1 / 12

Maaddoyinka Halista ahi Waa . . .

Maaddoyinka Halista ahi Waa. Waxyaabaha dabeecaddooda kiimikaad awgood khatar ku ah nafta, caafimaad, ama hanti haddii la sii daayo ama si aan habboonayn loo isticmaalo. Ilaha Maaddooyinka Halista ah. Warshadaha kiimikada Saldhigyada adeegga Cisbitaallada

alena
Download Presentation

Maaddoyinka Halista ahi Waa . . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Maaddoyinka Halista ahi Waa . . . Waxyaabaha dabeecaddooda kiimikaad awgood khatar ku ah nafta, caafimaad, ama hanti haddii la sii daayo ama si aan habboonayn loo isticmaalo.

  2. Ilaha Maaddooyinka Halista ah • Warshadaha kiimikada • Saldhigyada adeegga • Cisbitaallada • Meelaha lagu qubo qashin maaddooyinka wasakhda ah • Gaadiidka wax daabbula

  3. U Diyaarsanaanta Dhacdooyinka Maaddooyinka Halista • Ogow waxa dhici kara. • Waajah khataraha ku yaal qorshaha gurmadka ee qoyskaaga. • Baro oo hayso qorshahaaga. • Baro digniinta iyo habka wararka ee bulshadaada.

  4. Inta lagu Jiro Dhacdada Maaddooyinka Halista ah • Ka tag aagga! • Sheeg waxa dhacay. • Haddaad maqlayso digniin, dhegayso tilmaamaha.

  5. Inta lagu Jiro Dhacdada Maaddooyinka Halista ah • Ka fogow meesha ay wax ka dhaceen. • Haddaad bannaanka joogto, joog daad-koraad, buur sare, iyo ur-koraad. • Haddaad gaari ku jirto, jooji oo gabbaad raadso. • Haddii lagu dhaho guur, markiiba samee. • Haddii lagaa codsado, gudaha ku jir—meeshaada ku gabbo.

  6. Haddii Lagu Weydiisto in Aad Meeshaada ku Gabbato • Geli dadka iyo hebedlaba (eyda, iwm) gudaha. • Xir oo quful albaabbada iyo daaqadaha dibedda. • Demi eerkudheeshinka iyo habka leyrsigaba. • Aad guri nabdoon oo hore loo qoondeeyey.

  7. Tallaabooyinka la Qaado Dhacdo Ka Dib • Ha ku noqon guriga adoon lagu farin. • Fur daaqadaha iyo leyrsheyaasha, shidna marwaxadaha. • Raac hannaanka sun-saaridda. • Baro sida loo nadiifiyo dhulka iyo maaladdaba. • Soo sheeg wixii halis ah oo soo haray.

  8. Kiimikooyinka Guriga Ogaanta sida loo isticmaalo alaabtan iyo sida la yeelo markay halis keenaan waxay yarayn karaan khatarta dhaawax loogu jiro.

  9. Astaamaha Sumowga • Neefsashada oo adkaata • Cuncunasho indhaha, maqaarka, dhuunta, iyo hawo mareenka ah • Midabka maqaarka oo is beddela • Madax xanuun, aragti shucaacan, dawakhsanaan • Kala daadsanaan iyo agaasin li’i • Nabar-xanuunno ama shuban

  10. U Diyaarsanaanta Gurmadka Kiimikaad • Limit (Koob oo xadee) • Isolate (Go’doomi) • Eliminate (Baabbi’i) • Separate (Kala sooc)

  11. Nabdoonaanta Kiimikada Guriga • Aqri tilmaamaha intaadan isticmaalin. • Ku xaree meel nabad ah oo sugan. • Ka fogow isku qasidda waxyaabaha kiimikada ah. • Adigoo kiimiko isticmaalaya sigaar ha cabbin. • Tifiqyada nadiifi markiiba.

  12. Inta uu Socdo Gurmadka Kiimikaad ee Guriga • Hadii sun la liqo: • Markiiba hel weelashii. • Wax xarunta xakamaynta sunta, raac tilmaamaha. • Haddii ay kiimiko indhaha ku dhacdo: • Raac tilmaamaha gurmadka ee ku yaal weelka. • Raadso daweyn. • Haddii uu qarax ama dab dhaco: • Ka baxa meesha markiiba. • U dhaqaaq ur koraad hana neefsan qiiqa sunta. • Bannaanka ka wac waaxda dabdemiska.

More Related