110 likes | 334 Views
Lafaha jidhka. Dhismaha Jidhka. Qalfoofka. Jidhkeena waxuu leeyahay qalfoof . Qalfoofka waxaa waxaa la yidhaahdaa lafo . Ilmahu markuu dhashowuxuuleeyahay 350 lafood . Qofka weyni wuxuu leeyahay 206 lafood. Lafaheena oo dhammi ma iku wada qiyaas baa.
E N D
Lafahajidhka DhismahaJidhka
Qalfoofka • Jidhkeenawaxuuleeyahayqalfoof. • Qalfoofkawaxaawaxaa la yidhaahdaalafo. • Ilmahumarkuudhashowuxuuleeyahay 350 lafood. • Qofkaweyniwuxuuleeyahay 206 lafood.
Lafaheenaoodhammimaikuwadaqiyaasbaa • Lafheenuwey kala duwanyihiin. • Waxaynuleenahaylafodhaadheeriyokuwogaagaaban. • Lafta bowdadaayaaugudheerwaxaanaygaadhikartaailaa 50cm. • Lafta uguweyninawaa ta misigta. • Lafta uguyarinawaa ta ku jirtadhegta.
Lafta madaxa • Madaxuwaxauukakoobanyahaylafabadanoo is qabsaday. • Lafta madaxuwaxaayilaalisaamaskaxda.
Ryggraden • Lafdhabartuwaalafobadanoo is dulsaara,waana lafta gidhka kor u haysa. • Lafadhabartawaxayleedahadayxubnokuwaasookuwadhabarkadhaqdhaqaajiya. • Lafdhabartawaxaa ku dhexjiradareemayaasha.
Brystkassa • Laabteenawaxaa ku daboolanlafahafeedhahaiyo lafta sakaarka. • Feedhaheenuwaxaykakoobanyihiin 12 feedhood. • Lafahafeedhuhuwaxaayilaaliyaan sambabada iyowadnaha.
Lafaheenadhedoodumiyaymadahanyihiinmisewaxbaa ku dhexjira • Lafaheenuwaa sida dhuumahaookaleooadag. • Lafaheenawaxa ku dhexjiradhuux. • Dhuuxuwuxuusameeyawalxadhiigacadiyokacas.
Hvordan vokser beina? • Markuuilmahudhashomadhamaystirnalafahailmuhu. • Lafahuwaxaykasamaysanyihiincarjowjilicsan. • Carjawdaasi si qonyarqonyar ah ayeyisugubedashaalaf. • Marka aycarjawdulafisubedashoayeylafahunakoraan. • Marka qofkada’diisugaadho 20 sanoayayistaagtaakoristalafahu.
layli Tee baasaxa? • Waamaxayqalfoofku? • A)waalafahajidhka. • B)Waamadaxa • C)Waamuruqyada. • Waaimisatiradlafaheenu. • A)602 • B)206 • C)260 • Lafta madaxawaamaxayshaqadeedu? • A)Jidhkaayey kor u haysaa. • B)Waxaayinagacaawisaa in aynufikirno. • C)Maskaxdaayeykailaalisawixii ku dhicilahaa.
Spørsmål 4.Imisa faroodbaynuleenahay? • 12 • 15 • 10 5. Maskaxdumaxayqabataa? • Jidhkaoodhanbaymaamushaa • Jidhkaqaybtiisasaremamaamusho • Dhiigaayaysamaysaa