1 / 14

Hab Doorka barista Af-Soomaaliga (Best practices in teaching Somali Language)

Hab Doorka barista Af-Soomaaliga (Best practices in teaching Somali Language). Sweden Sabti, Oktoobar 24, 2009 Macallin Saciid Saalax Axmed. Aqoolka Maanta oo Ka Kooban:. Hordhac guud Kaalinta Baraha ee waxbarista iyo barbaarinta

devi
Download Presentation

Hab Doorka barista Af-Soomaaliga (Best practices in teaching Somali Language)

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Hab Doorka barista Af-Soomaaliga(Best practices in teaching Somali Language) Sweden Sabti, Oktoobar 24, 2009 Macallin Saciid Saalax Axmed

  2. Aqoolka Maanta oo Ka Kooban: • Hordhac guud • Kaalinta Baraha ee waxbarista iyo barbaarinta • Wax kasta habka waxbarasho Ardayga ayey ku meeraan • Guud mar hilinka hab barista Af-Soomaaliga • Hakasho gaaban • Casharo Tusaale ah iyo tilmaamo bare • Sheekoy Sheeko….sheeka carruureed akhris ah • Hakasho Qado • Awaalaha Af-Soomaaliga : Tagto…Tan taagan iyo timaadada • Sheekoy Sheeko….Sheeka waayeel sheegmo ah

  3. I.Kaalinta baraha ee barridda iyo barbaarita : • The Ten commandments for teaching ByRay Reyes • Thou Shalt…………………. • Tobanka Xil oo baraha la faray;Waa in aad xusuusnaataa………….

  4. 1.Xusuusnaataa in aynu Ubadka dartood ugu jiro macallinimada! • Bare waliba himilo ka yeeshaa mihnadda macallinimo • Iskaashatada saddex-geesoodka ah ee waxbarasho ayaa isu dheelitira • Ha fudaydsan samaynta aad ku leedahay ardayga yar.

  5. 2.Xusuusnaataa in hab dhawrku ka horayo barashada • Wax ma bari kartid fasal arday ah oo adan maarayn hab dhawrkooda. Maarayntu waaba furaha nosha. • Isweydiin baa ah carruurtu tii facyaal hore ma ka duwantahay? Maxaase u sabab ah duwanaanshaha? • Hab dhawrka fasalka saddex talo ku tiigaal.

  6. 3.U soo Bandhigto waxbarashada si habboon. • Ardaydu si uma aragto habboonaanta barashada. • Ardayda taabsii cashar kastaa waxa uu tarayo -Si xilli joogta ah u naqtiinwaxii hore loo soo bartay -Casharka la xiriiri nolosha jootada ah. -Maadada aad dhito ha ku koobin keligeed tusaalaha ee la xiriiri sida ay kuwa kalena isu kaabaan.

  7. 4. Meel sare ka soo raarici wasladda ama miraha macaan.Fogay yoolka! • Intee aadmigu isku celcelin ku adeegtaa awoodiisa kasmo? • Dhiiri gelinta ardayga awoodaad geliso u kordhi. • Yoolka aad ardayga la beesanayso mid saeaya ka yeel. • Isu dheelitirka tilmaanta yoolka la higsanayo

  8. 5.Xusuusnaataa in macdanta ugu qaalisan laga helo Dhagxaanta an laga filayn: • Aqooso in arday kastaa gaari karo guul an xadaysnayn.Qofnimada arday gar ahi yey ku laab qaadin. • Si adan uga ilduufin dhagaxa macdanta dhabta ahi ku jirto: -qaabka T ah ha ku dherer fadhiga fasalka. -Ardaydaa dhan tus in ay adiga kuu simanyihiin. -Xusuusnaw “tiigsoo qof taabo”

  9. 6.Xusuusnaataa in arrima yaryari ay isbedel weyn keeni karaan: • Saddexda falsugge ee cimilada fasal saamayaa waa Qolka fasalka ah, baraha iyo hab raaca barashada. • Cimila fiyow si aad u falkiiso: -Arday kasta wax uun ku dheh maalin walba. -Hoos u baro adaydaada -Isku xiriiri arday walba iyo xiisihiisa gaarka ah -Araydaada ku badi barawixinta iyo guulguulka dhiirigelineed ah.

  10. 7.Waa in aad tirtirtaa astaatamaha is weydiinaha ama madmadowga dhamaan • Ardaydu waxtarka macallinka waxa ay ku aaminaan sida uu casharka ugu gudbiyo. • Bare wanaagsan waxa ay u hasystaan kan markaaba wixii mugdi kaga jirey u wada beyaamiya • Baryaal baa ka cawda wax uu sharxay oo ardaydu suaal ka weydiiso wax uu so sheegay. Ha carroon suaal arday ku weydiiyey, waxa jira: -Mid feker la fogaadey ku maqan. -Mid xilli baraarug gaaban. -Mid dhibaato qoys qaba -Mid wax ku cusub hadda la kulmay.

  11. 8.Waa in aad xusuusnaataa in baraha xulka ahi weligii wax baranayo! • Qof kastaaba waxbarasha joog ta ah buu ku meel mara. • Mihnadda aqoon gudbintuna mar walba aqoon korodhso ayeye ku meel martaa. • Arydaadu in ay u qiimayso waqti u sii iyo si habboon. • Hab dhigista baruhu waa in ay isla bedeshaa xilliga.Ogow: -In wareega isbedelku degdego fac kasta…..

  12. 9.Waa in aynaan dhayalsan awooda wax isgaarsiinta • Wax kasta oo baruhu adeegsado haddii laga reebo, Baraha fiicani awoodeed isgaarsiinta oo keli ah waa adeegsan kartaa. • Isgaarsiinta oo lagu qeexikaro “isu gudbinta war iyo wacaal hal il ka so baxa oo tan kale gaara. • Hab kaas oo ka koobma 4 talaabo: -Fekerka la gudbinayo ama fariinta -Diraha gudbibinaya, qof iyo qalab kuu ahaadoba. -Habraaca lagu gudbinayo -Gudoomaha la gaarsiinayo oo fariinta helaya

  13. 9aad Isgaarsiinta socota…… • Afarta talaabo midina marin habaabin, ay sababaysato: -Falsuge hakiya(isbaaro dhetal ah) -Xusuuso xil 2aad,haddu jabo isgaarsiintu jabtay -Isgaarsiinta oo hal dhinac keli ah u socata -Marka gudoomaha wax ka gedmadaan waa in la so wacaal celiyaa.

  14. 10.Waa in aad xusuustada in dabeecadda togani hantidaada tan ugug muhiimsantahay. • Sagaalka hore tan baa isu haysa…….. • Nolosha qof ahaaneed iyo tan shaqadaadu waa isa saamayaan. • Isku milanka fasal wanaajiya waa dhiggidda maadda,marayn toosan iyo abbaar sare ee qofnimada baraha. • In kasta oo addan ula jeedin,ardaygu waxa aad fasho ayuu ka barasha badsadaa waxa aad barayso. • Dabeecad debecsan baa arday lagu daadihiyaa! • Wax kasta oo habka waxbarasho ka mid ahi ardayga ayey ku meeraan………

More Related