1 / 26

Caafimaadka ilkaha

Caafimaadka ilkaha. Maxaan ilkaha ugu baahannahay?. In wax lagu calaliyo In la hadlo quruxda. Dhismaha iligga. Iliggu wuxuu ka kooban yahay madaxa iligga iyo jirridda. Madaxa iliggu waxa weeye qaybta afka ka muuqata, halka ay jirriddu ku dhegsan tahay lafta qalka. Iligga. Oogada iligga….

bambi
Download Presentation

Caafimaadka ilkaha

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Caafimaadka ilkaha

  2. Maxaan ilkaha ugu baahannahay? • In wax lagu calaliyo • In la hadlo • quruxda

  3. Dhismaha iligga Iliggu wuxuu ka kooban yahay madaxa iligga iyo jirridda. Madaxa iliggu waxa weeye qaybta afka ka muuqata, halka ay jirriddu ku dhegsan tahay lafta qalka.

  4. Iligga Oogada iligga… …iyo iligga

  5. Samayska iliggu wuxuu bilowdaa waqti hore • Ilmaha oo weli uurka ku jira ayaa samayska ilka-caanoodku bilowdaa. • Samayska ilkaha joogta ah waxay bilowdaan wax yar ka hor inta aan ilmuhu dhalan

  6. Cirridka Ma ahan in cirrid caafimaadqabaa dhiigo kolka caadi loo cadayayo ama findhicil la isticmaalayo.

  7. Sidaan yaad ilkahaaga u nadiifineysaa: • Ku aaddi cadayga cirridka geeskiisa oo caday ilkaha iyo cirridkaba. • U caday sidii adigoo ku xoqaya • Cadayga aad ha ugu xoojin Waxaa ugu sahlan in ilkaha isku mid loo cadayo maalin walba si ay ilka oo dhammi nadiif u noqdaan. Marka hore kuwa sare oo laga cadayo dusha, kadibna gudaha, cirridka iyo ilkahaba. Kadibna loo cadayo kuwa daanka hoose. Ugu dambayntii dhammaan meelaha wax lagu calaliyo – taxadar dheeraad ah.

  8. Ilkaha ayaa xanuunaya Waxaa jira sababo badan oo ilkuhu u xanuunaan qofka aan ilkaha ku lahayn daloolo. Sabab badanaa dhacda waxa weeye in cirridku uu gadaal u durkay oo qayb ka mid ah iliggu ay soo muuqatay. Waana mid xasaasi ah oo kolka aad cabbayso wax qabow ama kulul, waxaa xanuun laga dareemaa dareen-wadayaasha iligga ku dhexjira..

  9. Waa in ay nadiif ahaadaan ilkaha dhexdoodu- waxayna muhiim u yihiin sida in la cadayo ilkaha • Dunta ilkaha • Qoriga lagu findhicisho • Buraashka ilkaha dhexdooda • lagu nadiifiyo

  10. Ha illaawin carabka Carabka Waxaa ku ururabakteeriyo keenta ur xun, marka waa mihim in add xoqda carabka.

  11. Isticmaalka foloriinta • Waxaa foloriin daryeelkla ilkaha loogu isticmaalaa hab ka hortagga ah, sababtoo ah foloriintu waxay ku samaysantaa dusha iligga oo kolkaasna ka dhigtaa iligga mid adkaada oo ay yaraato in iligga suus ama qurun galo. • Fluortandkräm • Fluorsköljning • Fluortablett • Fluortuggummi • Fluor gel & fluorlack (på tandvården)

  12. FOLORIIN DHEERAAD AH +

  13. Nadiifin: Goorma ayey carruurtu bilaabayaan in ay ilkaha cadaydaan? Ilaa da’dee ayey u baahan yihiin in la caawino ? Immisa jeer ayaa ilkaha la cadayayaa?

  14. Dahaar ilkaha kor saaran • Waa wax dahaar huuro u eg oo ilkaha kor fuula. • Waxayna badanaaba ka kooab tahay bakteeriyo. • Dahaarku wuxuu sababaa dhibaatooyin kale oo ilkaha ku dhaca.

  15. Suuska Suusku waxa weeye cudur infakshan ah oo looga hortegi karo iaydoo la caadeysto cunidda cunto wanaagsan iyo nadaafadda afka.

  16. Hur får man hål i tänder?

  17. Huurada ilkaha Muddo 24 saac gudahood ah ayey huuradu ku samaysmi kartaa oo inta ay adkaato isu beddeli kartaa huurada ilkaha, taas oo adkaysa in buraashka cadayga lagu tirtiro.

  18. Inflammation i tandköttet & tandlossning Astaanta ugu horreysa oo lagu garto in cirridku la bararay infakshan galay awgiis iyadoo cirridka ilkaha u dhowi bararo oo midabkiisu isu rogo casaan ama guduud Isbar sidii aad uga hortegi lahayd waqti hore

  19. Cuntada iyo cabbitaanka ilkaha caafimaadka ah • Harraadka iskaga baabi’i biyo oo iska ilaali cabbitaan sonkor ku jirto • Wax cun waqtiyo joogto ah oo iska ilaali inaad hadba wax yar cunto si ilkuhu u nastaan • Cun nacnaca iyo macmacaanka kale toddobaadkiiba hal mar

  20. Afka oo qalala ama engega- candhuufo la’aan Maxaa sabab u ah?Maxaa laga qaban karaa?

  21. Ilka xanuunka Daloolka ilkaha, qoditaanka aad u hooseeya, Luqunta iligga oo dibedda u soo baxda Isxoqidda ilkaha, infakshanka cirridka

  22. Nabarada afka • Burooyinka nabarada ah oo ka soo baxa dibnaha iyo agagaarkooda waxaa sababa infakshanka fiiruska Herpes. • Waxaa dhici kartaa in fiirus jirka ku jiray waqti dheer iyadoo aan wax dhibaato ah la dareemin.

  23. Iscadaadinta iyo isxoqidda ilkaha

  24. Jaqidda caagga carruurta iyo suulka Haddii uu ilmuhu joogto u nuugo caagga ilmaha ama suulka waxaa laga dareemaa agagaarka ilkaha.

  25. Haddii aad ilkaha xanaanayso waqti dheer ayey fiyoobaanayaan!

  26. Caawimaadda daryeelka caafimaadka ilkaha ee Landstinget daryeelka caafimaadka ilkaha oo soo baxay 1999 wuxuu maamulka gobolku ka caawinayaa:

More Related