1 / 9

Halista Dabka

Halista Dabka. Cabudhid Kulayl Qiiq. Samaysiga Qorshaha Dabeed ee Qoyska. Rakibo dawanka dabka ka diga. Sii aqoonso meelaha fakashada. Sii baro qorshe fakasho. Ku tababbaro u digidda xubnaha qoyska. Baro lambarka gurmadka ee waaxda dabka. Haddii uu Dab Kaco. Degdeg bannaanka ugu bood.

felix
Download Presentation

Halista Dabka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Halista Dabka • Cabudhid • Kulayl • Qiiq

  2. Samaysiga Qorshaha Dabeed ee Qoyska • Rakibo dawanka dabka ka diga. • Sii aqoonso meelaha fakashada. • Sii baro qorshe fakasho. • Ku tababbaro u digidda xubnaha qoyska. • Baro lambarka gurmadka ee waaxda dabka.

  3. Haddii uu Dab Kaco • Degdeg bannaanka ugu bood. • Aad meesha lagu kulmayo oo lagu ballamay. • Wac waaxda dabk demiska.

  4. Haddaadan Fakan Karin • Calallo qoyan ku gufee dhinacyada albaabka iyo leyrsheyaasha. • Wac waaxda dabdemiska. • Hoos u dhawow oo daaqadna u dhawow. • Dariishadaha kor iyo hoos u fur. • Ka lul calal midab iftiimaya leh daaqadda.

  5. Ka Hortegidda Dabka • Samee raadin khatar dabeed. • Baar burjikooyinka iyo shooladaha sanadkiiba. • Kululeeyayaasha “uu shaybaarku baaray” keliya iibso. • Carruurta ka fogee tarraqa iyo qaraxadaha. • Hubi sida ay korantadu u xiran tahay. • Ka fogee waxyaabaha gubta burjikada.

  6. Saddexda Nooc ee Dabduureedka • Dab-duleed • Dab-dhuleed • Dab-fooq (baarka geedaha)

  7. U Diyaarsanaanta Dab-duureedka • Hayso tuubbo jardiino oo ku filan in ay gaarto guriga oo dhan. • Hel matoor gaas ku shaqeeya oo la qaadan karo. • Ku qalabee shooladaha iyo tuubbada burjikada gasha dhimbil-ceshayaal. • Ha kuu dhawaadeen alaabta dabka lagu demiyo. • Isticmaal qaabayn dhisme iyo qaab-dhuleed oo habboon.

  8. Inta Lagu Jiro Dab-duureed • Dhegayso xog gurmad. • Ku ekee hebedka (eeyaha, iwm) meel ama saaxiib ama qaraabo ay la joogaan u samee. • Gee faraajiinta guban karta bartamaha guriga. • Qaad oo meesha ka saar daahyada iyo gandoobka guban kara. • Dhamaan albaabbada iyo daaqadahaba fur.

  9. Dab-duur ka Dib • Isticmaal taxaddar markaad soo noqonaysid. • Baar saqafka markiiba. • Ha la baaro haanta gaaska iyo saliidda kululeeyahaba. • Eeg haday liiq-liiqanayaan geedaha guriga ku hareeraysan. • Haddii aysan koranto jirin, eeg qaybiyaha weyn.

More Related