Loogu talagalay dumarka
This presentation is the property of its rightful owner.
Sponsored Links
1 / 25

LOOGU TALAGALAY DUMARKA PowerPoint PPT Presentation


  • 92 Views
  • Uploaded on
  • Presentation posted in: General

LOOGU TALAGALAY DUMARKA. ♀. Tusmada. Habdhiska jirka Cisada (caadada), meertada cisada iyo iska dharidda cisada Sida looga hortago Xuubka birkada Dhibaatooyinka hoosta dumarka Baaritaanka dhakhtareed ee xubnaha taranka dumarka. Muuqaalka ama qaabka hoosta dumarka.

Download Presentation

LOOGU TALAGALAY DUMARKA

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation

Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author.While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server.


- - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - E N D - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - - -

Presentation Transcript


Loogu talagalay dumarka

LOOGU TALAGALAY DUMARKA


Tusmada

Tusmada

  • Habdhiska jirka

  • Cisada (caadada), meertada cisada iyo iska dharidda cisada

  • Sida looga hortago

  • Xuubka birkada

  • Dhibaatooyinka hoosta dumarka

  • Baaritaanka dhakhtareed ee xubnaha taranka dumarka


Loogu talagalay dumarka

Muuqaalka ama qaabka hoosta dumarka

Waxaa hoosta dumarka ku yaal saddex dalool:

  • Daloolka aada kaadihaysta. Waxaa lagu magacaabaa ka kaadimareen.

  • Daloolka dhexe ee ao aada ilma-galeenka. Waxaa lagu magacaabaa siil.

  • Daloolka gadaal ku yaal oo ah dhammaadka mindhicirada, waxaana lagu magacaabaa futo.

1. Venusberg2. Urinrörsmynning3. Slidmynning4. Ändtarmsmynning5. Klitorishuva

6. Klitorisollon7. Yttre blygdläpp8. Inre blygdläpp9. Mellangård


Afka siilka

Afka siilka

äggstock

Dhererka ilmagaleenka: 6-7 sm ka hor inta aan ilmo la dhalin 7-8 cm efter man fött barn

Culayska ilmagaleenka:60-70 garaam


Ciso ama caado awoodda nololi ku abooranto tallaabada ugun horreysa ee naag lagu noqdo

Ciso ama caado- Awoodda nololi ku abooranto- Tallaabada ugun horreysa ee naag lagu noqdo

GOORMA? Waxay gabdhaha cisada ama caadada ugu horreysa helaan inta u dhexeysa 9 iyo 17 sano jir. Kolkaa waxaa weynaada naasaha oo miisaankooda ayaa gaara in ku filan.

IMMISA GOOR? Qiyaastii bishiiba hal mar.

IMMISA MAALMOOD AYUU SOCDAA? Waxay u kala dhexeysaa 3 ilaa 7 maalmood.

GOORMA AYEY CISADU ISTAAGTAA? Kolka qofka dumarka ahi hareeraha 50 sano.


Loogu talagalay dumarka

Ereyga cisada ee menstruation wuxuu ka yimid ereyga måne.

Måne wuxuu afka giriigga la micne yahay bil månad.

Waxaa waqtiga lagu xisaabiyaa wareegga uu dayaxu ku wareego dhulka.

Dayaxu wuxuu dhulka ku wareegaa saddexiyotoban wareeg sannadkiiba. Qofka dumarka ahina waxay ciso ama caado heshaa saddexiyotoban jeer sannadkii


Loogu talagalay dumarka

Kolka cisadu xanuun keento ama ay badan tahay

  • Ma aha wax khatar ah

  • Waxaa jira daawooyin iyo kiniiniyo dejiya xanuunka oo laga iibsan karo dukaanka daawooyinka. Tag oo weyddii shaqaalaha dukaanka daawooyinka.

  • Haddii aysan daawadu ku caawinin la xiriir dhakhtar.

  • Dhaqdhaqaaqa iyo jimicsiga jirku waa wanaagsan yihiin haddii la awoodo oo waxay debciyaan murqaha isku ururay.

  • Shukumaan ama tuwaal ku rid oo dhexdhig biyo kulul, kadibna caloosha saar. Kuleylkaasi waa caawinayaa.

  • Cab shaah ka samaysan dhir ay ku jiraan gabsaracaleen iyo kamomil, waa uu yareeyaa murqaha isku kogay.


Meerta cisada

Meerta cisada

Bil walba waxaa qaybta hibofiiska maskaxda ku samaysma hormoon farriin u dira ugxansidayaasha si loogu diyaariyo hal ugxan diyaar ah.


Loogu talagalay dumarka

Gabadha hadda dhalatay waxay ku dhalatay 400 000 hidde ugxaneed ah oo ku kaydsab ugxansidayaasha.

Habka ugxantu uga soo tagto ugxansideenka oo ugu timaaddo ilmagaleenka.


Loogu talagalay dumarka

Ilmagaleenku wuxuu isu diyaariyaa inuu qaabbilo ugxanta la bacrimiyey.

Haddii ugxanta la bacrimiyey waxay ku dhegtaa xuub-axaleedka dhiiggu ka buuxo ee ilmagaleenka.


Loogu talagalay dumarka

Haddiise aan ugxanta la bacrimin….

...börjar det om...kolkaa waa in dib loo soo bilaabaa igen


Iska ilaalinta dhiigga cisada

Iska ilaalinta dhiigga cisada

Nooce binda mise tampong?

Shirkadee doortaa?


Loogu talagalay dumarka

Bacrinta = shahwadda + ugxanta haddii nadaafaddu aysan dhammaystirnayn ama uusan qofku fursad u haysan inuu gacmaha mayrto.

  • Haddii shahwadda X ayaa marka hore ugxanta dhexgasga, halkaas oo ay ku la kulanto koromosoomka X, kolkaasna wuxuu ilmuhu noqdaa gabar XX.

  • Haddiise shahwadda Y ku darsanto koromossomka X waxaa kolkaa ilmuhu noqdaa wiil XY.


Wiil mise gabar

Wiil mise gabar?

  • Waxaa hidde-jinsiyeedkeennu ay ku urursan yihiin koromosoomada.

  • Ugxanta waxaa ku jira 23 koromosoom oo X ah.

  • Shahwadduna waxay ka kooban tahay 23 koromosoom

  • Unugyada shahwaddu waxay u qaybsan yihiin labo, nus waxa weeye koromosoomada X, nuska kale koromosoomada Y.


Mataanaha

MATAANAHA

Mataanaha ka abuurmay hal ugxan = ugxantii la bacrimiyey ayaa labo u qaybsantay, taas oo micneheedu waxa weeye in jinsiga labada qayboos ay isku mid yihiin

Mataanaha ka abuurmay labo ugxanoon = labo ugxan ayaa waxaa kala bacrimiyey labo shahwo.


Xuubka bikradda waa cad yar oo aad looga hadlay

Xuubka bikradda- waa cad yar oo aad looga hadlay

Xuubka bikradu ma aha xuub wadaqariya afka siilka ee waxa weeye cad yar oo maqaar ah oo dhegsan siilka hdinacyadiisa. Waxaa jira gabdho ku dhasha iyaga oo aan lahayn


Dadka oo dhan dhiig kama yimaado galmada ugu horraysa

Dadka oo dhan dhiig kama yimaado galmada ugu horraysa

  • Qiyaastii 70% gabdhaha dhiig kama yimaado galmada ugu horraysa

  • Gabadhu ma dhiigto haddii xuubka bikradu yahay mid yar oo khafiif ah.

  • Xoogaa ayaa dhiigaa haddii xuubka afkiisu dilaaco.

  • Lama kala garan karo in gabadhu soo galmootay iyo in kale.

  • Galmada kadibna wax isbeddel weyni ma dhaco.


Dheecaano iyo infakshan

Dheecaano iyo infakshan

Caadi ahaan

la iska dhexarki karo ama cad,

ma leh ur silloon

Aan caadi ahayn

u eg jaallo ama huruud/midab-

beddelmay,

leh ur silloon, grynig,


Haca kaadihaysta iyo marinka kaadida

haca kaadihaysta iyo marinka kaadida…

  • ...Waxa weeye infakshano ku dhaca kaadihaystaama kaadimareenka

  • Waxaa taas looga hortegi karaa iyadoo

  • la wanaajiyo habka isticmaalka musqusha(in tirtirka laga bilaabo xagga hore oo gadaal loo wado, kaadida ka dhammee kaadihaysta)

  • in la kaadsho galmada kadib

  • mayr xubnaha galmada ee muuqda


Infakshanka waarigga

Infakshanka waarigga

  • Afartii dumar ahba saddex ayaa waxaa ku dhaca infakshan aan khatar ahayn.

  • Astaanta lagu gartaa waa cuncun, xanfaf iyo dheecaanno.

  • Mararka qaarkood iyagaa iska dhammaada, laakiin marmarna waxaa lagu khasbanaadaa in lagu daaweeyo boomaato ama daawo siilka la geliyo, kuwaas warqad dhakhtar la’aan looga iibsan karo dukaanka daawooyinka.

Ett av många preparat mot svampinfektioner


Horay u soo dhaca ilma galeenka

Horay u soo dhaca ilma-galeenka

  • Umuliddu waxay kala jiiddaa ilma-galeenka oo debcisaa murqaha.

  • Waxaa taas looga hortegi karaa iyadoo murqaha la isku soo ururinayo oo kadibna la debcinayo


Tababarka isku ururinta murqaha

Tababarka isku ururinta murqaha

  • dhabarka u jiifso oo lugaha xoogaa soo laab.

  • Isku soo jiid murqaha adigoo lafdhabarta dhulka ku riixaya.

  • Isdebci.

    Ku celceli shan ilaa toban goor adigoo xoogga aad ku jiideyso kala yareynaya oo marna xoogga aad awooddo, marna xoog khafiif ah.


Xanuunada hoosta dumarka

Xanuunada hoosta dumarka

  • Xanuuneysa agagaarka iyo gudaha hoosta dumarka ama luqunta ilmagaleenka

  • Haddii xanuunku soo noqnoqdo ama kordho, waa in la la xiriiraa dhakhtarka


Dhiigbax

Dhiigbax

Waa inaad dhakhtarka la xiriirtaa haddii dhiigbaxu

  • socdo muddo ka badan labo toddobaad

  • oo uu la socdo xummad iyo xanuun

  • oo uu soo noqnoqdo waqtiyada u dhexeeya cisakeenada

  • oo ku timid galmo ama dhaqdhaqaaq jimicsi oo kale

  • bilo badan kadin markii cisagoyska la helay

  • haddii qaabku isbeddelo – tusaale uu sii kordho ama baaba’o


Bacriminta

Bacriminta


  • Login