1 / 17

ESL Program at Portland Public Schools

Portland Public Schools serves over 46,983 students, with 9.1% in ESL. Tailored ESL programs aim to improve English language skills and academic performance over 5 to 7 years. ELD curriculum includes Math, English, Science, and Social Studies. Parents are encouraged to be involved in their child's ESL education.

gudrun
Download Presentation

ESL Program at Portland Public Schools

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Qoysaska Soodhawaada Dugsiyadda Guud ee Portland English as a Second LanguageESL

  2. Ardayda Dugsiyadda Guud ee Portland PPS waxay u adeegtaa qiyaastii 46,983 oo Arday 4,278 ardaydaa ka mid ah waa ESL. Qiyaastii 9.1% ee dhamaan PPS. Tiraddan waxaa lagau saleeyey tirintii hore ee Bishii Oktoobar.

  3. Luqadaha ugu Badan ee PPS Spanish – 2,118 Vietnamese - 583 Chinese - 257 Somali - 244 Russian - 166 Tiradan waxaa lagu saleeyey macluumaadkii Sanad dugsiyeedkii 11-12

  4. Ardaydu waxa ay usoconayaan barnaamijka sida hadba heerkoodu yahay, walow ay cilmi baadhistu odhanayso waxay qaadataa in ay ka gudbaan 5 illaa 7 sanno.

  5. ESL-ku waxay kale oo qaataan Tacliimaad ku jeedaa maadooyinka muhimka ah iyadii oo la adeegsanayo nidaamka tacliimaad ee goonida ah : • Xisaab • English • Saynis • Cilmiga Bulashadda

  6. ESL oo dhan waxay qaataan, ELD Horumarinta Luqadda Ingiriisdda

  7. Heerarka ELD, Bilow Dhexe Horumarsan Ardayda waxaa lagu maleeyaa heerkooda iyadda oo loo eegayo imtixaanka. Ukala gudbidda heerarka sida badan waxa ay dhacdaa dhamaadka xiliga qiimeynta.

  8. Maxaanu samaynaa ELD? Dhagaysi Hadal Akhri Qor

  9. Ardaydu ma wax ka baaqanaya ayaa jira xiligaELD? Fasaladda ELD waxaa loo jadwaleeyey tacliimaadka maadooyinka muhimka ah(Xisaab, Ingiriis, Cilmiga Bulshadda, Sayniska.) sidaa awgeed ardayda waxba kama baaqan doonaan tan la xidhiidha maadooyinka muhimka ah

  10. Sidee bay ardaydu oga gudbaan ESL? Bisha Janaayo dhamaan ardayda ESL-ka ee Oregon waxay qaataan imtixaanka guud ee gobolka. ELPA Qiimeynta Xirfadda Luqadda Ingiriiska

  11. ELPA waxa ay leedahay 5 Heer Heerka shanaad waxaa loo tixgeliyaa dhibco wanaagsan ardayguna waxaa uu diyaar u yahay in uu ka gudbo ESL.

  12. Waalidiinta waxa gaadha sanad walba qoraal ooga sheekaynayo horumarka ardaygooda ee ESL.

  13. Ardayda ka gudba waa la, ILLAALAYNAYAA Labada sanno ee xigta si loo hubiyo in ay horay usocdaan iyagii oo aan ubaahan ESL dheeri ah.

  14. Waalidinta ardayda ESL-ka waa in ay helaan adeegy-adda tarjumadda e ay dugsiyadoodu bixiyaan, hadii la codsado.

  15. Hadii aadan helin adeegyadda tajumidda ee daruuriga ah fadlan ku wargeli; 1st - Macalinka Ubadkaaga 2nd – Maamulaha dugsigaaga 3rd – Waaxda ESL-ka 503-916-6525

  16. Ka Qayb qaadashadda Waalidka Macluumaad dheeri ah ama wixii tadawuc ah La xidhiidh waaxda ESL 503 916 6525

  17. MAHADSANIDIN!

More Related