • Carrabka ku adkee wadashaqayn. • Dhiirriggeli biririf qaadasho. • Bixi nafaqo ku habboon. • Isbed-beddela. • Shaqaalaha mar mar nasi. • Samee wadahadal kooban. • Agaasin warbixin dhacdada ka dib.

  6. Dhimidda (Yaraynta) Buufiska • Hel hurdo kugu filan. • Jimicso. • Cun cunto dheellitiran. • Isu dheellitir shaqada, ciyaarta, iyo nasashada. • U oggolow naftaada qaadasho iyo siinba. Xusuuso aqoonsigaagaa ka weyn mid wax caawinaya. • La jaanqaad dadka kale. • Isticmaal khayraad ruuxi ah.

  7. Ka warbixintaa Buufiska Dhacdada Daran Lix weji: • Arar iyo tilmaamid • Muraajicaynta alaabta/qoraallada runta ah • Isweydaarsiga fikirrada/dareennada bilowga ah • Isweydaarsiga falcelinta dareen ee dhacdada • Tilmaamid ku saabsan falcelinta caadiga ah ee buufiska • Muraajicaynta astaamaha • Xiridda iyo qiimaynta baahi dheeraad ah

  8. Wejiyada Mashaqada • Raadreeb • Saabaan • Samatabbixin • Soo helid mar kale

  9. Mashaqooyinka Hurgumada Dhacdo ay dadku mareen ama arkeen: • Dhimasho ama ku dhawaan qof ama dad kale ku dhacday. • Dhaawac daran. • Dumid guryo, dersaal, ama hanti qiime leh. • Xiriir ka waayid qoys/qaraabo dhaw.

  10. Buufiska Hurgumada leh Buufiska hurgumada leh wuxuu saamayn karaa: • Habdhiska waxgarashada. • Caafimaadka jirka. • Falcelinta dadka dhexdiisa.

  11. Saameeyeyasha Dhexgalka • Hore u arkidda dhacdadatan oo kale • Xaddiga kala dhaca nolosha waarayaasha • Dareenka shaqsi ee inaanu fakan karin oo iyadu argaggax u gogol xaarta • Awoodda dhimir ee shakhsiga • Dhererka waqtiga dhex-maray waqtigay wax dhaceen iyo haatan

  12. Dejinta Shaqsiga • Qiimee waarayaasha oo ka eeg dhaawacv iyo shoog. • Dadkaan dhaawacmin hawsha wax ka geli. • Taageero bixi adigoo: • Dhegaysanaya. • U beer-dulcahaya. • Ku caawi waarayaasha in ay la qabsadaan habka caawinta ee dabiiciga ah.

  13. Iska jir in aad tiraahdo . . . • “waa fahmayaa.” • “haus xumaynin.” • “Waad awood badan tahay/Tan waad ka kacaysaa.” • “Ha ooyin.” • “Allaa kula maagay.” • “Way ka xumaan kartey” ama “Ugu yaraan waxaad weli haysataa . . .”

  14. Maaraynta Goobta Dhimashada • Ded meydka; xurmee meydka. • Hal qof oo qoyska ka mid ah tus meydka hana go’aamiyo in ay inta kale arki karaan iyo in kale. • U oggolw in xubnaha qoysku ay qabtaan ama in door ah meydka la joogaan. • U oggolow qoysku in uu baroorto.

  15. U Sheegidda Qoyska Geeri • Ka sooc xubnaha qoyska dadka kale oo gee meel qarsoon oo aan jabaq lahayn. • Dadku ha fiariisteen, hadday suuroggal tahay • Indhaha ka eeg, cod deggan oo naxariis lehna ula hadal. • Isticmaal erayada soo socda si aad xubnaha qoyska ugu sheegtid geerida: “Waan ka xumahay, laakiin xubintii qoyskiinna waa uu dhintay. Aad baan uga xumahay.”

More Related