1 / 42

Projektet: Bättre introduktion genom kommunal samverkan i Dalarna.

Dhaqanka Dalarna. Dalarnas museum Falun. Dalhalla musikscen i f.d. kalkbrott Wikipedia. Avesta Art. www.musikvidsiljan.se. Skinnarspelen Malung. Ekomuseeum Bergslagen. Dragspelsmuseet Älvdalen. Dan Andersson veckan. Framtidsmuset Borlänge. Teaterladan Hedemora. Himlaspelet Leksand.

nira
Download Presentation

Projektet: Bättre introduktion genom kommunal samverkan i Dalarna.

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Dhaqanka Dalarna Dalarnas museum Falun Dalhalla musikscen i f.d. kalkbrott Wikipedia Avesta Art www.musikvidsiljan.se Skinnarspelen Malung Ekomuseeum Bergslagen Dragspelsmuseet Älvdalen Dan Andersson veckan Framtidsmuset Borlänge Teaterladan Hedemora Himlaspelet Leksand Världsarvet Falun Polhemsmuset Stjärnsund Peace&Love Borlänge Zornmuseet i Mora Säterdalen och trästaden Säter Projektet: Bättre introduktion genom kommunal samverkan i Dalarna.

  2. Matxaf wadankasata waxaa u layahay Matxaf wadameed oo lagu hayo waxyaabaha taariikhiga iyo dhaqanka ah lagu kaydiyo, magalooyinka yaryar waxay layahin matxafyo kale sida taariikkhiga ah iyo mid farsamada gacanta ah.iswidhan matxafka wadaniga ah waxaa u ku yaala magalada stockholm,waxaan la dhaha,Nationalmuseum och Moderna Museet. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  3. Matxafka Wadanka ee Dagmada dalarna waxaa kagu haya tarikhda iyo dhaqanka dagmada falun. Matxafka dhawan ayaa dib u habeen lagu sameeyay, imika kan waxaa dib u habeen laga wada in lagu so daro waxyalo cusub. ila imika waxaa la so bandhigay farshaxan,sawiro,dhismooyinka dalarna iyo falun värlsdarvsstaden iyo dhar-samaynta/ Matxafka Falun Dagmada Dalarna Matxafka Mustaqbalka e Borlänge Matxafka Mustaqbalka waxay dhex u tahay aqoonta ama cilmiga science-ka culays waxaa la saraya cilmiga scienceka iyo technology iyo xadhigga laga jaraya 1986th,hey'ad samafal ka e matxafka mustaqbalka dalarna, waxay tahay Science Center iyo dagmada Borlänge.waxay hawlsheeni tahay in firfircooni gelinayno sida xiiso loogu yeelan laha scienceka iyo technologyga, siba ahan caruurta,dadweynaha iyo dagmada dalarna. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  4. Matxafka Zorn e Mora Farshaxanka Anders Zorn ayaa rabay in u furo Matxaf u ku so bandhigo shaqadisa horanti 1910,may suuro galin ila dhimashadisa ka bacdi in la furo matxafka 1939 nagtisa Emma ayaa si waday daladka ninkeda si o furo matxafka. manta waxaa lagu dawada matxafka farshaxanamadi Zorn's.labadaba sawir qofeed iyo sawir ranjiyeyn. matxafku waxaa u furanyahay sanadka so dhan. Matxafka eko Bergslagen Matxafka eko Bergslagen waxay ku taala smedjebacken ku na dhaxtala calamada tarikhda ah ee birta. Matxafka eko waxaad ku arki karta qodista macdanta ila 2000 sano waxanad booqankarta meelahooda baaladhan. halkan waxa ku booqankarta misha macdanta laga qoodo,dhismoyinka iyo wershedaha,shaqalaha,guryaha iyo beeraha, dab dhaliyaha, tarinka iyo kannaalka ama biyo mareen Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  5. Matxafka HAMMARBACKEN Waxaa ku taala meel aad u qurxoon oo birta lagu tuumo kuna yaalan guryo iyo meel lugu cunteeyo oo guude iyo dabad ah,iyo meel lugu talagalay caruurta in aay ku ciyaaran. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  6. Dhaqan iyo Xilli Firaaqaha Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  7. Dhaqan iyo wakhti lumis (madadaalo) • Qofkasta oo baraba in u arko bilicda magaalo cusub ama la qabsado, oo u la yabanahaya sababta oo ah wax u hore u so arkay maaha.waxyalaha waxa ka mid ah • Dhaqanka • Wakhtilumiska • Hiido Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  8. Dhaqan khalmada dhaqan waxay noqonkarta waxyalo kale duwan Ciyarid/dhalid Farshaxan Qoora Mashrax/Ruwayad Musigada Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  9. Dhaqan waxyalahan waxaay noqonkaran dhaqaamo Sportiga Buuga Akhriska Raashin kariida Heesida heesaha Sawirada Farshaxanimoda Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  10. XilliFiraaqe Dad badan ayaa barta waxyalo cusub wakhtigooda faraqada ah, waxaay ku beeran ururo ama dad meel waxa ku baarta sida jamacadaha ama dugsiyada waxbarashada,xiisad kasta ka hore intaan la bilabin waxaay isku so qoran jurnalka(newspapers) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  11. Xilli Firaaqe wakhtiga Xilli Firaaqe, waa wakhti aan la shaqan oo an school jiirin, waa wakhti aad firaaqo tahay. Huurdo Socod/orod Caruutada ayaad la ciyaraysa Meelaha lagu heeso ku beer Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  12. Ururda Waxbarashada Iyo Ururda Jaaliyad Waxa jira ururo iyo jaaliyado badan iswidhan. Inta badan waxaan ka hadalna dhaqdhaqaqa Ururada. Ururo ayaa ka jira dhamaan wadanka oo dhan,waxayna layahen umad badan o ku jirta ururka waxanu layahay waxyalo kala duwayn oo aad u badan. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  13. Ururo iyo Jaaliyado • Qaar ka mid ah ururado caanka ah e wakhtiga band jiray wax ka mid ah: • sportiga iyo tartarmada • kanisada lacag la'aanta (free churches) • Isbadalka Cimilada, waa mid ka dhaxaysa wadanka oo dhan, waa urur dhawan la dhisay in u ilaliyo waxyalada la gaadhsiyo dhirto iyo cimilada ba. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  14. Ururada Sportiga Hadii aad xiisayso sportiga, waxaa jira ururo sporti ah meel kasta iyo nooc kasta, sida orodka, hockey,dabaasha,table tennis, kuubada(football) iyo ice hockey. hadii caruurtu firfircoontahay,wax walidka aad u cawinaya ururada spotiga, waxay halayan misha sportiga coffee ila maamulka ururka ayaa ka war haysanahay, wana la toobaraya Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  15. Ururo iyo Jaaliyado Xafiska Degmada waxaad ka heelaysa warbixin ah ururada ka jira dagmada.inta badan waxaay ku qoranyahen magacayo, addressyo iyo telephone naamber ururada diinwangalisan, ururada badnantood way diinwangashayahin, sababta oo ah dagmada ayaa ka caawisa dhinaca dhaqalaha, waxyalaha ay qabtan. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  16. Ururada Saamafalka Ururada aan dagmada ama dawladda ka socon,waa dad is urursaday si Saamafaleed u bixiyay wakhtigooda lacag la'aan lanqayrta cas (Red Cross), waa urur calaami ah oo dadka dhibateesan caawiya meelkasta oo ay joogan, sikasta oo ay u cawiyan ba way u cawiyan, iyo meelkasta. Blue star, waa urur calaami ah oo cawiya xawayanka adunka ku nool, dadka aya cilmiga xawayanka baran si oo ilaliyo xawayanka. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  17. Rugta Kutubta/Maktabad Rugta Kutubta/Maktabad waxaad ka heelaysa degmo kasta e iswidhan. degmo kasta waxaay leedahay hal wayn oo Rugta Kutubta/Maktabad iyo baranjoyo yaryar. dadka ka foog rugta kutubta/maktabad waad ka amanisan karta karan kutubta, waa lacag la'aan waxaa kale oo aad ka amanisan karta CD'yo filiman iyo heeso ah, lakin waaa in aad haysata cardka rugta kutubta. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  18. Dhaqanka - iswaafaqid iyo kala duwanaan iswidhan waxaa ku nool 9 million,boqolkiba labatan (100/20) waxaa ku dhasheen wadankale,hadi kale waxaad dhihi karta hal waalid ayaa ku dhashay wadankale. dhaqan isku dhicis iyo dhaqan isafgaranwaa, waa lama huraan. isduqayn ama isku dhicid waxaa keena marka dad kale duwan oo qab noolooled kala duwan ka kala yimid iyo kala dabeecad, qiimayn iyo rajo/rajeyn ayaa gudaha xidhiidh la leh midba midka kale. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  19. Kanisadaha iyo Isbahaysi Diimaha halkan iswidhan, diintu waa xoor, macanaheedu waa diintaad doonto ayaad haysan karta. manta diimo badan oo adunka ka jira ayaa lagu haysta iswidhan. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  20. KanisadahaiyoIsbahaysiDiimaha Laga bilawo 1 January 2000, iswidhan ma jirin Kaanisadaha dawladda ah. waagi hore dadka u dhashay iswidhan waxay ahayd in ay ku xidhnadan kanisad.lakin 2000, waxa la kala saray kanisada iyo dawladda, marka ayaa kaanisadau noqotay wax madax banaan (Lutheran Evangelical Church). kaanisada iswidhan waxay ledahay 7 millon o qof. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  21. Dhaqan Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  22. Daqanka iswidhan Tuusale ahan dhaqanka iswidhan • Xagaa • Dayr • Jiilaal • Xilliga guga • Maalinta dhalashada • Cunto/raashin Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  23. Xagaa • Xagaa • MalintaXooriyadaeeWadanka Iswidhan • XagaagaDdixdiisa • abu-maqas • Surströmmingsfest (kalluun lagu xafido ama lagu kaydiyo cusbo iyo khamiir) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  24. Malinta Xooriyada ee Wadanka Iswidhan • Malinta Xooriyada waa Malinta Caalanka • Malinta waxaa lugu xuusa Ciyaaro,heeso iyo quudbad. • 2005 sanadki igu horayay, malinta waxaa lagu xuusay malin fasax ah Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  25. XagaagaDdixdiisa • Malintu way badantahay. • Kalluunka,baradho iyo nabiid (footka) (nooc khamriga ka mid ah) • Dalarna waa goobal aad caan ugu ah Xagaaga Dhixdiisa. • Xagaaga Dhixdiisa waa xiliga la socdaalo/safarayo • Waxaad ku biiri karta ciyarka lagu wareego udub ka. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  26. abu-maqas(kaluun/maalay) • Waa Xaflaad la cuuno kaluunka /malayga oo yaqan abu-maqas, • footka (nooc khamriga ka mid ah),waxa kale oo la shiida mushamaaca, waxayna madaxooda ku xidhan koofiyado. • abu-maqas wax lagu karkarinaya biyo iyo xawaashayo u yeelaya dhadhan iyo khammuun Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  27. Surströmmingsfest kalluun lagu xafido ama lagu kaydiyo cusbo iyo khamiir • waxaay la mid yahin woqooyi iswidhan • Surströmming waa khamiiraya cuntada qasacadaysan. • waxaa lagu cuuna baarandhada kaarsan iyo norrländskt roodhi khafiif ah. • Surströmming (nooc kalluun ah) urtiisu aad ayaa u adagtahay iyo dad badan • ayaan u adkaysankarin urtiisa. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  28. Dayr weli (qof kiristaanku weli u aaminsanyihiin gaar ahaanna kaniisadda kaatooligu) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  29. Jiilaal • Advent (afarta toddobaad ee ciidda masiixiga ka horeeya). • maalinta Luusiya (maalinta Luusiya ee 13ka diisamber). • ciidda miilaadiga kiristaanka . • sannad cusub . • malinta saddex iyo toban e July. • labatanki cisho e guntinta. • sanadka wareegisa. • Axada la soonka. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  30. Advent (afarta toddobaad ee ciidda masiixiga ka horeeya). • bisha diisambar weeyan Advent (afarta toddobaad ee ciidda masiixiga ka horeeya ) • waxa loo dabal degna Adventka malinta axad e ka horaysa maalinta ciidda masiixiga (oo ah 25ka bisha diisember). • Advent macanaheedu waa milinti u nabi ciisa u yimid adunka. • guryaha badankooda iyo meelaha shaqada waxaa laga shiida muushamacyo waxaanla la dhiiga daqadaha. • waxaa kale oo aad u ficnankarta hadii 4 muushamca la shiido. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  31. maalinta Luusiya (waa gabadh xidhan dhar cad timahana shamac iftiimaya ku sidata oo soo baxda maalinta luusiya) • Maalinta Luusiya waa dhaxda Advent,ee 13ka diisamber,wax marka ku xiiga luusiya iyo minxiisadda iyo inamada xidigta. • iswidhan waa laga dabaaldaga Luusiya sababta oo ah waxaa loo arka in ay tahay islays,lakin • kaniisadda ka kaatooligu ee roma waxaa aminsanyahin in ay tahay weli. • waxaay tagtaa xanaanada caruurta iyo iskoollada, guryaga lagu noolyahay, meelaha shaqada,kaniisad • iyo ururada/jaaliyadaha marka ayaa heeso ka qaada iyo heesaha luusiya. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  32. Maalinta Luusiya Maalinta Luusiya waxaa laysku martiqaada/sooryeynaya kafee, buskud xawaash leh iyo keegga luusiya. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  33. Ciidda Miilaadiga Kiristaanka • ciidda miilaadiga kiristaanka ayaa ugu waaweyn iswidhan,ciidda miilaadiga kiristaanka waxaa masiixiyiintuu dabbaaldegaan dhalashadii nebi ciise. • 24ka diisamber habenimo waa ciidda miilaadiga kiristaanka,hadiyadda la isa siiyo ciidda kiristaanka. • badnaan waxaa guriga lagu dhax haysta geedka ciidda miilaadiga kiristaanka,oo lugu xidhxidhay mushamacyo iyo dhaldhalaanlo badan • xaaflada ciidda miilaadiga kiristaanka la qabsado, waa la ciyaara waxa la heesa heeso masiixiya,geedka kiristaanka ayaa lagu wareega, ciyaraha malinta ciidda miilaadiga kiristaanka ayaa la ciyaara. • waxaa la cuuna hilibka bowdada doofaarka,hilib suqaar iyo baris, malinta cadiga ah ee ciidda miilaadiga kiristaanka. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  34. Ciidda Miilaadiga Kiristaanka • Alla bariga ciidda kiristaanka waxay masiixiyiintu sameeyaan subaxda hore maalinta ciidda masiixiga • kaniisad ayaa diyarisa addeg • bari hore ay masiixiyiintu sameeyaan subaxda hore maalinta ciidda masiixiga in ay raacan farasyo. • Manta,masiixiyiintu waxaay bandhig weyn, sameeyan habeenka ciidda kiristaanka iyo habeenka ka horeeya ciidda masiixiyiinta Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  35. Sannad Cusub • Sannad Cusub wadanka iswidhan waxaa u ku dabbaaldegaan xaflaado iyo rashta cirka loo riido. • Diimaha kale iyo umadahakale waxay u dabbaaldegi karan sannadkooda cusub wakhtiyada kale ee sanacdka. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  36. Malinta saddex iyo toban(13) • Sanndka cusub Maalmo ka bacdi jeenawari dhaxdeeda, weeyan Malinta saddex iyo toban (13) • (maalinta labaad ee ciidda miilaadiga kiristaanka). • Marka waa saddex iyo toban cisha ka diib ciidda miilaadiga kiristaanka. • kanisadu waxaa u dabaaldagta saddex iyo tobanki nin ee yimid Bethlehem, mishi u ku dhashay nabi ciisa. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  37. Labatanki Cisho e Guntinta • Labatanki Cisho e Guntinta waa labatan cisha ka diib ciidda miilaadiga kiristaanka. • Si loo ogaado in u dhamaday ciidda miilaadigu kiristaanka,waxaa la sameeya hal xaflad, geedka ciidda miilaadiga kiristaanka . • Geedka ciidda miilaadiga kiristaanka ayaa hal mar ugu danbeen lagu ciyaara, marka ayaa laydhka laga fura,lagana daajiya sharaxada, marka ayaa la iska tuura. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  38. Keenna Easter Dhamaadka April iyo Valborg Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  39. Easter • Malinta caruurta e easter waa malinta u nabi ciise dhintay iyo welwel iyo walaac. • khamiis ugu danbaysa Easter ka waxaa la yidhahda “skärtorsdag" marka kaniisad ayaa ka hadla nabi ciisa rashinkisa igu danbeeyaya iyo sida uu udhaqmay • dhamaan dadka jooga kaniisad ayaa ku dabbaaldegaya rooti iyo khamriga la yidhahdo wine Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  40. Easter • Malinta khamiista, waa malin caan • ah halka dhaqanka:Faalisoyinka Easter. • waxaa jira dhaqan ah in caruurtu guryaha ku gadhacaan oo ay dhahaan "maalin fican waa easter". • ESATER ka dhaxdisa waxaa laysa siiya beed/uukun • Malinta xigta malinta waa :good friday(jimcihi wanagsana) waa na malin fasax ah oo dukanada way xidhanyahin. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  41. Dhamaadka April ama xaflada Valborg • Sanad kasta, cawayska 30 April, waxaan u dabbaaldegana malinta Valborgsmässoafton • Waxaan iskugu imadna badka wayn, dabka intaan eegno ayaan heeso heesna si an u so dhawaayno xilliga guga. • Malinta xiigta waa 1 May, waa malin aad u fican sababta oo ah waa malinti shaqalaha dadka shaqeya ayaa fasax ah. • dad badan ayaa u so baxay banaanka si dowlaada ay u tuusan waxaa ay shaqaaluhu ay rabaan u na tusaan. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  42. Cuunto • Iswidhanka waxay badankoodu ku carsadan cuuntada Gurigooda,waxay na yidhahdan cuunto guri. • waxaa caadi ah in guriga lagu cuuno HILIBKA, MAALAY/ KALUUNKA iyo khudradda xididka leh. • badan/tiro badan cadi ahaan sida dadka "soo haajiraya”way so iibsadan/gadaya cuuntada. • waxa kale oo jira duukaano cunto/raashin o khaas ah sida bari asia,koonfur urub iyo woqooyi africa. • magalooyinka wawayn waxaad ka heeli karta Hilibka xalaash ah e lagu gaalay sida yahuuda iyo muslimka. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

More Related