1 / 41

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna.

Daryeelka C aafimaadka & B ukaanka ee Gobolka Dalarna. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Landsting (Gole-goboleedka arrimaha bulshada).

Download Presentation

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna.

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Daryeelka Caafimaadka • & • Bukaanka ee Gobolka Dalarna Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  2. Landsting (Gole-goboleedka arrimaha bulshada) • Dalka Iswiidan wuxuu leeyahay 18 Gole-goboleedka arrimaha bulshada ah. • Gole-goboleedka arrimaha bulshada wuxuu mas’uul ka yahay daryeelka caafimaadka ee 15 degmo ee gobolku ka kooban yahay. • Daryeelka caafimaadku wuxuu ka kooban yahay rugaha daryeelka caafimaadka iyo qaybaha takhasuska ee isbitaalada. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  3. Siyaasada daryeelka caafimaadka • Daryeelka caafimaadka oo baahi ku dhisan oo jeebka qofka ku xidhnayn • Caafimaadku waa in uusan noqon mid dabaqad ku xidhan. • Waa in aysan caddaalad-darro dhicin • Waa inaan cidna loogu dulmiyin xag asal qowmiyad, xag galmo, xag lab ama dheddig ama xag xaaladdiisa dhaqaale. • Arrimaha hab-nololeedka iyo dabeecaduhu waxay muhiim u yihiin in loo shaqeeyo gobolka Dalarna oo caafimaadku sii wanaagsanaado. • Dhammaan hawlaha maamulka gobolka Dalarna waa in laga ujeeddooyinka qaraarka carruurta. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  4. Hawlaha Turjumidda Ee Afafka Shisheeye. • Qofka bukaan-socodka ah oo aan ku hadli karin af-iswiidish waxay xaq u leeyihiin in turjubaan loo qabto mar walba oo ay la kulmayaan xarumaha daryeelka caafimaadka,sida daryeelka caafimaadka ilkaha. • Si shaqaalaha caafimaadku u sii diyaariyaan caawimaad turjubaan. • Horay u sii sheeg inaad u baahan tahay turjubaan. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  5. Halkaan ayaa nalaga helaa Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  6. Idre Särna xarunta daryeelka caafimaadka Älvdalen Sälen lambarka warbixinta daryeelka caafimaadka 1177 Lima Orsa Mora Rättvik Malung Insjön Bjursås Leksand Svärdsjö Grycksbo Gagnef Vansbro Falun Björbo Borlänge Grangärde Långshyttan Säter Fredriksberg Ludvika By/Horndal Hedemora Avesta Grängesberg Smedje- backen Söderbärke Krylbo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  7. Xarumaha Daryeelka Caafimaadka • Waxaad xarumaha daryeelka caafimaadka kala xidhiidheysaa haddii aad xanuun dareemeyso ama aad talo u baahan tahay. • Eeg boogga taleefanada (Landstingskatalogen) si aad u ogaato xarunta daryeelka caafimaadka ee aad ka tirsan tahay. • Adiga ayaa dooranaya xarunta daryeelka caafimaadka ee aad dooneyso, • Qiimaha kharashku waxa weeyi 125 karoon. • Haddiise aad gaadhay 65 sano, waxaad bixineysaa 65 karoon. • Carruurta iyo dhallinyarada da’doodu ka yar tahay 20 sano waa lacag la’aan • Warqadda daawada laguugu qoro waxaad la tegeysaa farmashiyaha. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  8. XaruntaDaryeelka Caafimaadka • Waxaad Halkan Ka Helaysa Sida Cadiga ah Idre Särna . Älvdalen Sälen Lima Orsa Mora Rättvik U Gudbin Qof Buka Cisbitaal Malung Insjön Bjursås Leksand Svärdsjö Grycksbo XaruntaDaryeelka Caafimaadka Gagnef Vansbro Falun Björbo Borlänge Grangärde Långshyttan Säter Fredriksberg Ludvika By/Horndal Hedemora Avesta Grängesberg Smedje- backen Söderbärke Krylbo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  9. Wargelinta Dhakhtarka Haddii aad xanuunsato ood tagto xarunta daryeelka caafimaadka wuxuu dhakhtarku kaa caawinayaa inuu ka daweeyo cudurada badankood laakiin waxaa mararka qaarkood loo baahan karaa dhakhtar takhasus ku ah. Kolkaa wuxuu dhakhtarku ama kalkaaliyaha caafimaadku kuu qorayaa warqad dhakhtar oo aad ugu tagto dhakhtar takhasuus kuleh oo joogaa isbitaal kale oo ku yaal gobolka aad deggan tahay. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  10. Cisbitaal Gargaarka degdegga Haddii aad u xanuunsato aad ama caawinaad u baahato kolka xarunta daryeelka caafimaadku xiran tahay • Qaybaha takhasuskaWaxaa badanaa loo baahan karaa warqad dhakhtar uu soo gudbiyey, laakiin waxaa jira qaabilaad takahsus oo dadka u furan. La xiriir cisbitaalka aad ka tirsan tahay si aad u ogaato qaybaha aan la isku xidhin warqad dhakhtar soo gudbiyey. • Qaybta dhalliinka oo loogu talagalay qofka ummulaya Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  11. Waxaa warqada iska gudbinta oo ku socota Landstinget si loo ogaado cisbitaalka aad caawimaada ka heli karto • Falun Akutsjukhus • Mora Akutsjukhus • Avesta Sjukhus • Ludvika Sjukhus • Säter Psykiatri • Borlänge Sjukhus • Vårdcentraler • TandvårdsklinikLD Hjälpmedel Idre Särna KALLELSE Älvdalen Sälen Lima Orsa REMISS Mora Rättvik Malung Insjön Bjursås Leksand Svärdsjö Grycksbo Gagnef Turjubaan Falun Björbo Borlänge Grangärde Långshyttan Säter Fredriksberg Ludvika By/Horndal Hedemora Avesta Grängesberg Smedje- backen Söderbärke Krylbo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  12. 1.Haddii shil dhaco. 2. Ama xanuun degdeg ah oo daran kugu dhaco Landstingets hälso- och sjukvårdsutbud AKUT 112 • Falun Akutsjukhus • Mora Akutsjukhus Idre Särna Uppsala universitetssjukhus Älvdalen • Ring 112 och be att få en ambulans skickad till adressen du befinner dig på. Sälen Lima Orsa Mora • Ring även 112 när du behöver hjälp av polis eller brandkår. Rättvik Malung Insjön Bjursås Leksand Svärdsjö Grycksbo Gagnef Vansbro Falun Björbo Borlänge Grangärde Långshyttan Säter Fredriksberg Ludvika By/Horndal Hedemora Avesta Grängesberg Smedje- backen Söderbärke Krylbo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  13. Haddii aad si aad ah u xanuunsato! • Wac 112 oo weyddiiso in gaadiidka bukaan-socodka laguugu soo diro adareeska aad joogto • Waxaad kaloo wacaysaa 112 kolka aad caawimaad uga baahato boliiska ama gurmadka dabdamiska. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  14. Telefonnummer • 112Xanuun degdeg ah • 1177 Warbixin-siinta daryeelka caafimaadka • 08 33 12 31Warbixin-siinta sunta • 020 66 77 66Warbixin-siintadaawooyinka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  15. Daryeelka caafimaadka carruurta • BVC, Xarunta daryeelka caafimaadka carruurta, waxaa loogu talagalay carruurta da’doodu tahay ilaa 6 sano • Carruurta da’dooda laga bilaabo 6 sano waxaa kontaroolka caafimaadkooda mas’uul ka ah xarunta daryeelka caafimaadka dugsiga Waxaa cisbitaalada ku yaala qaybo gaar ah oo lagu daryeelo caafimaadka carruurta Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  16. Rugta daryeelka caafimaadka hooyooyinka, MVC U diyaargarowga ummulidda • Waxbarashada waalidka (waxaa waalidka cusub loo diyaarinayaa waalidnimada) • Baaritaanka iyo daryeelka caafimaadka dumarka (sida (shay-baarka unugyada, baaritaanka ka hortegida kanserka ku dhaca dhuunta ilmogalenta) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  17. Xarunta daryeelka caafimaadka hooyooyinka, MVC Hawlahaan soo socda waxaa fuliya ummulisada Hubinta uurka (oo ay weheliso talasiin natiijadu waxay doonto ha noqotee) Ka hortagga uur-qaadidda Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  18. Daryeelka caafimaadka iyo bukaanka ee haweenka Baaritaanka loo yaqaanno mammografi lagu baaro naasaha xarunta daryeelka caafimaadka hooyooyinka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  19. Ka hortagga uur-qaadida iyo sooridka ilmaha uurka ku jira xarunta daryeelka caafimaadka hooyooyinka iyo Waaxda haweenka oo cisbitaalka ku yaal wuxuu kaa caawinaa waxyaalaha uur-qaadida looga hortago Dhamaan xarumaha daryeelka caafimaadka waxay kaloo gacan ka geystaan sidii loo soo ridi lahaa uurka aan lagu talagalin Galka guska (Kama hortago oo qura uurka aan lagu talagalin ee wuxuu ka hortagaa cudurada galmada la isku qaadsiiyo iyo HIV/AIDS) Kiniiniga ka hortagga uur-qaadidda Kiniiniga ka hortagga uur-qaadidda oo degdeg ah (kiniiniga maalin kadib) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  20. (ska vara vit – detta är ett visningsex. Bild: http://www.lthalland.se Qalabka minka lagu gufo • P-Plåster • Irbadda ka hortagga uur-qaadida (P-spruta) • Kiniiniyada ka hortagga uur-qaadidda ee loo yaqaanno minipiller • Kiniiniga ka hortagga uur-qaadidda • Galka guska(Kondham) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  21. Gudiga arrimaha bukaan-socodka & Ururada bukaan-socodka • Haddii aadan ku qanacsanayn daryeelka caafimaadka waxaad marka hore la hadlaysaa cidda daryeelka ku siisay. • Haddii aysan taasi ku caawinin waxaad la xidhiidheysaa gudiga arrimaha bukaan-socodka ama ururada bukaan-socodka. • Waxaad farmashiyada ka heli kartaa liis ay kuqoran yihiin ururada dadka bukaan-socodka ah. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  22. Qaabilaada dhalinyarada • Dhallinyarada Haddii aadan ku qanacsanayn daryeelka caafimaadka waxaad marka hore la hadlaysaa cidda daryeelka ku siisay. • Haddii aysan taasi ku caawiyin waxaad la xiriireysaa guddiga arrimaha bukaan-socodka ama ururada bukaan-socodka. • Waxaad farmashiyaha ka heli kartaa liis ay qoran yihiin ururada dadka bukaan-socodka ah. • Waxay u jiraan wiilasha iyo gabdhaha da’doodu tahay ilaa 22 sano. • Waxaa halkaa ka shaqeeya ummuliso, lataliyayaal, kalkaaliye caafimaad iyo dhakhtar. • Waxaa kaloo jira qaabbilaad loogu talagalay wiilasha oo qudha. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  23. Daryeelka caafimaad ee cudurada maanka (maskaxda) • Haddii aad qabto dhibaato fudud waxaad la xidhiidheysa xarunta caafimaadka. • Waxaa halkaa jooga aqoonyahanada cilmi-nafsiga, lataliyayaal iyo dhakhtaro. Dhakhtarkuna wuxuu haddii loo baahdo kuu dirayaa qaybta cudurada maskaxda oo ay joogan dhakhtaro aqoon takhasus ah u leh. • Waxaa cisbitaalka ku yaal qaybaha cudurada maanka oo aad tegeysid kolka dhakhtar kuu soo gudbiyo ama aad xanuun degdeg ah kugu dhaco Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  24. Foto: multimediabyrån Xarunta daryeelka caafimaadka ilkaha ee dadweynaha • Dhammaan dadka dalka Iswiidan ku nool waxay ku jiraan caymiska xanuunka oo uu ka mid yahay daryeelka caafimaadka ilkaha • WaxaaXarunta daryeelka caafimaadka ilkaha ee dadweynaha(Folktandvård) qayb ahaan lagu maalgeliyaa canshuurta • Dhammaan caruurta iyo dhallinyarada da’doodu gaadhay ilaa 19 sano waxay xaq u leeyihiin daryeelka caafimaadka ilkaha oo lacag la’aan ah Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  25. Kostnader • daryeelka bukaanka marka ugu horeyso waxaa laga maalgelinayadakhliga canshuurta • lacagta la kulanka dhakhtarka waxaa la qataa markasta oo ad boqatid cisbitaal/dhakhtar waxana bixinaya adiga. • PRIVATA vårdgivare måste vara anslutna till Försäkringskassan för att kostnaden skall bli den samma som på landstingens vårdinrättningar Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  26. Kharashka bukaan-socodka 2010 • Xarunta Daryeelka Caafimaadka • Waqtiga maalinimada 125 karoon • Waxaa soo raaca 50 karoon oo ahkharashka soojeedka iyo ku booqashada guriga. • Kolka daawo taleefan lagugu qoro waxaa la bixinayaa 50 karoon. • Daawaynta ama wax-ka-qabadka xanuunka sida dhaqdhaqaaqa jirka, iyo kalkaaliye caafimaad oo gaar kuu ah waxaa laga bixinayaa 80 karoon. • Booqashada guriga waxaa laga bixinayaa kharash dheeraad ah oo dhan 50 karoon. • Shaybaarka daawaynta la socdaa waa bilaash, baaritaankuse waa 80 karoon. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  27. Kharashka ugu badan oo laga bixiyo booqashada takhtarka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  28. Kaarka kharashka ugu sarreeya Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  29. Xadidadda kharashka ugu sarreeya. • Uma baahnid inaad ka bixiso boqashada goobaha daryeelka caafimaadka in ka badan 900 karoon muddo laba iyo tobban bilood gudahood ah. • Uma baahnid inaad ka bixiso socdaalyada aad ku tegeyso goobaha caafimaadka in ka badan 2000 karoon. • Fiiro gaar ah! Waa in aad adigu hubsataa in mar walba oo aad tagto goobaha caafimaadka laguu shaabadhaayey kaarka caafimaadka si aad u hesho kaarka kharash-la’aanta ah Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  30. Avboka tid • Om du inte ringer och avbokar en tid som du fått blir du skyldig att betala trots att du inte varit på besöket • Boka om eller boka av den tid som du vet att du inte kan komma på, för att undvika onödiga kostnader Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  31. Daawooyinka • Dhamaan daawooyinka ay Hay’adda arrimaha bulshadu u aragto in ay caafimaadka khatar u yihiin waa in u dhakhtar qoray. • Dhakhaatiirta iyo kalkaaliyayaasha aqoonta dheeraadka ah u leh ayaa aqood u leh in ay qoran daawooyinka u baahan warqada dhakhtarka • Waxaa maanta dukaamo daawooyin oo gaar loo leeyahay oo ay dowladdu ruqsad u siisay in ay iibiyaan daawooyinka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  32. Apoteket • På apoteket köper du din receptbelagda medicin • De som arbetar på apoteket är apotekare och har stor kunskap om hur medicinen verkar och vad du skall tänka på när du tar medicinen • Det är viktigt att återlämna överbliven eller utgången medicin till apoteket för att undvika att den sprids i naturen Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  33. Apoteket • Förutom receptbelagd medicin finns det annan medicin att köpa på apotek samt andra produkter så som hygienprodukter och friskvårdsartiklar • Du kan få mycket skriftligt material från apoteken och det finns även mycket information på deras hemsida • www.apoteket.se Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  34. Högkostnadsskydd- Apotek Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  35. Friskvård/Egenvård • Om du eller någon i din familj känner er sjuka behöver ni inte alltid uppsöka läkare på vårdcentral eller sjukhus • Du kan ringa och fråga på din hälsocentral • Du kan prata med apotekspersonalen kring ditt eller någon i din familjs tillstånd Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  36. Foto: Livsmedelsverket Friskvård/Egenvård För att undvika sjukdom kan du tänka på att du måste äta en allsidig och näringsrik kost, att du rör på dig för att bygga upp kroppen och att du sover ordentligt Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  37. Foto: multimediabyrån Egenvård • Dålig tandstatus kan orsaka hälsoproblem • För att undvika detta skall du borsta tänderna minst två gånger per dag, undvika sötsaker och tänka på att inte äta mellan måltiderna • Du skall även gå till tandläkaren • regelbundet, helst en gång per år Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  38. Foto: multimediabyrån Tobak Rökare löper högre risk att få kroniska lungsjukdomar, ryggont, cancer i urinblåsan, hjärtinfarkt, tandlossning, slaganfall och en mängd andra mer eller mindre allvarliga sjukdomar Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  39. Bild: multimediabyrån Alkohol Alkohol har negativ inverkan på den fysiska och psykiska hälsan vid överkonsumtion Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  40. Missbruk och Beroende • I de större kommunerna i länet kan du vända sig till Beroendecentrum eller Öppenvården för att få hjälp. Ibland samverkar grannkommuner med varandra och du kan kontakta din Vårdcentral för information för hur det är organiserat i din kommun. • Det finns många olika former av missbruk tex alkohol, narkotika, spel, sex och matmissbruk Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  41. Följande teman kommer vi att erbjuda er kring hälsa samtliga teman kommer också att erbjudas interaktivt på modersmål skriftligt och muntligt • Kost • Friskvård/Egenvård • Tandhälsa • För kvinnan/Mödravård m.m. • Barnens rättigheter och välbefinnande • Familjen/Familjestöd • Rädsla Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

More Related