1 / 20

E- mailka

E- mailka. juni 2013. E- mailka. E- mailka waa nidaam fudud oo lagu xiriiro . Waa lacag la’aan marka aad dirayasid e- mailka , laakin waxaa loo bahanyahay qad internet leh . Waxaad u diri karta e-mail cid walba / goobta ay aduunka ka joogaan .

lluvia
Download Presentation

E- mailka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. E-mailka juni 2013

  2. E-mailka E-mailkawaanidaamfududoolaguxiriiro. • Waalacagla’aan marka aaddirayasid e-mailka, laakinwaxaaloobahanyahayqad internet leh. • Waxaad u diri karta e-mail cidwalba/goobtaayaduunka ka joogaan. • Ciwaanka e-mailkawaashaqsiyeedmarkaasloomabaahna in aadbaddesho mar hadiiaadsocdaaltahayamaaadguurtid.

  3. Samaaynta e-mail akwanti Mar hadiiaadanheysaninciwaane-mailwaad samaysankarta keligaa. Waxaajirae-mailoqarash laanah ooaad furan kartid . Tusaalooyinwaa kuwanhoos: • G-mail(waxaaiskaleh Google), Yahoo mail iyokuwa kale oobadan. • Halkan waxaanidintusaynaahal e-mail akwanti sida loofurto sida G-mail.

  4. Kuqor Google ciwaankaboggakhriye : http://www.google.com SiiriixG-mail.

  5. Hadiiaadanlahayn e-mail ooaadrabtid in aadyeelatoakwanti e-mail ah halkan riixfuritaankaakwantigaSkapa ett konto. Hadiiaadhore u samaysatay e-mail akwantiwaxaadriixdaa halkan G-mail kuqorciwaanka e-mailkaaga (goobtaciwankalaguqoro) , iyoxarfahasirtakuu ah kadib halkan siiriiix si aad u geshid e-mailkaaga ”Logga in”. Halkan riixsidaad u samaaysatid e-mail cusub. Kuqorciwaanka e-mailkaaga. Kuqorxarfahasirtakuu ah. Dhamaystiradigoo halkan riixaya.

  6. Warbixinkusaabsansamaaynta e-mailka • Warbixinadamuhiimka ah oolagaarabo in aadkubuuxisidwaxaykuxirantahaymaamulaha e-mailka (tusaale G-mail) hadiiaaddooratid. • Ciwaanwalbaoo e-mail ah waaqaas, Marka waaddoorankartaaciwaanaan la mid ahaynkuwa kale. Maamulahasamayska e-mailkawaxuukontrollayaciwaankaaga in uu la mid ahaynciwaanada kale iyohadiihorelooqaatayciwaankaadkuqortay. Ma isticmaalikartidxarfahan å, ä iyo ö. Waxaaddoorankartaakusamaaysatidmagacaagasaxda ah ma mid aadalifatid. • Eraydasirtakuu aha waa in ay ka koobanaadanuguyaraan lix calaamado. Waadiskudhex dari kartaaxarfoiyotirooyinba/amacalaamadahaqaaska ah (sida tusaale !, @, #, $,%, ^, &, *) sidaad u yeelatid mid la hubooo sugan. Iskailaali in aadkadhigatidmagacaagaamataariikhdaaddhalatayerayo sir kuu ah. • Kasabma ah in aadkuqortidwarbiximahaadigakugusaabsan sida afartaadalamberiyo in aadsheetidhadiiaadtahayninamanaag. • Siyaabo kale ooakwantiga e-mailkakusaabsaniyohadiisu’aalhubaal ah loogutalagalay in laguadkeeyoakwantiga e-mailkaaga. Waaahadiiaadgeliweydidakwantiga e-mailkaagawayfududahay in dibaad u furatidciwankakaaxirmayoohoreaad u sheegataysu’aalhubal ah. Waa in aadfuro u heysatidakwantiga e-mailkalabaadaadsheegtay. Dooro hal jawaabaadanilaawaynamadad kale aaynasheegikarinwaahadiiaaddoorataysu’aalhubaal ah (kumajirto G-mail). • Ka xifdidadka kale erayadasirtakuu ah sidaaynagacmoqaldanusan u gelin .

  7. Skapa nytt e-postkonto Kuqormagacaaga. Doorociwaankaaadrabtid. Dooroerayadasirtakuu ah. Kucelierayadasirta . Sheegosanad, bil iyo Maalintaaaddhalatay. Sheeghadiininamanaagaatahay, amadooro ”Inta kale”. Sheeg lambarka telefoonkaaga si qooni ah in laguuaqoonsado.

  8. Skapa nytt e-postkonto Sheegociwaan e-mail ah oo kale, hadiiaadilaawdoerayadasirtakuu aha Kuqor halkan xarafyadahoos. Akhrisomacluumadkaamawaydiisoqof kale iinuukaacaawiyo. Aqbalheshiiskaadigooriixayahalkaas. Halkan riix ”Talaabadakuxigta” sidaad u furatidciwaan e-mail ah.

  9. Halkan riix ”Talaabadakuxigta” sidaadhoreugugudubtid. Kusoodarsosawirmuuqal ah hadiiaadrabtid.

  10. Akawtigaagiwaadsamaysatayhada, Halkan riixsidaadhoreugusocotid.

  11. Halkan riixsidaad u sartid warbixintan

  12. Inboxka • Marka aadfurtidinboxkawaxaad ka dhexheleysaafariimahalaguusoodiray. Fariimahawaalaguusharaxayaaayagooistdulsaaraniyoayagookuqorantahay: Taariikhdaiyowaqtiga, maadada/magaca, soodirahaiyogoobta laga calaamadaynkarofariinta. Furitaan la furayofariinta marka lataabtoqoraalkafariinta. • Sharixitaan: • Calaamaday – Waadmaamulikartaafariimaha. Tusaale, wareejinamaaadtirtirtid. • Cusboonay – Dibaadu soocusboonaysidfariimahakuusoosocda. • Qor– Aadsamaysid e-mail cusub. • E-maailadaqashinka ah - (waxaaxitaalooyaqaanaaspam)waa e-mailalyaalaadanrabinookuusoo gala inboxkaagawaxaakudhexjiri kara xayeeysiisookusaabsanshayamashaqoamafariinwaxaakudhexjiri kara sawiroqarsoon, iyociwaanoamafaylallagusoodhajiyeyfarrimaha.

  13. Riix ”Inboxka” sidaad u muujisidfariimahakuusoogalay. Halkan waxaakaagamuuqda e-mailadaada. Xidigtawaxaadkucalaamadaynkartaafariimahagaarkuu ahoowaxayfududaynaysaahelistooda. Calaamadaxidigtariixfariintaamamessagkagadaasheedaadigocalaamadaxidigtakumuujinaya ”Viktigt” hoosteedawaxaadkushubikartaa e-mailadamuhiimkuu ah . ”Skickade mail” Hoosteedawaxaad ka helaysaa e-mailadaaaddirtay. ”Utkast” hoostedawaxaagalaya e-mailadaaanweli la dirin. ”Cirklar” waxaad ´looisticmaala in la gashoxidhiidhaayagoowarqadoyaryar ah. ”Mer” hoosteedawaxaad ka helaysaasalledaqashainka, waraaqa la rabin, sheekooyinkakuu furan iyowaxii la mid ah.

  14. Soosheeg e-mailadaqashinka ah Kaaydin Kusoowareeji Dhowrhawlo Biddaqad Tirtir email Calaamaday hal amadhowr e-mailosidaadmeel kale uguwareejisidamaaadtirtirtid. Hadiiaad hal amadhowr e-mailoaadcalaamadaysidwaxaakuusoobaxayahawlocusubaad ka qabankartid e-mailkaama e-mailada.

  15. Biddaaqad Kusoowareeji Dhowrhawlo ”Flytta till” hoosteedawaxaaloosoowareejinkaraa e-mailadaaadcalaamadaysaymagacwaraaqooyinkajira. Waxaadxita u samaysankartaawaraaqoonyinmagaccusub. ”Mer” hoosteedawaxaajiradoorashooyin kala duwanooloomagacyeelikaro e-mailadacalaamadaysan. ”Tilldela etiketter” hoosteedawaxaad u samayn karta e-mailadamagac hal amadhowrxabo. Waxaaxitasamayn karta kuwacusub.

  16. Riix halkan ”SKRIV” siduukuugufuroqoritaan e-mail cusub. Goobtaan ”Till” waxaadkuqoraysaaciidaamadadkaaad u diraysidciwan e-mail ah. Waxaad u dirikartaa inta qofaadrabtid. Dhinacagoobtan ”Hemlig kopia” waxaad ka dirikartaafariintakoobiciwaankaagaoo ka qarsoonqofkaaadfariinta u diraysay. Goobtaan ”Kopia” waxaadkuqorikartaaqofkiiaad u rabto in koobi ka helofariintaan Goobtaan ”Ämne” waxaadkuqoraysaaqoralyarookusaabsanfariinta. Halkan riixhadiiaad ka sooqaadaysidfaylamasawir Google Drive. Halkan riixhadiiaadsawirraacinaysid. Halkan riixmarkaadrabtid in aadboggciwanaadraacisid. Halkan riixhadiiaadkudhejinaysidfayl. Halkan riixhadiiaaddiraysowajifaraxsan smileys. Halkan waxaad ka muujinaysaaqaababkaiyofursadahaqoraalka.

  17. Calaamadayfaylkaaadrabto in aadsooqaado. Halkan siiriix ”Öppna” wuukusooshubmayaafariintaaad la diraysayfaylka. Halkan riixsidaadfaylka u sooqaadid.

  18. Calaamadayfaylkaaadsooqaadanaysid. Riix halkan adigooraadinaya. Riix halkan ”Öppna” waxaakuufurmayasawirkiioo la raacayafariinta la dirayo. Dhamaaystiradigooriixaya halkan ”Skicka” si aykuugudiirmatofariinta. Halkan riixhadiiaadrabtid in aad ka sooqadatidfaylamasawir Google Drive. Ogeeysiis! Laakinwaahadiiakwantiaad ka leedahay! Sawirsooqaad

  19. Riix halkan calaamadashaaqawaxaakuufurmayabuugyarhadiiaadrabtid in wax ka beddeshid. Riix halkan ”Inställningar”. Waamawqif.

  20. Ugudambayntii halkan riix! Halkan riixsidaad u doorotidluqad! Hadiiaadrabtid in aadhubsatid in aysancidnakaaakhrisanfariimahaaga ka baxakwantiga e-mailkaagakadibshaqadiiaaddhamaysay. Waxayaad u muhiimtahay marka aadisticmaashaykambiyuutaradadadweynaha.

More Related