20 likes | 80 Views
Embark on a journey into the harsh and unforgiving landscapes, where resilience and adaptation are key to survival. Encounter the extremes of heat, cold, and natural disasters, learning the art of thriving in adverse conditions.
E N D
Dhulgo’a . . . Waa dhaqaaq degdeg ah oo dhulka oogadiisu dhaqaaqdo oo dillaacdo oo caadi ahaan la xiriirta xilliga uu da’o roob culus ama baraf dhalaal degdeg ah oo u badan in ay sii xumayso saamaynta daadadka oo badiyaa wehlisa dhacdooyinkaan.
Aagagga u Nugul Dhulgo’a • Dhulgo’yadii sii horraysay. • Salka meelaha hoobadka ah. • Salka kannaallada biyo-saarka. • Babacyada buurta ee u samaysan habka sumaynta shilinta ee la isticmaalo.