1 / 8

Harikeyn Waa . . .

Harikeyn Waa. Meel cadaadis hoosaysa oo kacsan oo ka samaysanta kulaalaha Badweynta Atlaantigga laga billaabo Juun ilaa Nofeembar. Khatarta ay Keenaan Harikeyn iyo Duufaan Xeebeedyada. Dabaylo xawli ah iyo roobku waxay: Dhaawac gaarsiiyaan ama dumiyaan dhismayaasha.

naava
Download Presentation

Harikeyn Waa . . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Harikeyn Waa . . . Meel cadaadis hoosaysa oo kacsan oo ka samaysanta kulaalaha Badweynta Atlaantigga laga billaabo Juun ilaa Nofeembar.

  2. Khatarta ay Keenaan Harikeyn iyo Duufaan Xeebeedyada Dabaylo xawli ah iyo roobku waxay: • Dhaawac gaarsiiyaan ama dumiyaan dhismayaasha. • Qaadaan oo dhaqaajiyaan dhismayaasha iyo aaladaha aan degganayn. • Dhaawac gaarsiiyaan fiilooyinka yutiiliy=tida. • Waxa la socon kara tornaadooyin. • Sababi karaan nabaad-guur xeebeed. • Sababi karaan daadad. • Halis gelin karaan nafo.

  3. Miisaanka Saffir-Simpson ee Harikeyn • Shan cayn oo duufaano ah • Dabayn xawli cabbiran • Leh cadaadiska laga fili karo baaroomitirka (duufaan beeg) ee duufaan kacsan

  4. Abla’ablaynta Harikeyn Ku dhawaad 100 milyan oo Maraykan ahaa halis ku jira: • 14 milyan ayaa ku nool aagagga dabaylo ka dheereeya 125 mph (mayl saacaddiiba) lagu hubsaday. • In ka badan 6 milyan ayaa ku nool aagagga duufaan-kaca leh.

  5. U Diyaargarowga Harikeyn/Duufaan Xeebeed • Baro khatartaada iyo wadiiqooyinka fakashada. • Samayso qorshe. • Meel ku ogow sahayda aad u baahan tahay. • Daad-dhawr (adkee xayirka) maaladdaada. • Meel adag ku xir guryaha guurguura iyo walxaha bannaanka lagu isticmaalo.

  6. Harikeyn ka Hor • Alwaax ku gedef dhamaan daaqadaha iyo albaabbada murayadda ah. • Ka war qab beterigaaga. • Kaydso oo dhigo cunto aan qurmine food. • Dhegayso EAS.

  7. Inta Lagu Jiro Harikeyn • Haddaan bixid lagugula talinin joog gurigaaga. • Iska jir “xuddunta duufaanta.” • Iska jir tornaadooyinka.

  8. Ka Dib Harikeyn ama Duufaan Xeebeed • Dib haw soo gelin aagga hadduusan nabdoonaanin. • Toosh u istcmaal baaridda dumitaanka dhacay. • Ka dheerow baalloyinka korantada oo soo dhacay. • Demi yutiilitida hadday muhiim noqoto deminteedu. • U hayso telefoonnada gurmadka oo keliya. Wax kale ha ku mashquulinin. • Dhegayso EAS.

More Related