A tornaado waa
Download
1 / 6

A Tornaado Waa . . . - PowerPoint PPT Presentation


  • 58 Views
  • Uploaded on

A Tornaado Waa. Duufaan awood badan oo wareeganaysa oo ay wehlin karaan dabaylo ka badnaan kara 250 mayl saacaddiiba. Khataraha ay Keenaan Tornaadooyinka. Tornaadooyinku waxay: Kala goyn karaan geedaha. Dumin karaan dhismayaal. Sal-kicin karaan dhismayaal iyo walxo.

loader
I am the owner, or an agent authorized to act on behalf of the owner, of the copyrighted work described.
capcha
Download Presentation

PowerPoint Slideshow about ' A Tornaado Waa . . . ' - meadow


An Image/Link below is provided (as is) to download presentation

Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author.While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server.


- - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - E N D - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - -
Presentation Transcript
A tornaado waa
A Tornaado Waa . . .

Duufaan awood badan oo wareeganaysa oo ay wehlin karaan dabaylo ka badnaan kara 250 mayl saacaddiiba.


Khataraha ay keenaan tornaadooyinka
Khataraha ay Keenaan Tornaadooyinka

Tornaadooyinku waxay:

  • Kala goyn karaan geedaha.

  • Dumin karaan dhismayaal.

  • Sal-kicin karaan dhismayaal iyo walxo.

  • Haatin karaan qashin burbur iyo quraarado.

  • Geddin karaan baabbuurta iyo guryaha guur-guura.


Miisaanka burbur dabayleedka fujita
Miisaanka Burbur-Dabayleedka Fujita

  • Wuxuu cabbiraa xoogga tornaado

  • Lix heer:

    • F0: Burbur khafiif ah

    • F1: Burbur dhexdhexaad ah

    • F2: Burbur wax-ku-ool ah

    • F3: Burbur daran

    • F4: Burbur aad u daran

    • F5: Burbur mashaqo ah


U diyaarsanaanta tornaado
U Diyaarsanaanta Tornaado

  • Ogow halista.

  • Garo oo soo aqoonso qol “nabdoon”.

  • Baro habka digniinta ee bulshada.

  • Samee tababbar tornaado oo qoyska ah.


Baaqyada tornaado
Baaqyada Tornaado

  • Dabaylo sare

  • Shiidbarafyo waaweyn


Inta lagu jiro tornaado
Inta Lagu Jiro Tornaado . . .

  • Ha xirnaadeen daaqadaha iyo albaabbada.

  • Aad qolka “nabdoon”.

  • Ka dhegayso Idaacadda Cimilada ee EAS ama NOAA.