1 / 14

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna.

Dhaqalaha howsha guriga. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Lacag iyo dhaqalaha malmaha caadiga ah. Iibsanaya. Guriga wax ku iibinayo. Kaadhka wax ku iibsanayo iyo amaah/deeyn. Ceeymis.

dong
Download Presentation

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna.

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Dhaqalaha howsha guriga Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  2. Lacag iyo dhaqalaha malmaha caadiga ah Iibsanaya Guriga wax ku iibinayo Kaadhka wax ku iibsanayo iyo amaah/deeyn Ceeymis Canshuurta Kaalmada guriga kirada Lacagta gunada waalidka Lacagta ceyrta ah ama kaalmada ah Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  3. Raashin,gaasin Warqad rasiid ah oo shegayso intey legtahay lacagta uu qof alaab ku qadankaro Ka cabanaya alaab xun Dammaanad,ballanqaadis Isbarbardhigga qiimaha Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  4. Guri ku iibinta Guri ku iibinta waxeey tahay in qofi alaabtisa ku iibin karo albaabka ama taleefon. Dalab boosto Wax waad ku iibsan karta dalabad boosto Markas oo ad alabta ka dalbaneyso kataloog. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  5. Uttagskort Bankkort Betalkort kreditkort Kaar wax lagulo baxo Kaar bangi Kaarka wax lagu bixiyo Kaarka amaahda Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  6. Amaah/deeyn Waxaa lacag loo amahan karaa siyaabo kala duwan Sida amaahda kaarka,qeyb u bixin lacageed ama deyn. Waa mahiin in aad xisaabiso Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  7. xafiiska ururinta deynta påminnelse Xasuusin inkassobyrå Xafiiska aruurinta deymaha Hey ada qasabka ku uruuriso Deymaha la bixin waayo Kronofogdemyndigheten Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  8. caymiska guriga Caymiska shilalka Caymiska howlgabka caymiska daryeelka caafimaadka caymiska nolosha Caymiska Carurta Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  9. Canshur Canshur waa isku geeyn lacaged oo eey qadato dowlada waxa laga Qada dadka,shirkadaha,alabta iyo shaqada ujedadeedu tahay Maalgalinta qarashka dowlada ku baxo . maamulka gobolka ee caafimaadka Waxuu cashuurta u qataa si uu ugu maalgaliyo daryeelka bukaanka Qarashkoda lakin Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  10. Canshuur dawlaada waxaay u xilsartay maamulka dagmada sida waxbarashada,integration,iwm,iyo dagmada oo bixisa kaalmo dhaqaale sida laysku dheeli tiiro taajirka iyo faqiirka,marka waa in dagmada buuxisa fa'raaqa u dhaxeeya oo ay dhaqaale ku bixisa, dawlaadu waxaa ka masuultahay shaqo bixinta, dhaqaalo bixinta iyo banka oo dhaqalaha iyo cashuurta Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  11. kaalmada kirada guriga Iswidhan qof kasta o jooga waxaa u xaq u lahaya in laga caawiya guriga hadii aad caruur leedahay iyo hadii cimrigaagu yahay 18 ila 29 sano. Shurudaha ayaa kale duwan, badnaan iyo xisaab,3 ayaa loo qaybiya waa na sidan • Inta Qof ee Guriga Ku nool • kharash ka guriga iyo noolosha. • dakhli iyo hanti Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  12. Kaalmada caruurta Caruurta kunool Iswiidhan waxey xaq u leeyihiin Kaalmada caruurta. Lacagtas oo labixiyo bil kadib markey caruurtu dhalato,ama Tusaale ahaan hadii eey caruurtu usoo guurto Iswiidhan. Kaalmada caruurtu lagama gooyo canshurta waxaana lasiiya Ilaa intey caruurtu ka gaareyso 16 sano. Waxana la qaata ugu danbeeyn 20:bisha bilwalbo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  13. lacagta gunnada waalidka Lacagta gunnada waalidka waa lacag lasiiyo waalidka Taaso loosiyo si eey ula joogan guriga caruurtoda halkii eey Ka shaqeeyn lahayeen. Taaso labixiyo 480 maalin ilmihiiba.waalidintu mid waliba Gaarkiisa waxuu u isticmaali karaa ugu yaraan 60 maalin Qiyaasti si isku mid ah hadey u qaatan waalidintu Fasaxa waxa la bixinaya guno dheeraad ah Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  14. masruufid iyo taageero hore oo odhan jiray lacagta kaalmada bulshada. waad qadan karta hadii aad bila shaaqo tahay, iyo hadii dhaqaale yar ku so gaalo shaqadaada Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

More Related