1 / 8

Dhismaha CERT

Dhismaha CERT. Qeex dhismaha CERT. Muuji sida ay CERTyadu ugu tacalluqaan ICS. Sharax shuruudaha diiwaan-gelinta. Ujeeddada Maaraynta Goobta. Joogtee nabdoonaanta shaqaalaha samatabbixiyeyaasha ah. La imow hoggaamin cad iyo qab dhismeedka hawsha.

artan
Download Presentation

Dhismaha CERT

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Dhismaha CERT • Qeex dhismaha CERT. • Muuji sida ay CERTyadu ugu tacalluqaan ICS. • Sharax shuruudaha diiwaan-gelinta.

  2. Ujeeddada Maaraynta Goobta • Joogtee nabdoonaanta shaqaalaha samatabbixiyeyaasha ah. • La imow hoggaamin cad iyo qab dhismeedka hawsha. • Hagaaji waxgalnimada dedaallada samatabbixinta.

  3. Baahida loo Qabo Urursanaanta CERT Waxay bixisaa: • Eray bixin caam ah oo wax ka gasha war-isgaarsiin wagal ah iyo faham guud. • Wadaxiriir waxgal ah oo xubnaha kooxda u dhexeysa. • Qaab maarayneed oo si fiican u qeexan. • Xisaabtan.

  4. Himilooyinka Urursanaanta CERT • Garataa xaddiga dhibaatada • Go’aansataa tab guud • Qalab iyo waxtar keentaa • Diiwaangelisaa waxqabadka iyo natiijooyinka

  5. Qaab Dhismeedka ICS ee Asaasiga ah Taliyaha Dhacdada Taliyaha Waaxda Hawlgalka Taliyaha Waaxda Saadka Taliyaha Waaxda Qorshaynta Taliyaha Waaxda Maamulka CERT iyo ICS-ta

  6. Qaabka Taliska CERT Taliyaha Waaxda Hawlgalka Taliyaha Kooxda Dab-deminta Taliyaha Kooxda Goobidda iyo Samatabbixinta Taliyaha Kooxda Caafimaadka S & R Koox A Kooxda Kala sooca Kooxda dab deminta A S & R Koox B Kooxda Daweynta Kooxda dab deminta B S & R Koox C Kooxda Rabrabta (meesha meydka) Kooxda dab deminta C Aaga Hawlgalka Qaab-dhismaha CERT

  7. Go’aan-gaarista CERT • Dhib culus = Samatabbixin ma leh • Dhib dhexe = Yaree samatabbixiyeyaasha iyo waqtiga dhismaha lagu jirayo • Dhib khafiif ah = Hel, kala-sooc, dawee, kala-muhiimadee bixinta dhibbanayaasha

  8. Masuuliyadaha Diiwaangelinta • Barta taliska sii xog is daba joog ah. • Diiwaangeli xaaladda dhacdada. • Meelaha dhacdada • Marinnada la maro • Halista la ogaaday • Meelaha caawinta laga heli karo

More Related