1 / 98

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED. Mogadishu, Soomaaliya. HABRAACA DIB U EEGISTA DASTUUR SAMEYNTA SOOMAALIYA. Dulmar. Soo koobid dastuurrada In la tilmaamo Guddiga Ansxinta Dastuurka jiraa ka-qaybgal dadweyne mise maya ? Isafgaraad Bulsho ka baxay Dagaal sokeeye

jcharlotte
Download Presentation

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED Mogadishu, Soomaaliya HABRAACA DIB U EEGISTA DASTUUR SAMEYNTA SOOMAALIYA

  2. Dulmar Soo koobiddastuurrada In la tilmaamoGuddigaAnsxintaDastuurka \jiraaka-qaybgaldadweynemisemaya? IsafgaraadBulshokabaxayDagaalsokeeye Habracadastuursameynta ma loo baahanyahay? Hawlalahahoryaaldastuur-sameynta Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  3. Soo KoobibDastuurrada Dastuurradaweykaduwanyihiinshuruucadacaadiga ah, sababtoo ah waasharciyougusarreeyo; Sidoo kale maadaamadastuurkauukasareeyosharciyada kale, dastuurkaayaasiinayaawoodiyoansaxsanaanilahasharciyadakasoounkumaan. Dastuurwaxaaloogutalogalayinuukatarjumo “rabitaanka” dadweynaha Dastuurradaweyadagtahay in wax lagabeddelo, intabadanwaxaashardiloogadhigaaaqlabiyadsare, sidaadarteedna la islahelo is-afgaraddhexmaraaqlabiyadaiyotirada yar eedananahasiyaasaddahoggaamisa Gaarahaan, dastuurradaxilliyadandambewaxaykusoobaxaanqaabqoran Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  4. Dastuur-sameynBallaaran Waxaajiraymoojaddastuursameyn ah eetaarikhdacasriga ah; Ugudambeyntiiintii u dhexeysay 1990 ilaa 2000, dastuur-sameyntusixawli ah beyu korortaykaddibmarkuudhammaadaydagaalkiiqaboobaaiyotallaabooyinkii loo qaadaydhinacadimuqraadiyeenta Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  5. QeexiddaAwooddaDeegaankaDoorasho Diyaarintadastuurcusub waxay abuurtaadareenraynrayn ah marka loo eegokiihore, intabadannawaxaadhacda in bareer ah loo dhinacmaro nidaamka wax kabeddelkadastuurka la rabo in lagu rabo in la bedelo. Arrintaas waxay durbadiibaabuureysaasu’aasha ah: Xaggeebeykatimaaddaawooddadastuur lagu sameeynaayo? Aragtidasharciga waxay u saarineysaa in awooddadastuur-sameynta ay kasoojeeddo “awoodda” degaankauuleeyahay (Dhankakalena, Fransiiskaloogayaqaan “awooddadadweynaha”) Awooddadeegaan-dodorashowaa “awoodda lagu sameeynaayonidaamdastuurummadeed”{ Roznai 2014]; Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  6. Haddaba, dastuurkasta, marka lagu darokanbaddalayakiihore, waxay dhammaantoodkatimaadaarabitaankashacabka; Haseahaatee, inkastoo ay jirtoawooddadastuur-sameyntahaddanadadweynahaooidilsitoos ah ugamaqaybgalobilowgeedailaadhammaadkeeda; Waxay u adeegsadaanawooddoodadeegaan-doorashadaiyagoo u marayadoorashadawakiilkaiyagamatalaaya; Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  7. AwooddaDeegaan-doorasho: Shirweynaha Philadelphia Go’aankii la isuguyeerayayoo ay ku kulmeen Golaha Ansixintawaxaagaaray “ShirweynihiiQaaradda” sanadkii 1787; ShirweynihiiQaaraddawuxuu u xilsaarayergooyinkiikasooqaybgalayiney wax kabeddelaanQodobbadaMidowgaFederaaliga, laakiinseaysansameyndastuurcusub; Haseahaatee, ugudambeyntiiergooyinkiiwaxaysoojeediyeendastuurcusub; Iyagooadeegsanaayarabitaankaummadda – saameynnaamaxakamaeyn ku yeelanaynin nidaamka sharciga ah– awooddaergooyinkamarkalagasoobillaaboQodobbadii, waxaaqiilsiinayaybaahidii loo qabay in la sameeyo nidaamcusuboodastuuri ah; Sidagogoldhiggadastuurkauucadeynayayo, “DadweynahaMareykanka” ayaaamrayoosameeyaydastuurka; Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  8. DastuursameeyntaiyoFaragelintaDibadda Faragelintacaalamiga ah ee dib u dhiskadalakakasoobaxaayadagaaladawaxaa la soogudboonaatofaragelindibadda ah marka ay doomayaan in ay dib u eegis ku sameeynayaadastuuradooda: Faragelintacaalamiga ah waxay noqonkarataatalo-siinfarsamosharciyeed, dhaqaale lagu dhammeystirayomaamulkageedi-socodkadastuur-sameynta; Tusaalooyin • DalkaCiraaqciidanshisheeyeayaahaystaymarkii is-beddelkiidastuurka la billaabay; • Dastuurkii East Timor waxaa la ansixiyaymarkii ay maamulaayeenMaamulcaalami ah; • DastuurkaJarmalkawaxaa la qorayiyosameeynweyn ay ku lahaayeenIsbahaysigaGalbeedka; Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  9. Dastuur-sameyntaiyofaragelinta Intii u dhexeysay 2002 – 2003 CiraaqwaxaykujirtaygacantamiliterieeMareykankaiyoIngiriiska; Maamulka Is-baheysiga Ku-meel-gaarka ah ayaamas’uulkaahaamaamulkooda; Maamulkaaskor ku xusanayaadhisay Golaha MaamulkaCiraaq (Hay’ad la magacaabay) siuu u soodiyaariyoSharcigaMaamulkaXilliga Kala-guurka (SMXG) eeDawladdaCiraaq; SMXG waxaaka mid ah qaabsharciyeed ku saabsanhabraacadastuur-sameynta, sida: 1. Baarlamaan la soodoortayoodiyaariyadastuurrasmi ah; 2. In dastuurkalaguansaxiyoafidadweyne Dalka Iraq Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  10. Dastuur-sameyntaiyofaragelinta Qaybtamuhimka ah eenuxurkaqoraalkadastuurka waxay billaabataykaddibmarkiijoogistiiciidankiiqabsaday ay sirasmi ah u dhammaatay (Jan 2005), waxaanaxigtaydoorashooyinkiiBaarlamaankakmg ah; MaadaamaSunniyiintu ay intoodabadneyd ay qaadaceendoorahsooyinkii Golaha Shacabka, waxaatirodheeri ah oowakiilpmatashashacabkaloogubaahdaygeedi-socodkadastuur-sameynta. Marnna ma dhamaanincabashooyinlagacabanaayofaragelindibadeedintii ay socdeenhawlahadastuur-sameynta; • Saameynta ay SMXG (oo ay soodiyaariyeenciidamadiigumeysiga ah) ku laheyddastuurrasmi ah waxay ahaydxiisadsoonoqnoqoneysa; • Walaaca la xiriirayfaragelintadibadeedeesaabsanaadhankanuxurka, habraacaiyowaqtigaayaamarkastajiray; Dalka Iraq Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  11. KaqaygalkaDadweynahaiyo in kale ? Dib-u-dhiskadagaalkakaddibwaxaa loo baahanyahayineyawooddalagaqaybgeliyokooxihiihorayloogasaarayeekatirsandadweynaha: sida, haweenka, dadkalagatirobadanyahay, kuwadanyarta ah… HeshiiskaCaalamigaeebulshadaRayadka ah iyoXuquuqadaSiyaasadeed (ICCPR) ee 1976, wuxuu ku cadeynayaaxaqaqaybgalkahawlahadawladda (Qod. 25) Sidoo kale AxdigaAfrikanka ah eeXuquuqdaAaadnahahiyomiddaShacabkabaee 1981 (Qod.13(1)) ; Qaanuunkandawligaahiee la xiriiraxukunkadimuqraadiga ah ma loogudarikaraadastuur-sameynta? Waa maxaydimuqraadiyad? – markalagafiirshodhinacahabraaca – waadoorashooyinxor ah oocadaalad ah, oo ay kaqaybgalaanaxsaabsiyaasadeed, xeerarkaloollankaiyodaaweyntakhilaafyada… Sidoo kale ma shardiguud baa ka-qaybgalkadadweynahaarrimahamaamulka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  12. KaqaygalkaDadweynahaiyo in kale? Maxaaloolajeedaa ”ka-qaybgal” arrimahadawladda (tusaale, Qod.25(1) ICCPR? • In la doortowakiiladamatalaaya; • Aftiyo loo qaadoqoraalladadastuurka • Wacyigaliniyo la-tashidadweynaha Sideebuuka-qaybgalkuugaabuuraa is-beddelbulshadahexdeeda? Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  13. DhisiddaIsafgaradbulshadaDhexdeedaDagaalkakadib Miyeeyshaqeynaysaaisafgaradlagadhexabuurokooxasiyaasadeeddhexdooda? FikaraddaKhilaaf/Isafgaradbulsho – dawladdaayaaudubdhexaad u ah diyaarintaiyomaareyntatallaabooyinkawadahadaliyoisfagaradabuurid – waxaanasoohorrmarinaysaaqaab-dhismeedkaawoodeedeebulshadaasee ku aadanarrintan; Aragtidadagaalkawaxaashardi u ah in xoog wax lagu maquuniyo – “guuleystahawuxuuqaadanayadhammaanawoodda; Bulshadarayidka ah umahalgameysosi ay u hanatoawoodsiyaasadeed – xubnaheeda waxay ku shaqeyn wax is-fahamsiin, wadashaqeyniyo is-afgarad – sidaaawgeed in la abuuroisafgaradhalkiiabuuridintiixaalad wax la’aan ah dhicilaheed; Ma tahay in diiradda la saarobulshadarayidka ah? Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  14. GeeddiSocodka ma loo baahanyahay? Waa maxayxiriirkauugeeddisocodkan la leeyahaynatiijadaDastuurka? Qoreyaashadastuurku ma ogameesha ay galayaanmaamulkadastuurkaka dib (jahlinimodaahsoon), sidaasdarteed ku dadaaldantaguudbeddelkahalkaaadkafikiraysid tan gaarka ah. Hay’adodangaar ah,, Saamaynta ay shisheeyuhukuleeyihiingeeddisocodkan. Kaqaybgaldadweynahaiyouguurgalid. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  15. SamayntaDastuurkaiyo Wax kabedelid Dastuurwaxa loo ansixinayaaiyadooujeeddadutahay in uunoqdo mid waaro , laakiinsemarkalagareeboarrimomuuqdo (SidaDastuurkaMaraykanka ) dastuurradabadankoodu waxay jiri /noolaankaraan 17 sano; Dastuurwaa la beddelikaraagebiahaantiiba, wax lagabedelikaraa, laakiinsemararkaqaarkoodwaxaadhicikarta in la kalasaariwaayolabadaasiarrimood; Wax-ka-bedelkawaxay la raacdaahabraac loo baahanyahay in wax lagu bedelonuxurdastuurkahaddajira [nidaamsharciyadsoconaysa]; Beddelaadwaakategidgebiahaabadastuurkahoray u jira[Mid cusub].

  16. SOC KategidDastuurkihorearrimahaakeenikarowaxaaka mid ah: • kacdoon; • Madaxbannaanigumeysika dib; • QaranlaDhisaayo /Qaranabuuris[Iraq, East Timor, South Sudan] • InqilaabXukuumadeedama in lagagaadkaadodagaal; Si socosho v Mid cusub KoonfurAfrika waxay iskudaydayinayiskumiisaantobaahi loo qabo in ayssiisocodaansharcigiijirayintauujiroxilliga ku meelgaarka ah intiigebiahaansharcidarrolagadhigilahaadastuurka, baarlamaaniyoxukuumaddaiyadaoo la adeegsanayadastuut ku meelgaar ah; Dastuurkkakmg ah wuxuuyaahaykabad u dhexeysa mid horeiyo mid cusub;

  17. HowlahaGeeddiSocodkaDastuursamaynta Dhaqaale; Habraacisku-xiga; Waqtixadidan; In lagu heshiiyoqaabka Dib u habeen loogusameeynaayodastuurka ; QaabkaHeshiiska ; UjeedadaQaabeynta; mid meel-ku-gaar ah, mid kooban, amadhamaystiran? Talo-wadaagyaasha (actors) iyokaqaybgalkadadweynaha; HabkaFarsamadaee lagu xalinaayoIsmariwaaga; QorisDastuurqabyo ah ; KadoodisqabyoqoraalkaDastuurka; Habayntadastuurka; Hirgelintadastuurka ; Lagasooxigtay : Dastuursameyntaiyo Dib u habaynta: XulashooyinaGeedi-socodka(Interpeace): Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  18. Qaababka loo marayoHabraacaDastuurSamaynta; HabraacBaarlamaani ah, Golaha Ansixinta , Shirweyne; MagacaabidGuddimadaxbannaan; MiiskaDoodda; Kaqaybgalkadadweynaha; Aftiqaadis (Ansixin ); Habaynku-meelgaar ah ; Dibueegisgarsoor; Lagasooxigtay : DhisiddawladeedXilliga ku-meelgaarka ah (USIP) Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  19. Qaababka loo marayoHabraacaDastuurSamaynta Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  20. Qaababka loo marayoHabraacaDastuurSamaynta Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  21. QaabkaGeeddiSocodkaDastuurSameeynta Ma jirohalqaaboo wax kasta ku habboon – dal kastaiyotaariikhdiisaayuu u gaaryahy; Qiimeyn lagu sameeyaydalkataariikhdiisa (dagaalka dib, kalaguurdhaqaale), arrimodhaqan (dalbashokaqaybgaltoos ah, taariikhxukunaan la dooran, tixgelingarsoor,), geeddisocodhaddajira (dagaalo, cadaadissiyaasadeed ),danoshisheeye (faragelindeeqbixiyeyaashaiyodanahajoogtada ah ), iyokuwo kale ooka mid ah ; Arrimahasamaynta ku lehqaabka la qaadanayo Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  22. QaabkaGeeddiSocodkaDastuurSameeynta Golaha Ansixintawuxuusitoos ah xoogasaarayaadastuutkamana ku hawlanahawl-maalmeedkajoogtada ah eeBaarlamaanka; Golahanansixintawaxa loo soodoortayookeliya ah geedi-socodkadastuurkasiuuhelosharciyadguud– baarlamaankawaxaa loo doortaa nidaamka siyaasadeedeejiramaalintaas; Tusaale . cashuur, caafimaad etc. golahaansixintawuxuu ku qaybqaataahawlahamudadadheersoconaayaee (dastuurka); Danosiyaaseedayaafududeeya in xubnahagolahaansixintaaysaan door kacayaarinsiyaasaddamustaqblka; Kooxballaranoogo’aangaarta way adagtahay in la maareeyo, balse way sahlantahay in la iskudheelitirodanahaiskasoohorjeedaeewakiiladatiradabadan. HabraacBaarlamaani ah, mid Golaha Ansixinta, shirweyne Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  23. QaabkaGeeddiSocodkaDastuurSameeynta Kategidcodeynshacbigamacnaheedu waxay tahay in la sameeyo kooxodanleey ah ooballaarnoowakiil ah; Waxay ku xirtantahaygebiahaanhabraacxulasho – yaakadhigaaya in xubnahaguddiga ay noqddankuwa loo wadadhanyahay?; Waxaa loo baahanyahay in siyaasaddalagasaarohabraacaxulahshada; Waxaamarkasto loo baahanyahay in qabyoqoraalkalagaansixiyohabdimuqaraatioosharciyeeysansidagolahaansixintaoo la soodoortay. MagacaabidGuddi Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  24. QaabkaGeeddiSocodkaDastuurSameeynta Waxaawligeed lagu isticmaalaydalalkaBarigaYurup; Waxaa la istcimaalaymarkalabadadhinac ay leeyhiinsharciyaddastuur ah ookagahadlikaraanmiiskawadahadalka – sidaxisbigataladakadegaayaoolagelaayomacaamilxisbigataladagabanaayasi loo heloxilwareejinsahlansiyaasiintadhexdooda; U isticmaalmeelahaaadisleedahay in ay hurinaysocolaadhadii loo soobandhigodadweynah. Miis-wareegsan Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  25. QaabkaGeeddiSocodkaDastuurSameeynta La soco: wacyigelintabulshadaiyo la tashigadadweynahawaalabaarrimoodookaladuwan, Waxay xaqiijinaysaa in dadweynaha la wacyigeliyayiyo in ay iyagu leeyihiin qoraalkadambeyska ah eedastuurkataasookeenaysasugnaaniyojoogteen; maamulahaan way adagtahay in la sameeyo arimahaas: warbaahinta, masraxa, daabacaadda, la xiriirkadadweynaha , uruurintanatiijada ,dejintaxeerhagaayawixii loo gudbinkarodadweynaha; La wadatashigakamaturjumaayo in dastuurdhabahaan wax lagabeddelay = Hadafkumuxuuyahay ? In wax lagu biixriyo ? Ama in ay jirtosharciyaddadweyne? KaqaybgalkaDadweynaha Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  26. QaabkaGeeddiSocodkaDastuurSameeynta Goormaa la qabankaraaafti– inta lagu jiroqoraalka?Amadhamaadkaqoraalka ? Inuusharciyeeyogeedi-socodka ; Qorayaashadastuurku waxay sifiican u ogyihiin in wax-soo-saarkooda loo gudbindoonocodbixiyeyaashadadweynahataasina ay u horseedeyso in ay soosaaraandastuurwanaagsan. Habkacodbixintatooska ah waa in aysanbeddelinkaqaybgalkadadweynaha; Siyaasiyiintu waxay kafaaiideysankaraancodbixiyeyaashasi ay u ansixiyaandastuurka, sidafalanqaynsiyaasadeedeemarkaassocota ; Codeeyeyaashu waxay codkooda ku bixinkaraan Maya habraacaooxumaaawgiisxitaahaddiuudastuurkauufiicanyahay . Codbixiyaashaooaan loo sheegin. AftiDadweyne Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  27. QaabkaGeeddiSocodkaDastuurSameeynta Heshiisdhexmarahoggaamintaxisbiyadawuxuusaldhig u noqonkaraakaraaaasaaskadastuurkamadambeys ah; Waxaa Loo adeegsadaybilowgaarinta – laakiinsewuxuu u baahanyahay in la dhisosharciyadinta lagu jirohab-raaca. Habayn ku meelgaar ah Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  28. QaabkaGeeddiSocodkaDastuurSameeynta Hay’adaan la dooranoo cod kulehdastuurka ; Ku tiirsantahaytaariikhdagarsoorkaooxushmad ku dhexlehdadweynaha . Dib u-eegistaGarsoorka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  29. DastuurkaSamayntaiyo dib-u eegistaDastuurkaee Somalia Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  30. TaariikhdaDastuurka Soo-yaal Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  31. DastuurkiieeMadaxbannaanida 1960 Dastuurkiiuguhorreeyayee Somalia waxaa la bilaabayisagaooqaybkaahaaIsmaamulkii Somalia eexukunkiiwasaayadaoomarkaashoosimanayayQaramadaMidoobay; GuddifarsamoookakoobnaasagaalxubnoodooTalyaaniahaaiyo mid khabiirkuahaaxubnahadastuurkaayaadiyaariyay; 12 xubnoodoo kale (9 ka mid ah ay yihiin Somali) ayaa lagu darayintii lagu gudajirayhowshaguddigafarsamo ; QabyoQoraalayaa loo soogudbiyayguddigiisiyaasaddabishiiNofember 1958 ; SharcigaTirsisigiisuyahay 6 eesoobaxaybishiiJannaayo 8da, 1960 Golaha Shacbiguwuxuu ku shirayisagoolehawooddaGolaha Asixinta (constituent assembly); Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  32. DastuurkiiMadaxbannaanida 1960 Golaha Sharci-dejintuwuxuumagacaabaygudddiSiyaasadeedeeqorasanadkii 1960; In kabadan 31 maalmoodayuu Golaha shacbigu/Golaha Ansixintakadoodayayaqoraalkaqabyadaahaa , ugudambayntiinawuxuunuqulkiikamadambeyskaahaa la ansixiyaybishiJuun 21, 1960; Dastuurkuwuxuuqorayay in halsanogudaheedmarkauudhaqangaloaftidadweyne la abaabulolagunaansixiyo ; DastuurkiiwaxaalaguoggolaadayaftidadweyneJuun 20, 1961; CinwaanHoose Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  33. Datuurkii 1969 Inqilaab – Kacaan XukunDegDeg ah Warqaddakowaad–Golaha SareeeKacaanka-Axdigakowaad/ WarqaddaKowaad – waxay kadhigneedsidiiDastuuroo kale markalagaeegoaragtidaCiidankiiqabsadaydalka- siyaasaddaarrimahaDibadda, nabadgelyadaqarankaiyoqaab- dhismeedkadawladda. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  34. 1979 Mar haddiciidankiiuudalkaooidil la wareegaxukunkiisawaxaa la sameeyay DastuurHantiwadaag ah WaxaahogaaminaysayRuushka– ardaykasoonqotaydalalkaRushkaiyoJarmalka -ayaasameeyayxafiiskiiXiriirkaDadweynaha– waxaa la dhisayxaruumo lagu fidinaayomabaadiidahantiwadaagga; Waxaakhasabahaa in muwaadinkastauucodeeyo – halmusharaxna u codeeyo-haaamamaya Waxaadastuurka lagu ansixiyayboqolkiiba100% aftidadweyne Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  35. 1993-2000 Shirkii Dib u HeshiisiintaQaranka “XilligiiDagaaloogayaasha” 1993 Ethiopia 1996 – Egypt Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  36. 2000 Waxaa lagu doortayMadaxweyne Waxaa la ansixiyayAxdigaQarankaeeKmg ah Waxaa la bilaabayqaabkaawoodqaybsigaee 4.5 Waxaa la dhisayBaarlamaankakooban 275 xubnood LehMadaxeyneiyo R/Wasaare In la diyaariyodastuur ku dhisan nidaamka federaalka In la sameeyo dib u heshiisiin ShirkiiArta Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  37. 2003-2004 Dabayaaqadii 2002 ayaashir dib u heshiisiin ah kabilaadaydalka Kenya oo ay ay taagyeereysay IGAD Dagaaloogayaashiiawoodkuma la haynshirkiiCartalaakiinsehalkanMbagathixoog bay ku lahaayeeni Geedi-socdkiiMbagathti Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  38. AxdigiikuMeelGaarkaFederaalka 2004 Intii u dhexeysay 2002 iyo 2004 waxaalaguqabtay Kenya dhowrshirardibuheshiineedoo ay wadday IGAD; GeeddiSocodkaaswaxaa lagu gaarayansixintiiAxdigaFederaalka ah iyoDawladKmg ah; Inkastaoolagu kala geddisnaaarrimo door ahaaiyosidauunoqonlahaakudhaqankaaxdigafederaalka , haddana “sacabayaalaguoggolaaday”; Barlamaanka lagu abuurayaxdiganiyoguddigii loo xilsaarayinaysooqoraanDastuurmidkoodnasitoos ah shacabku u ma soodooranin. Axdiguwuxuuxusayaa in la samayndoonoGuddiDastuurooFederaal ah kasoosoomagacaabo Golaha Wasiirradaoonaoggolaado Golaha Shacabiga ku meelgaarka ah. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  39. Axdigaku-meelgaar ah eefederaalka2004 QodobadaAxdigukmg ah wuxuuqorayaa la sameeyo dastursaldhigiisuyahayfederaal; Sidoo kale wuxuuqoraayaay in qoraalkadastuurkafederaalkuuu ku dhamaystirmolabasanoiyo nus gudahoodlagunaansixiyoafti [Qod 71(9]; Dhabahaan, qoraalkadastuurka la soojeediyaywuxuuqaataymuddokabadan 8 sano , mana loo dhamaystirinsida la filaayay; Qoraalkadastuurkawaxaa in mudda ah horistaagayamaandarroiyo in muddodheernaGuddigii loo xilsaarayinuuqoro ay ku sugnaayeendalkadibeddiisa; Dibudhacawaxaaqaybweynkaqaatayxasiloonidarrada.; Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  40. Axdigaku-meelgaarkaFederaalka 2004 Cadaadisxaggawaqtigasi loo dhamaystirokalaguurkasiyaasadeed , loonadoortodowladrasmi ah, waxaacaddaatay in aandastuurka la dhamaystirikarinsiloogugudbowada-tashidadweyneiyoafti ; Si geeddisocodkalooguhelosharciyad, GoleAnsixineedookakooban825 xubnoodayaawaxaasooxulay in kayar 200 odaydhaqameedyotaasoo ku salaysanhabka 4,5; Golaha Ansixinta waxay haysteen 9 maalmoodsi ay ugafalanqoodaaan , kadibna ay u ansixiyaandastuur ku-meelgaar ah; Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  41. Axdiga ku-meelgaarkaFederaalka 2004 Wuxuufarayay in la dhisoGuddigaMadaxabannaaneeDastuurkaFederaalka (IFCC) oonaansixiyoBaarlamaanka; GuddigaMadaxabanaanwuxuuqoray “dastuurFederaal ah” wuxuusameeyay la tashidadweynewuxuunahorgeeyaybaarlamaanka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  42. 2011 WuxuudejiyayqorshihiiugudambeeyayeeansixintaDastuurkakmg ah; Waxay go’aansadeen in la sameeyo GuddiKhubaro ah ooqaabeeyasoosaariddanuqulkaugudambeeyaeedastuurka Waxay iskuraaceen in dastuurka ay ansixiyaan Golaha AnisixintahalkauuansixinlahaaBaarlamaankacaadig ah. Khariidada Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  43. DastuurkuMeelGaar ah 2012 Dastuurka ku meelgaarkaahaaloomaarkininuunoqdodastuurdhamaystiran , wuxuunamarayhabraacyoadagee dib loo eegisiyoansixinno; Talo-wadagyaashaugumuhimsaneedibuqaabeyntadastuurka : • GuddigakormeerkaiyohirgelintaDibueegistaDastuurkakmgah (OC); • GuddigaMadaxabannaaneedibueegistadastuurkaiyohirgelintaGuddiga(ICRIC) • BarlamaankaFederaalka ; • DawladGoboleedyada • ShacabkaJamhuriyaddaFederaalka Somalia Hab-raacaDibueegistaDastuurka Guddiyada Di u eegista Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  44. GuddigaKormeerka GuddigaKormeerkawaaguddibaarlamaani ah ookakooban 5 xubnoodookasocotagolahashacabka , 5 kasocotaaqalkaSareiyohalxubinoo ay soomagacowdaan mid kastaookatirsandowladahaxubnahaka ah federaalka [Qod. 133 (2)]; HaddiiuumaqanyahayAqalkaSare ,Golaha Shacbiganoqonaayabarlamaankafederaalka ah [Qod. 138 (2)]; Golaha Shacbiguwuxuumagacaabay 10 xubnooodookatirsansi ay ugutaagnaadaanGuddigaKormeerka ; Wafdiyokasocdadowladahaxubnahaka ah federaalka lagu ma darin, taabeddelkeedaxubnokasocda Golaha Shacbigaayaa lagu sooxulayqaabmatalaadgobol. ; Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  45. GuddigaMadaxabannaaneedibueegitsaDastuurkaiyoHirgelintaGuddigaGuddigaMadaxabannaaneedibueegitsaDastuurkaiyoHirgelintaGuddiga GuddigaMadaxabannaaneeDibueegistaDastuurkaiyoGuddigaHirgelinta (CRIC) waaGuddiMadaxbannaanookakooban 5 khubaraa ku ah qoryaalsharci ah soonamagacowdowasaaradda ay khuseysokadibnauuansixiyobaarlamaanka ; Baarlamaankafederaalka ah muddadaxilligakowaadwuxuuansixinaayaa wax kabeddelid lagu samayaydastuurkakmg ah codeynaqlabiyad 2/3 eelabadaaqal [Qod. 136 (1)]; Dastuurkakmg ah oo wax lagabedelaywaxaa loo gudbindoonaaaftidadweyneintauusandhamaanxillikowaaddeebaarlmaanku [Qod. 136 (2)]; Sannadkii 2016 Golaha ShacabkuwuxuuansixiyayQaraar wax kabedelkadastuurka dib u loogadhigayaftidii in la qaadoxilligalabaad; Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  46. HowlahaGuddigaKormeerka CinwaanHoose Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  47. Intaasmaxaakuxiga ? Iyadaoo loo arkayay in habraacadibueegistadastuurkaoodhan la dhameystiroxillikoowaadeebarlamaanka, kulamadaiyoqaababka is-dabajoogga ah eekor ku xusan waxay abuureenshaki. MuxuunoqondoonaahabkaSomaliya ku helikarodastuurrasmi ah? Waxaajiradhowrarrimoodoo ay tahay in wax lagaqabto : • Hay’adihidibueegista ma aysandhamaystirindiyaarintaqoraalkakamadambeyska ah inkastaoouudhamaadayxilligoodi [Qod.133 & 134]; • Wada-tashigadowladahaxubnahafederaalka ah lama shameyninsababtaoo ah iyadoogoordambe la soodhameystiraygeedi-socodkafederaaalaynta ; • La tashadodadweynahaeedastuurkaayaanweli la sooabaabulin ; • Ansixintadadweynuhueedastuurkaayaan la sameyninsidauuqabo (Qod.136(2). Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  48. IntaaMaxaaxiga? Dastuurkakmg ah ma siiqorsheynhabfarsamohaddaxaaladahanoo kale timaado, laakiinsexulashooyin furan sihorayloogusocdoayaawaxaaka mid ah : • In ay iskajiraanilaaxadqaababkahaddajiraqaabayntadastuurka la sameeyayxilligakowaad, balse lagu daroAqalkaSareisbedelka ay soojeediyaanAqalkaSare; • La sameeyo GuddiDibueegtaDastuurkasidauuqaboQodobka 137. Si kastaba ha ahaatee , qaabkaafarsamowaxaa la filayaa in uudhaqalpka dib markaugudambayndastuurka lagu ansixyaaftidadweyne. • Hab-raacadibueegistadastuurkawaxaa loo leexinkaraasicaadi ah oo ah eehabka wax kabeddelistadastuurkaoo ku cad Qod.132. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  49. MahadsanidiinDhageysigiinaWacan !! Name of presenter (Insert > Header and Footer)

More Related