1 / 12

Gudidu Maxaa U Hirgalay Intay Xilka Haysay

Gudidu Maxaa U Hirgalay Intay Xilka Haysay. C/ Raxman Maxamed Adan. Xaalada Gudida. Gudida Waxaa la doortay Bishii May 2007 Gudida waxay markaa ahayd 16 xubnood Maanta waxaa weli howl gal ah? 8 Xubnood Xubnaha kale shir ama laba ka bacdi may soo noqon .

louisa
Download Presentation

Gudidu Maxaa U Hirgalay Intay Xilka Haysay

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. GudiduMaxaa U HirgalayIntayXilkaHaysay C/RaxmanMaxamedAdan

  2. XaaladaGudida • GudidaWaxaa la doortayBishii May 2007 • Gudidawaxaymarkaaahayd 16 xubnood • Maantawaxaaweli howl gal ah? 8 Xubnood • Xubnaha kale shiramalaba ka bacdi may soonoqon. • Gudidawaxaaxiligeediihoredhamaaday May 2009. • Gudidiiqaban-qaabadaee la saaraywaxaycodsatay in gudiduhowshasiiwadoilaa December 2009.

  3. DHAQAALAHA • Shirka West London laamuhuwaxaykuqaybsadeendhaqaalahaxisbiga • Guddiduwaxayshirkii Sheffield soobandhigtayqoraalkiicodsigarasmigaahaaee Mr Iskeersekusaxeexnaalagunadalbanayaydhaqaalahaxisbiga • Gudiduwaxaymarkayxilka la wareegtayba ka howl gashayqabashadiishirwaynihiixisbigahalkasoo ay dirtaylacagdhan $5000 • Gudiduwaxaysamaysayxafladwaynoolaguqabtaybariga London taasoo ay ka samaysaylacaggaadhay £2500? • Gudiduwaxayshubtaylacagdhan $2500? ooloogutalagalaysaxaafadgudahataasoolagushubay Mr Iskeerse

  4. DHAQAALAHA (cont..) • GudiduwaxayhawlgashaydhaqaalahaHoryaalooilaahadda ay UK bixisaylacagdhan $?? • Gudiduwaxay ka howl gashaydhaqaalihii C/raxman C/qaadiroouririsaylacagdhan $9000? • Gudiduwaxaygudaheedaiskasaartaylacagdhan $ oosigaarugufulisayarrimahasaxaafada.

  5. SoodhawayntaMadaxdaXisbiga • Gudidumudalaba jeer ah ayay ka howl gashaysoodhawayntaguddoomiyahaXisbiga • Gudiduwaxaysidoo kale soodhawaysaymusharaxaMadaxwayneku-xigeenka Mr Saylici • Gudiduwaxaysoodhawaysaygudidiibadnaydeewadasocotaysadexdaxisbina ka koobnayd.

  6. SoodhawayntaMadaxdaXisbiga • GudiduwaxaysoodhawaysayxildhibaanadaAxmed Wayne, CumarSanwayne, Nacnac, Allaayarxame Yusuf Tuke, Ikraan, SiciidCilmi, C/casiissamaale, Cali mareexaan, Rayte. • Gudiduwaxaykaloosoodhawaysayxubnaha kale ee ay ka midi yihiinAllaayarxame Cali Marshaal, Dr Cabdi Aw-daahirAbiibtimacade..

  7. ShirarkaWaawayn • Gudiduintayxilkahaysaywaxayqabatayamaxidhiidhkulahaydshirarbadanoomeelokaladuwan ka dhacay. • Guddoomiyuhumarkuuyimiwaxaagudiduwaxayxidhiidhisaysadexshiroo ka dhacay London, Birmingham iyo Bristol • MudaneSaylicimarkuuyimigudidawaxayxidhiidhisaysadexshirookaladhacay London, Birmingham iyo Bristol. • Gudiduwaxayqaban-qaabisayshirwaynihiiwaynaaee ka dhacaybariga London kaasoo ay goobjoogahaayeen , MudaneSayliciMarxuum Cali, Samaaleiyomadax kale oobadan

  8. ShirarkaWaawayn (Cont..) • Waxaa ka dhacay Oxford House saddexshiroowaawaynookiiuguwaynaa ay goobjoog ka ahaayeen Cali Marshaal, CumarSanwayne, iyoIkraan, • East London waxaakaloo ka dhacayshirkii ay labadaxisbiwadaabaabuleeniyoshirkii u dambeeyayeedhawaan ka dhacay Queen Mary University. • North London waxaa ka dhacayLabashiroo ay laantaasikuamaanantahay. • Southeast London waxaa ka dhacayShirwaynoo ay goobjoog ka ahaayeen C/raxmaniyoCabdi Aw-daahir. • West London waxaa ka dhacay 3 shiroo ay Mid guddoomiyujoogay, mid marwadiisa loo qabtayiyokii u dambeeyayeemadaxdabadanijoogtay.

  9. ShirarkaWaawayn (Cont..) • Shirarka kale eedhacaywaxaa ka mid ahaashirkiiwaynaaee ka dhacay Cardiff, kii Manchester iyokii Milton Keynes. • Waxaakaloojirayshirarbadanooxaaladukeentayamabaaqyokasoobaxeen ka hoolkaodayaashaeegranby hall. • Gudiduwaxaasidookaleeshirarbadan la gashayxisbigamucaaradka ah eeUcidiyadoodabasocotasidiiqurbahaloogaxoojinlahaxidhiidhkiigudaha ka bilaabmayeelabadaxisbulmucaaridsameeyeen, guulahawaxkuoolkaahnalagagaadhay.

  10. ShirarkaLaamaha • Gudiduwaxayqabatay 7 shiroolaamuhuiskusoohorfadhiisteen (2*Birmingham, 1 Cardif, 1 Sheffield, 3 London) • Gudiduwaxayqabatay 5 teleconferecneoolaamuhukhadkatelephoonkakuwadahadleen. • Gudidawaxay UK waxaygudaheedagashay 20 shiroogudiduwadafadhiisatayiyoilaa 4 telelconference.

  11. SoodhawayntaXubnahakusoobiirayaXisbiga • Gudiduiyadoogudanaysaxilkeedagudinimowaxay ka howl gashayxisbiganakusoodhawaysayXubnahahooskuqoran: • Boos CumarAadan (Wasiirkiihoreeegaashaandhiga) • Dr CumarDixood • Jawaan • Dhigane • Iyo xubnihiiwadasocdayeedhawaankusoobiirayxisbiga.

  12. MaxaanQabsoomin/GudidunaAanayQaban • Dhaqaalihiisidooloogutalogalayumuusooxaroon. Dambigaayaaleh?..

More Related