1 / 41

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna.

Daryeelka caafimaadka iyo bukaanka ee Dalarna. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Landsting (Gole-goboleedka arrimaha bulshada).

fell
Download Presentation

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna.

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Daryeelka caafimaadka iyo bukaanka ee Dalarna Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  2. Landsting (Gole-goboleedka arrimaha bulshada) Dalka Iswiidan wuxuu leeyahay 18 Gole-goboleedka arrimaha bulshada Gole-goboleedka arrimaha bulshada wuxuu mas’uul ka yahay daryeelka caafimaadka ee 15 degmo ee gobolku ka kooban yahay. Daryeelka caafimaadku wuxuu ka kooban yahay rugaha daryeelka caafimaadka iyo qaybaha takhasuska ee isbitaalada. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  3. Siyaasada daryeelka caafimaadka Daryeel caafimaad oo baahi u dhisan oo jeebka qofka ku xirnayn Caafimaadku waa in uusan noqon mid dabaqad ku xiran. Waa in aysan caddaalad-darro dhicin Waa inaan cidna loogu dulmiyin xag asal qowmiyad, xag galmo, xag lab ama dheddig ama xag xaaladdiisa dhaqaale. Arrimaha hab-nololeedka iyo dabeecaduhu waxay muhiim u yihiin in loo shaqeeyo gobolka Dalarna oo caafimaadku sii wanaagsanaado. Dhammaan hawlaha maamulka gobolka Dalarna waa in laga ujeeddooyinka qaraarka carruurta. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  4. Hawlaha turjumidda ee afafka shisheeye Qofka bukaan-socodka ah oo aan ku hadli karin af-iswiidish waxay xaq u leeyihiin in turjubaan loo qabto mar walba oo ay la kulmayaan rugaha daryeelka caafimaadka ama daryeelka caafimaadka ilkaha  rjubaan si shaqaalaha caafimaadku u sii diyaariyaan caawimaad turjubaan Horay u sii sheeg inaad u baahan tahay tu Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  5. Halkaan ayaa nalaga helaa Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  6. Idre Särna rugta daryeelka caafimaadka Älvdalen Sälen lambarka warsiinta daryeelka caafimaadka 1177 Lima Orsa Mora Rättvik Malung Insjön Bjursås Leksand Svärdsjö Grycksbo Gagnef Vansbro Falun Björbo Borlänge Grangärde Långshyttan Säter Fredriksberg Ludvika By/Horndal Hedemora Avesta Grängesberg Smedje- backen Söderbärke Krylbo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  7. Rugaha Daryeelka Caafimaadka Waxaad rugta daryeelka caafimaadka la xiriireysaa haddii aad xanuun dareemeyso ama aad talo u baahan tahay Eeg boogga taleefanada Landstingskatalogen si aad u ogaato rugta daryeelka caafimaadka ee aad ka tirsan tahay Adiga ayaa dooranaya rugta daryeelka caafimaadka oo aad dooneyso Qiimaha kharashku waxa weeye 125 karoon Haddiise aad jirsatay 65 sano, waxaad bixineysaa 65 karoon Carruurta iyo dhallinyarada da’doodu ka yar tahay 20 sano waa lacag la’aan Warqadda daawada laguugu qoro waxaad la tegeysaa farmashiyaha Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  8. rugta daryeelka caafimaadka • Waxaad halkan ka helaysa sida cadiga ah Idre Särna . Älvdalen Sälen Lima Orsa Mora Rättvik u gudbin qof buka isbitaal Malung Insjön Bjursås Leksand Svärdsjö Grycksbo rugta daryeelka caafimaadka Gagnef Vansbro Falun Björbo Borlänge Grangärde Långshyttan Säter Fredriksberg Ludvika By/Horndal Hedemora Avesta Grängesberg Smedje- backen Söderbärke Krylbo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  9. Wargelinta takhtarka Haddii aad xanuunsato oo tagto rugta daryeelka caafimaadka wuxuu takhtarku kaa caawinayaa inuu daweeyo cudurada badankood laakiin waxaa mararka qaarkood loo baahan karaa takhtar takhasus ah. Kolkaa wuxuu takhtarku ama kalkaaliyaha caafimaadku kuu qorayaa warqad takhtar oo aad ugu tagto takhtar takhasuus ah oo joogaa isbitaal kale oo ku yaal gobolka aad deggan tahay. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  10. Isbitaal Gargaarka degdegga Haddii aad aad u xanuunsato ama caawinaad u baahato kolka rugta daryeelka caafimaadku xiran tahay • Qaybaha takhasuskaWaxaa badanaa loo baahan warqad takhtar soo gudbiyey laakiin waxaa jira qaabbilaad takahsus oo dadka u furan. La xiriir isbitaalka aad ka tirsan tahay si aad u ogaato qaybaha aan la isku xirin warqad takhtar soo gudbiyey • Qaybta dhalliinka oo loogu talagalay qofka ummulaya Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  11. Waxaa warqadda iska gudbinta oo ku socota Landstinget si loo ogaado isbitaalka aad caawimaadda ka heli karto • Falun Akutsjukhus • Mora Akutsjukhus • Avesta Sjukhus • Ludvika Sjukhus • Säter Psykiatri • Borlänge Sjukhus • Vårdcentraler • TandvårdsklinikLD Hjälpmedel Idre Särna KALLELSE Älvdalen Sälen Lima Orsa REMISS Mora Rättvik Malung Insjön Bjursås Leksand Svärdsjö Grycksbo Gagnef Vansbro Falun Björbo Borlänge Grangärde Långshyttan Säter Fredriksberg Ludvika By/Horndal Hedemora Avesta Grängesberg Smedje- backen Söderbärke Krylbo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  12. 1.Haddii shil dhaco. 2. Ama xanuun degdeg ah oo daran kugu dhaco Landstingets hälso- och sjukvårdsutbud AKUT 112 • Falun Akutsjukhus • Mora Akutsjukhus Idre Särna Uppsala universitetssjukhus Älvdalen • Ring 112 och be att få en ambulans skickad till adressen du befinner dig på. Sälen Lima Orsa Mora • Ring även 112 när du behöver hjälp av polis eller brandkår. Rättvik Malung Insjön Bjursås Leksand Svärdsjö Grycksbo Gagnef Vansbro Falun Björbo Borlänge Grangärde Långshyttan Säter Fredriksberg Ludvika By/Horndal Hedemora Avesta Grängesberg Smedje- backen Söderbärke Krylbo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  13. Haddii aad si aad ah u xanuunsato! Wac 112 oo weyddiiso in gaadiidka bukaan-socodka laguugu soo diro adareeska aad joogto Waxaad kaloo wacaysaa 112 kolka aad caawimaad uga baahato boliiska ama gurmadka dabdamiska. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  14. Telefonnummer • 112 Xanuun degdeg ah • 1177 Warbixin-siinta daryeelka caafimaadka • 08 33 12 31Warbixin-siinta sunta • 020 66 77 66 Warbixin-siintadaawooyinka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  15. Daryeelka caafimaadka carruurta • BVC, Rugta daryeelka caafimaadka carruurta, waxaa loogu talagalay carruurta da’doodu tahay ilaa 6 sano • Carruurta da’dooda laga bilaabo 6 sano waxaa kontaroolka caafimaadkooda mas’uul ka ah rugta daryeelka caafimaadka dugsiga Waxaa isbitaalada ku yaalla qaybo gaar ah oo lagu daryeelo caafimaadka carruurta Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  16. Rugta daryeelka caafimaadka hooyooyinka, MVC U diyaargarowga ummulidda • Waxbarashada waalidka (waxaa waalidka cusub loo diyaarinayaa waalidnimada) • Baaritaanka iyo daryeelka caafimaadka dumarka (sida (shay-baarka unugyada, baaritaanka ka hortegida kanserka ku dhaca dhuunta ilmogalenta) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  17. Rugta daryeelka caafimaadka hooyooyinka, MVC Hawlahaan soo socda waxaa fuliya ummulisada Hubinta uurka (oo ay weheliso talasiin tatiijadu waxay doonto ha noqotee) Ka hortagga uur-qaadidda Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  18. Daryeelka caafimaadka iyo bukaanka ee haweenka Baaritaanka loo yaqaanno mammografi lagu baaro naasaha Rugta daryeelka caafimaadka hooyooyinka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  19. Ka hortagga uur-qaadidda iyo sooridka ilmaha uurka ku jira Rugta daryeelka caafimaadka hooyooyinka iyo Waaxda haweenka oo isbitaalka ku yaal wuxuu kaa caawinaa waxyaalaha uur-qaadidda looga hortago Dhammaan rugahaan daryeelka caafimaadka waxay kaloo gacan ka geystaan sidii loo soo ridi lahaa uurka aan lagu talagalin Galka guska (Kama hortago oo qura uurka aan lagu talagalin ee wuxuu ka hortagaa cudurada galmada la isku qaadsiiyo iyo HIV/AIDS) Kiniiniga ka hortagga uur-qaadidda Kiniiniga ka hortagga uur-qaadidda oo degdeg ah (kiniiniga maalin kadib) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  20. (ska vara vit – detta är ett visningsex. Bild: http://www.lthalland.se Qalabka minka lagu gufo P-Plåster Cirbadda ka hortagga uur-qaadidda (P-spruta) Kiniiniyada ka hortagga uur-qaadidda ee loo yaqaanno minipiller Kiniiniga ka hortagga uur-qaadidda Galka guska Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  21. Guddiga arrimaha bukaan-socodka iyo ururada bukaan-socodka Haddii aadan ku qanacsanayn daryeelka caafimaadka waxaad marka hore la hadlaysaa cidda daryeelka ku siisay Haddii aysan taasi ku caawiyin waxaad la xiriireysaa guddiga arrimaha bukaan-socodka ama ururada bukaan-socodka Waxaad farmashiyaha ka heli kartaa liis ay qoran yihiin ururada dadka bukaan-socodka ah Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  22. Qaabbilaadda dhallinyara dhallinyaraHaddii aadan ku qanacsanayn daryeelka caafimaadka waxaad marka hore la hadlaysaa cidda daryeelka ku siisay Haddii aysan taasi ku caawiyin waxaad la xiriireysaa guddiga arrimaha bukaan-socodka ama ururada bukaan-socodka Waxaad farmashiyaha ka heli kartaa liis ay qoran yihiin ururada dadka bukaan-socodka ah da Waxay u jiraan wiilasha iyo gabdhaha da’doodu tahay ilaa 22 sano Waxaa halkaa ka shaqeeya ummuliso, lataliyayaal, kalkaaliye caafimaad iyo takhtar Waxaa kaloo jira qaabbilaad loogu talagalay wiilasha oo qura Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  23. Daryeelka caafimaad ee cudurada maanka Haddii aad qabto dhibaato fudud waxaad la xiriireysaa xarunta caafimaadka Waxaa halkaa jooga aqoonyahanada cilmi-nafsiga, lataliyayaal iyo takhtarro. Takhtarkuna wuxuu haddii loo baahdo kuu dirayaa qaybta cudurada maskaxda oo ay joogaan takhtarro aqoon takhasus ah u leh Waxaa isbitaalka ku yaal qaybaha cudurada maanka oo aad tegeysid kolka takhtar kuu soo gudbiyo ama aad xanuun degdeg ah kugu dhaco Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  24. Foto: multimediabyrån Rugta daryeelka caafimaadka ilkaha ee dadweynaha Dhammaan dadka dalka Iswiidan ku nool waxay ku jiraan caymiska xanuunka oo uu ka mid yahay daryeelka caafimaadka ilkaha WaxaaRugta daryeelka caafimaadka ilkaha ee dadweynaha(Folktandvård) qayb ahaan lagu maalgeliyaa canshuurta Dhammaan carruurta iyo dhallinyarada da’doodu gaartay ilaa 19 sano waxay xaq u leeyihiin daryeelka caafimaadka ilkaha oo lacag la’aan ah Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  25. Kostnader • daryeelka bukaanka marka ugu horeyso waxaa laga maalgelinayadakhliga canshuurta • lacagta la kulanka dhakhtarka waxaa la qataa markasta oo ad boqatid isbitaal/dhakhtar waxana bixinaya adiga • PRIVATA vårdgivare måste vara anslutna till Försäkringskassan för att kostnaden skall bli den samma som på landstingens vårdinrättningar Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  26. Kharashka bukaan-socodka 2010 Rugaha Daryeelka Caafimaadka Waqtiga maalinimada 125 karoon Waxaa soo raaca 50 karoon oo ah kharashka soojeedka iyo ku booqashada guriga Kolka daawo taleefan lagu qoro waxaa la bixinayaa 50 karoon. Daawaynta ama wax-ka-qabadka xanuunka sida dhaqdhaqaaqa jirka, iyo kalkaaliye caafimaad oo gaar kuu ah waxaa laga bixinayaa 80 karoon. Booqashada guriga waxaa laga bixinayaa kharash dheeraad ah oo dhan 50 karoon. Shaybaarka daawaynta la socdaa waa bilaash, baaritaankuse waa 80 karoon. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  27. Kharashka ugu badan oo laga bixiyo booqashada takhtarka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  28. Kaarka kharashka ugu sarreeya Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  29. Xadididda kharashka ugu sarreeya U ma baahnid inaad ka bixiso boqashada goobaha daryeelka caafimaadka in ka badan 900 karoon muddo laba iyo tobban bilood gudahood ah.  U ma baahnid inaad ka bixiso socdaalyada aad ku tegeyso goobaha caafimaadka in ka badan 2000 karoon. Fiiro gaar ah! Waa in aad adigu hubsataa in mar walba oo aad tagto goobaha caafimaadka laguu shaabbadeeyey kaarka caafimaadka si aad u hesho kaarka kharash-la’aanta ah Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  30. Avboka tid Ka noqosho waqti lagu qabtay Haddii aadan taleefan soo dirin oo ka noqon waqtiga laguu qabtay, waxaa waajib kugu noqonaya inaad bixiso kharashka inkastoo aadan booqashadaas iman Haddii aadan ku imaan karin waqtiga lagu qabtay, qabso waqti cusub ama ka noqo waqtigii hore si looga hortago inaad bixiso kharashyo aan loo baahnayn Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  31. Daawooyinka Dhammaan daawooyinka ay Hay’adda arrimaha bulshadu u aragto in ay caafimaadka khatar u yihiin waa in takhtar qoray Takhaartiirta iyo kalkaaliyayaasha aqoonta dheeraadka ah u leh ayaa aqood u leh in ay qoraan daawooyinka u baahan warqadda takhtarka Waxaa maanta dukaamo daawooyin oo gaar loo leeyahay oo ay dowladdu ruqsad u siisay in ay iibiyaan daawooyinka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  32. Apoteket Dukaanka daawooyinka ama farmashiyaha Farmashiyaha waxaad ka iibsaneysaa daawooyinka takhtarku kuu qoray Dadka halkaa ka shaqeeya waa hawlwadeeno aqoon weyn u leh daawooyinka, waxtarkooda iyo waxa loo baahan yahay inaad ka fekerto kolka aad daawo qaadaneyso Waxaa muhiim ah inaad daawooyinka dhacay ama aadan isticmaalayn u celiso farmashiyaha si aysan waxyeelo u gaarsiin degaanka iyo dabeecadda Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  33. Apoteket Daawooyinka u baahan warqadda takhtarka ka sokow waxaa farmashiyaha laga helaa daawooyin kale iyo alaabta nadaafadda iyo fayadhawrka Waxaad farmashiyaha ka heli kartaa warbixino qoraal ah, bogga internet-kana warbixino dheeraad ah www.apoteket.se Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  34. Högkostnadsskydd- Apotek Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  35. Fayadhawrka/caafimaadka gaarka ah Haddii aad adiga iyo qof kale oo qoyska ka mid ah dareentaan in aad xanuunsan tihiin, u ma baahnidin mar walba in aad isbitaalka ama takhtarka u tagtaan Waxaad taleefan u diri kartaa oo waraysan kartaa xarunta arrimaha caafimaadka Waxaad kaloo xaaladdaada ama tan qoyska kala hadli kartaa shaqaalaha farmashiyaha Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  36. Foto: Livsmedelsverket Friskvård/Egenvård Si aad uga hortagto cuduro waa inaad ka fekertaa cunidda cuntooyinka kala duwan oo nafaqooyin badan, dhaqdhaqaaqa iyo socodka badsataa si aad jirka u dhisto iyo inaad si wanaagsan u seexataa Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  37. Foto: multimediabyrån Ilkaha caafimaadkoodu xun yahay waxay keeni karaan dhibaatooyin caafimaad Waxaad taas uga hortagi kartaa adigoo ilkaha nadiifiya ama cadaya maalintii labo jeer, adigoo iska ilaaliya waxyaalaha macmacaan iyo adigoo aan wax cunid inta u dhexeysa waqtiyada quraacda, qadada iyo cashada Waana inaad joogto ugu tagtaa takhtarka ilkaha, ugu yaraan hal mar sannadkii Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  38. Foto: multimediabyrån Tubaakada Dadka sigaarka cabba waxay khatar u yihiin cuduro halis ah oo ku dhaca sambabada, dhabar-xanuun, kansar ku dhaca kaadihaysta, wadnaha oo istaaga, ilkaha oo ka dhaca, suuxdin iyo cuduro kale oo wada halis ah. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  39. Bild: multimediabyrån Khamriga Khamriga oo aad loo cabbaa wuxuu saamayn xun ku yeeshaa caafimaadka jirka iyo maskaxda Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  40. Balwadda xun iyo qabatinka Dhammaan degmooyinka waaweyn badankood waxaa ku yaal Beroendecentrum ama Öppenvården oo aad la xiriireyso haddii aad caawimaad u baahato. Waxaana isla shaqeeya degmooyinka isku dhow. Waxaad la xiriireysaa rugta daryeelka caafimaadka si ay warbixin kaaga siiyaan habka goobahaas uga shaqeeyaan degmada aad deggan tahay. Waxaa jira qaabab badan oo balwadda si xun loogu isticmaalo oo ay ka mid yihiin khamriga, mukhaadaraadka, khamaarka, galmada iyo cunto oo si xun loo cuno Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  41. Waxaan kugu soo dhoweyneynaa ka soo qaybgalka hawlaha hoos ku qoran oo caafimaadkaaga khuseeya, waxaana arrimahaas lagu soo bandhigayaa afkaaga hooyo oo qoraal iyo hadal ah Cunta Caafimaadka iyo fayadhawrka Caafimaadka ilkaha Haweenka iyo hooyooyinka Xuquuqda iyo bed-qabka carruurta Qoyska iyo Caawimaadda qoyska Cabsida Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

More Related