1 / 15

WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR

WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR. Koorsada RESA: Xarunta Adeegyada Shaqada. Tusmada Koorsada. Waa maxay RESA? Waa Xarumo Ilo Waa Goob Laga Helo Shirkad Dad Shaqaaleysiisa Waa Meelaha Shaqooyinka Lagu Soo Bandhigo Waa Tababar Xirfado

ryanadan
Download Presentation

WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHA Q IIMEYNTA A DEEGYADA S HAQAALEYNTA KA H OR

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. WAAXDA HORUMARINTA SHAQADA & SHAQAALAHAQIIMEYNTA ADEEGYADA SHAQAALEYNTA KA HOR Koorsada RESA: Xarunta Adeegyada Shaqada

  2. Tusmada Koorsada • Waa maxay RESA? • Waa Xarumo Ilo • Waa Goob Laga Helo Shirkad Dad Shaqaaleysiisa • Waa Meelaha Shaqooyinka Lagu Soo Bandhigo • Waa Tababar Xirfado • Waa Goob laga Helo Shaqooyinka Banaan • Waa goobta laga Helo Macluumaadka Shaqo Isu-diyaarinta • Waa Goobta Isla socodka • Waa Goobta laga Hello Adeegyada Tilmaanta

  3. Waa maxay RESA? • RESA waa barnaamijka Adeegyada Dib-U-Shaqaaleynta Shaqaalaha ee WPRS. • 24ka Nofembar, 1993, Baddalka Gunno-siinta Shaqo ee 1993 (Warqadda Barnaamijka 103-152) kasoo baddalay Xeerka Soshal Sekiyuuritiga (SSA)) ayaa saxiix ku sharciyeeyay. • Sida ku qoran P.L. 103-152, Gobolka waa in ay soo caddeeyaan dalbadaha laga yaabo in ay ka dhamaatey UI caadiga ah (Caymiska Baagamuudada) iyo kaas oo ka faa’ideysan kara adeegyada gargaarka shaqo raadista in loogu guuleysto si shaqo cusub loo heli la'haa.

  4. Waa maxay RESA? • Taa waxaa raacsan, laga soo bilaabo 12ka Juun, 1995, TA 50-7-302 (a) dalbadayaasha qaarkood ayaa waxaa looga baahan yahay in ay ka qeyb qaataan Adeegyada Dib-U-Shaqaaleynta aysan ka ahayn haddii ay jiraan sabab wanaagsan. • Xeerka Dib-Umaal-gelin iyo Dib-Ukabashada Amerika ee 2009 (P.L. 111-5) waxay bixisey wada (maal-gelin) in dib-loogu qiimeynaayo barnaamijyada gobladeena iyo sida markaa loogu baadona baddalaad lagu sameeyo barnaamijka WPRS-RESA. Barnaamijka RESA waa mid qaabeeyey si la socdo guusha dadka ka qeyb qaata inta ay ku jiraan horumarinta shaqo raadintooda iyo qorshiyadooda shaqo raadinta. • Haddii aad ku guul dareysato in aad u hogaansami weydo qorshaha shaqo raadintaada waxaa suurto gal ah in ay hakad ku sameyso manfacaaga baagamuudada (unemployment benefits), macluumaad dheeraad ah fadlan la xiriir wareysiqaadaha RESA ee xafiiska kuu dhow.

  5. Waa maxay RESA? • Sidaa-awgeed waa kan anaga…. • Magacyo cusub, isla hadafkii…. . dadka aan shaqeyneyn dib ushaqaaleysiiya. • Kuwa dalbanaya waxaa magacyadooda lagu soo saaraa qaab Xisaabaad iyo Baaritaan si loo ogaado kuwa laga yaabo in UI ay ka dhamaaneyso iyo sidoo kale kuwa loo maleynaayo in ay ka faa'ideysan karaan haddii adeegyo dheeraad ah la siiyo.   • Arji qortayaasha ayaa markaa lagu wargeliyaa in ay koorsadu soo xaadiraan. Xafiisyada ku baahsan gobolka ayaa fiiriya dhamana kuwaa arjiyada soo qortey ee ku jira si loo hubiyo in ka qeyb qaadatayaasha oo dhan ay yihiin kuwa addeecsan. • Qof kasta oo u qalma R&S waxaa laga yaabaa in aan loo xulan RESA.

  6. Waa maxay RESA? • Haddii aad kan fiirineyso, markaa waxay u badan tahay in RESA* laguu xushey. Sidaa-awgeed hadda maxaa la sameynaa? • Macluumaadka waxay ay yihiin adeegyada laga heli karao Xarunta Xirfadda ee Tennessee ayaa raaci doonta bandhigidan ka dib. • Wareysigaaga RESA waa kuu diyaar in aad fiirsato. Haddii aad qabto wax su’aalo ah weydii wareysiqaadaha RESA ee xafiiska kuugu dhow. * Ogow: Sidoo kale adeegyada RESA waxaad ka heli kartaa Waaxda Shaqada ee TN boggeeda internetka waxaa arki kara qof kasta (kan ay ku khasban iyo kan aan ku khasbaneyn) in ay fiirsadaan.

  7. Xarumaha Isha • Xaruntayada ilaha waxaad ka heli kartaa in aad ka isticmaasho kombiyuutarada internetka ku xiran, nuqdo ka sameysato oo aad ka dirsato fakisk, telfoonka, iyo waxyaabaha ilaha shaqada. • macluumaadka suuqa shaqada ee degmo, gobol, qaran, iyo heer caalami ah ayaad ka heli kartaa.

  8. Waa Goob Laga Helo Shirkad Dad Shaqaaleysiisa • Xarunta Shaqada kuwa shaqo raadista ku jira siisaa fursad gaar ah ee ay ku helaan shirkadaha shaqada bixiya kuwooda booska ka banaan ayaga oo u maraya meelaha shaqooyinka lagu soo bandhigo ee degmada iyo xarumaha shaqaaleynta, shirkadaha halka ay shaqada ku soo dhejiyaan, iyo tilmaanta. • Shaqo raadiyayaasha waxay ka heli karaan macluumaad ku saabsan loo shaqeeyaha waxa ay raadinayaan si markaa qofka shaqada raadinaya uu isku diyaariyo wareysiga iyo hanaanka shaqo raadinta.

  9. Waa Meelaha Shaqooyinka Lagu Soo Bandhigo • Xarunta Shaqada waxay si joogto ah u bixisaa fursado ah in shirkadaha ay xarunta yimaadaan oo ay ka raadsadaan qof u shaqeeya. • Sidoo kale waxaan isboonsarnaa oo aan ka qeyb qaadanaa meelaha shaqooyinka lagu soo bandhigo oo dhowr ah.* *Xurumaha shaqada ee magaalada ka fiiri adeegyada ay bixiyaan.

  10. Waa Tababar Xirfado • Shaqaalaha Xarunta Shaqada waxay kaa gargaari karaan si aad u hesho tababar ama waxbarasho kuu tilmaami karta fursado shaqo wanaagsan oo shaqo cusub.

  11. Waa Goob laga Helo Shaqooyinka Banaan • Dadka shaqada raadiya waxay helayaan liistiyo shaqo oo dhamays tiran (is wata) ee baanga shaqada qaranka ama degmada shaqooyinka ka banaan. • Sidoo kale waxaa halkaas jooga oo ku gargaaraya qof qabiir ku ah shaqooyinka iyo qofkaas oo kuu tilmaamayo shirkadaha shaqooyinka ka banaan.

  12. Waa goobta laga Helo Macluumaadka Shaqo Isu-diyaarinta • Xarunta Shaqada waxay bixisaa macluumaad diyaar garowga shaqo raadinta sida qorista resumeyga, shaqo raadinta, xirfadaha wareysiga shaqo, & intaa in ka badan. • Kulan kasta waxaa loo qaabeeyey in ay wanaajiso shaqo raadiyaha fursadooda sida ay shaqo ku heli la’haayeen.

  13. Waa Goobta Isla socodka • Xarunta Shaqada waxay bixisaa fursado isku xir oo badan ee ay siiso dadka shaqada raadinaya iyo shirkadaha meelaha ka jira.

  14. Adeegyada Tilmaanta ee Xarunta Shaqada • Barnaamijka Askarta Howl-gabka Wakiil ayaa la kulmi doona oo caawiya askarta howl-gabka oo siinaya adeegyo u gaar ah askarta howl-gabka. • Adeegyada dhaqan-celin/baxnaanista: Barnaamijkan wuxuu adeegyo siiyaa shaqsiyaadka u qalma ee itaalka daran ama aafo ah. • Adeegyada Qaxootiga ama qof Soo Muhaajirey: Waxaa kaliya laga helaa meelaha degmooyinka, barnaamijkan wuxuu caawiyaa qaxootiga iyo dadka soo muhaajirey oo shaqo raadista ku jira.* • Shaqalaha Duqowda: Barnaamijkan wuxuu gargaaraa shaqaalaha daqligoodu yar yahay oo da'doodu ka weyn tahay 40 jir kuwaas oo shaqo raadinta ku jira. Kuwa waxa ay heli karaan xadidan.* *Xurumaha shaqada ee magaalada ka fiiri adeegyada ay bixiyaan.

  15. Koorsada RESA Hambalyo! Waad dhameyey Koorsada RESA.

More Related