1 / 12

Qaramadda midoobay

Qaramadda midoobay. Qaramada midoobay. FN er en forkortelse for De forente nasjoner. Qaramada midoobay waxay kulmisaa waddamada adduunk a. Qaramada midoobay waxay ka koobantahat 192 waddan. FN. I 1945 waxaa istaagay dagaalkii 2aad ee dunida.. Dagaalkaasi wuxuu socday qiyaastii 6sanno..

kalila
Download Presentation

Qaramadda midoobay

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Qaramadda midoobay

  2. Qaramada midoobay • FN er en forkortelse for De forente nasjoner. • Qaramada midoobay waxay kulmisaa waddamada adduunk a • . Qaramada midoobay waxay ka koobantahat 192 waddan.

  3. FN • I 1945 waxaa istaagay dagaalkii 2aad ee dunida.. • Dagaalkaasi wuxuu socday qiyaastii 6sanno.. • Markaasi dunido waxay ka fikirtay in aanu dagaalkaas oo kale mardambe dhicin. 24. oktober 1945 ayey ahayd markii la asaasay urukan qaramada midoobay si adduunku nabad ku wada noolaado.

  4. Qaramada midoobay FN • Wax qabadad ugu muhiimsan Fnta waxaa ka mid ah nabadgelyada dunida. • Wadamada dagaalku ka dhaco qaar ka mid ah waxay geysaa ciidan nabadda kusoo dabaala. Foto: Agência Brasil Foto: Geoffrey C. Gunn Qaramada midoobay waxa kale oo ay gacan ka geysataan in ay dadyowga dhibaataysan cunto iyo daawo gaadhsiiyaan.

  5. FN • Qaybu badan oo adduunka ka mid ah ayaa saboola. • Dunida saboolka ah waxaa lagu qiyaasay in ay dadku nolol maalmood kooda 8 krone ku maareeyaan. • Qaramada midoobay waxay dedaal ugu jirtaa in ay ladagaalamaan faqriga. Foto: Chrissy Olson

  6. FN • Waddamo badan oo adduunka ka tirsan ayaa sabool ah. • Waddamada saboolka ah caafimaad xummo badan ayaa ka jirta. Foto: Hdptcar

  7. FN • Qaramada midoobay waxa ay ka shaqaysaa oo kale in cimiladda la ilaaliyo. • Waxa aad u muhiim ah in la dhowro in biyaha iyo hawadaba la wasakhayn. Waddamada xubnaha ka Fnta dhamaantood waxa ay isla garteen in la helo biyo nadiifa. Foto: WRI Staff

  8. FN • Waddamada saboolka ah caruu badan ayaan dugsiyo tagin. • Hakii ay dugsiyo tegi lahaayeen caruutaasi way shaqeeyaan si ay u caawiyaan qoysaskooda saboolka ah. Foto: 7 Nation Army

  9. FN • Waddamo badan ayaa hodan halka ay kuwa kalena sabool yihiin. • Qaramada midoobay waxay ku dedaalaysa in kuwa hantida lehi ay caawiyaa kuwa saboolka ah. Foto: Andrea Puggioni Haddii aynu reer Noorway nahay sidee baynu u caawin karnaa waddamada sabool ka ah? Foto: Chrissy Olson

  10. FN • Xuquuqal insaanka • dhammaan insaanka oo dhan waxay ku dhasheen xuriyad isku mid ah iyo xaquuq insaan Foto: Ernie

  11. FN • Qaramada midoobay waxa ay leedahay waax qaabilsan oo ka shaqaysa caruurta. • Qaybtaa magaceeda waxaa layidhaahdaa UNICEF. Foto: Pierre Holtz, UNICEF Maxaad u malaynaysaa in ay UNICEF u qabato caruurta?

  12. FN

More Related