1 / 9

Daad wuxuu dhacaa . . .

Explore effective strategies to mitigate the water crisis, such as water conservation, ice caps preservation, desalination, sustainable irrigation, drought-resistant farming, community engagement, flood management, and land reclamation. Discover the risks posed by water scarcity and learn how to take action.

kmicheal
Download Presentation

Daad wuxuu dhacaa . . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Daad wuxuu dhacaa . . . Mar kasta oo ay biyo sare u kacaan oo daboolaan meel engegnayd.

  2. Sababa Daadadka • Roob culus • Baraf dhalaala gu’gii • Biyo-xireen ama gidaar kannaal oo fataha • Ciidda oo aan biyaha liqayn

  3. Saameeyayaasha Daadadka Kordhiya • Badnaanta roobka da’aya • Waqtiga roobku uu socdo • Qaab samaysnaanta dhulka • Xaaladda carrada • Daboola dhulka

  4. Khataraha Daadadka • Roobabka culus waxay uga sii daraan dhibaatooyinka yaacidda, dhuuqidda iyo hababka xakamaynta daadadka. • Daadadka webiyada waxay qarqin karaan magaalo ama meel hoose oo hirdhac ah haddii ay gidaarrada kannaalladu dumaan. • Meelaha dhagaxyada leh dhuuqid la’aanta ayaa sababi karta daad.

  5. Khataraha Daadadka • Bulshooyin 4,000 ah iyo 100 milyan oo qof ayaa halis ugu jira. • Dhibku wuu kordhaa markuu ka dhaco aagagga: • Aagagga xeebaha. • Babacyada daadadka.

  6. Diyaar u Noqoshada Daadadka • Ogow khatarta daad ee meeshaada. • Diyaarso qorshe ka guurid daad. • Iibso caymis daad. • Dikumiintiga ku kaydso sanduuq aysan biyuhu karin. • Raadiyaha gacanta ka dhegayso xogta hadda socota.

  7. Hanti ka Ilaashiga Daadadka • Kor u dallac tinnaarrada, kululeeyeyaasha biyaha, iyo sixniga korantada. • Faraajiinta iyo alaabta kaleba u dallac meel sare. • Gasho guriga waalal wax lagu ogaado. • Taxtiga iyo derbiyadaba ka dhig biyo-ma-karaan.

  8. Haddii ay tahay in aad guurto • Ha ku socon, dabbaalan, gaarina ha ku wadin biyaha dhexdooda. • Ka fogow buundooyinka dul mara biyaha xawliga ku socda. • Xanibyada u dhug lahaw. • Ka fogow marinnada biyaha. • Ka fogow majaroorka iyo hogagga waraabinta.

  9. Daad ka dib • Ka dheerow carrada uu daadku ka dhacay. • Telefoonka gurmadka u kaydi. • Iska jir gaari kaxaynta, haddii aadan gurmad ahayn.

More Related