1 / 7

HORDHAC CILMI-NAFSI. QEYBTA KOWAAD

HORDHAC CILMI-NAFSI. QEYBTA KOWAAD. HOR-DHACA KOOWAAD EE CILMI-NAFIGA MACALIN AHMED ALI UKAASH. Cilmi-nafsiga marka luuqad ahaan loo sharraxo , waxa uu noqonaya ‘psych’ oo micnaheedu yahay nafta , “ ology ” oo micnaheedu yahay barashadii ama cilmigii .

medge-cruz
Download Presentation

HORDHAC CILMI-NAFSI. QEYBTA KOWAAD

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. HORDHAC CILMI-NAFSI. QEYBTA KOWAAD HOR-DHACA KOOWAAD EE CILMI-NAFIGA MACALIN AHMED ALI UKAASH.

  2. Cilmi-nafsigamarkaluuqadahaanloosharraxo, waxauunoqonaya ‘psych’ oomicnaheeduyahaynafta, “ology” oomicnaheeduyahaybarashadiiamacilmigii. • Waa labaereyooasalahaanafGriig ah oomarka la iskuwadamicneeyonoqonaya ‘’ barashadanafta

  3. Markacilmiahaanloomicneeyo psychology, waxa ay noqoneysaa “ barshadamaskaxdaaadanahasida ay u shaqeyso, dabeecadahashaqsiyaddaqofkaiyoraad-raacahab-dhaqanadaiyosidoo kale maareyntahab-dhaqanada. • Howlahafekerka, qaabfekerka, iyocafimaadkaguudeemaskaxdaiyocaqliga.

  4. Dhowrsu’aaloodmarkaaynuisweydiino, maxayshaqsiyaadkaqaar ay u yihiinkuwoxishooda, shaqsiyaadkalenaaysan u xishoonin? Maxaydadkaqaar ay u yihiinkuwaisasoojiitaoodhinacwalbaiskafahama, kuwokelenaaysaniskufahmin? Masesaadaalinkarnaaxariirkasiiwaaridoonaiyomidkaaansiiwaaridoonin?

  5. Aanintaaskuekeystosu’aalaha. Su’aalahaasiyosu’aalokaloobadanbawaxaaynu ka jawaabidoonaamarkaaynubaranaynoawoodahab-dhaqankaaadanaha. Balsecilmi-nafsiguwacilmigaiskuhowla in uumarwalbamaareeyofekerkaiyohab-dhaqankaaadanahasi ay naftaugunagaatocaafimaad.

  6. Markiiaynudhahnaycilmi-nafsigawaabarashadahowlahamaskaxdaiyohabdhaqanka, waalaguekeynkaraykaliyawaabarashadahowlahamaskaxda, balsehab-dhaqankawaxaaloogudaraywaxa ay tahay in maskaxdu ay ka dhashaantallabokastaiyohab-dhaqankastaoouuqofkusameynaayo.

  7. DHAMAAD

More Related