1 / 30

Internetka

Internetka. Juni 2013. Internetka. Internetka waa qadka aduunka ugu balaaran oo kugu soo bandhigaya fursad aad ku heshid xiriir dhinaca qoraalka , dhawaaq iyo sawir .

lenora
Download Presentation

Internetka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Internetka Juni 2013

  2. Internetka • Internetkawaaqadkaaduunkaugu balaaran ookugusoobandhigayafursadaadkuheshidxiriirdhinacaqoraalka, dhawaaqiyosawir. • QadkainternetkalooisticmaalowaaWorld Wide Webb (waxaaloosoogaabiyaa www) waaqaybta la adeegsado marka aadboggagainternetka ka raadineysidwarbixinoiyoe-mailka. • Ayadaoola adegsanayoboggagainternetkaayaashaqooyin kala duwanqabsankartaa sida golahaamaxaajooyindhinacaxiriirka, warfaahfaahinta, Adeegsigainternetkaiyowikier. World Wide webb Waxauusoojirayilaa 1990-kii bilaawgiisawaanakiidadweynahacaan ka soodhigayinternetka.

  3. Internetka – waacaalamkaqad ka dhaxeeya • Internetkawaxauukusiinayaafursadocajiib ah, oo si dhakhso ah aadkuheli kartid warbixiniyoakhbaaroiyoxiriirqoraal ah amasawiromuuqaal ah iyocodmaqalilaameelkastaaduunka. Kombiyuutarada kala duwanooaduunkagees kasta ka yaalawaxaykuxiranyihinqadkaninternetka, ookusiineysaafursad si dhakhso ah aadkuheleysidwarbixinoxitaaceelkawarbixinta laga keenaayoeeaad u fogtahay • Dhinacaaadberyahan loga istcmaalointernetkawaafursadaayadooguryaha la joogaayaaaduunkaxiriirineysaaama ka shaqeyneysaaayadaoo la adegsanaayointernetka. Soosharaxitaandokumentiiyoiskuxiriiritaandhinacabuulshada sida buugawajigasociala medier , tusaalewarfaahfaahiyaashashaqsiyeed, golahabuushada sida FacebookamasawiradaaadqaybisidiyofilimaantadhinacaYoutubeamaFlickr. Maantawaxaaistcmaalagolahaiskuxiriiriyabuulshadashirkadahaiyoururodabadankood si eyinternetkaugalaxiriiranmacaamiishoodamustaqbalka, maadaamawaahabfududoodhakhsobadanaadkugaarsiinaysidujeedaadaiyoaad la yeelatidwadahadal. • Waxaa la dhahaa in internetkawaxuukufiicanyahaywaauunakuxumyahay – Cidiidoontaaayaasoogelinaysawaxiiaydoonaanmeel kasta ayjoogaan. Cid kontroollaysawarbixintaasbaaiskayar. Xafiisdawladeedookushaqoleh in aykontroolltobaanajirin. Warbixintawaau furanyahaydadweynahaoodhan si fudeyd ah waalaguheli kara markaaswaxaalooisticmaalikaraaujeedooyin kala duwan ; hey’adahawarbixintooda, Qoraaladacilmigaaqoonta, xayeeysiisamadacaayad. • Sidaasdaraadeedbayaad u muhiimtahay in laga digtoonsanaadoqofka ka danbeeyawarbixintaaad ka heshayinternetka. • Isticmaalkainternetkawaalacagla’aanlaakinwaxaadaruuri ah in aadkhadkuugujirokombiyuutarka. Qofkahaduurabo in uuguriga ka sooisticmaalokombiyuurtarkawaxuu u baahanyahay in uu la galoheshiisshirkadahakhdadkainternetkaibiya.

  4. Barnaamijkaakhriyaboggainternetka • (En webbläsare) barnaamijkaakhriyaboggainternetkawaa hal barnaamijlooisticmaali in uuakhriyoboggagainternetka – rogrogistaboggagainternetka. Barnaamijo kala duwanooakhriyaboggagainternetka, ka ugucaansanwaa (Internet Explorer) oo la socdaWindowskaeenidaamkakombiyuutarka (operativsystem). Tusaaloyaal kale waaMozilla Firefox, Safari, Opera iyo Google Chrome. • KombiyuutaradaisticmaalanidaamkaWindowska (operativsystem) waxaakudhexjiraboggakhriye (Internet Explorer) oo la socdamuuqaalkiisawaa sida ikonada.Hadii kale waxaa ka sooshubankartaabarnaamijkabatoonkabilawgalooyaqaano (startmenyn).

  5. Ciwaanadaboggaga Ciwaankaboggawaa hal boggciwaankiisaeegudahainternetka. Magac kale ooloogartowaa URL (Universal ResourceLocal). Waxaadkuhelikartaagoobtaciwaanka marka laguqorociwankagoobtaadreeskaboggakhriyaha. Boggaciwaankiisawaxuu ka koobanyahaydhawrqaybood: http://www.google.com • http:// - oo laga soogaabiyayhyper text transfer protocol. • www – oo laga gaabiyayworld wide web. • Google - domän/server, Inta badanwaaiskaga mid magacabogga. Qaybtaciwaankaookuuhagayeyboggaaadraadinayseyamacidaboogaciwaankaiskaleh. • Com oo laga soogaabiyayCompany. Qaybtanwaxaa loo yaqaanaa toppdomän ooway kala duwantahay mid kale mid kale ayuu ka duwanyahayQaarkoodwaxaaloosoogaabiyaatusaale; .se – Iswedhan, .no – Norwayiyowaxii la mid ah. BoggagaciwaanadaooMaamul degaanka iswedhishka mar walbawaxaykudhamaadan.se , sidan oo kale toppdomän: http://www.linkoping.se, http://www.mjolby.se Waxaajiratusaalekuwanhoosoo la soogaabiyey: • .netwaxaa laga soogaabiyey network. • .eduwaxaa laga soogaabiyeyeducation • .govwaxaa laga soogaabiyey government. • .info waxaa laga soogaabiyey Information. • .orgwaxaa laga soogaabiyeyorganization. Sidan marka loosoogaabiyomacadashaygakujiraciwaankabogga.

  6. Webbläsarens gränssnitt Gadal Garoonkaqoraalka Hore Garoonkaciwanka Raadi Safka buga yar Ikonkasoosaare Vi väljer Internet Explorer eftersom det är den mest använda Bilawga Boggagaloogujecelyahay Garoonkaamrka

  7. Garoonkamagaca • Boggakuu furan magaciisaayuukuufurayaa. Batoonadamidigtakaaxigawaayareywaynayiyodemi.

  8. Garoonkaciwaanka • Boggaciwaankiisaoodhamaystiranayaakuqoreysaagaroonkamidigtakaaxiga. Garoonka kale oomidigtakaaxigaawaxuukuxiranyahayraadiyaha Google. Joojiakhriskaboggan Dib u akhriboggan mar kale Gadaaliyohore URL

  9. Sifooyinkabuuga Waxaa laga helayaabuugagayareeugumuhiimsan. Garoonkaamrka Waxaa laga helaaalaabadaugumuhiimsan sida: Soosaare, Batoonkabilawga (Startsida) iyowaxii la mid ah. (Startsida) Batoonkabilawga Soosaare

  10. Waxyaalahaloogujecelyahay Hawlgaladaloogujecelyahaywaxuukusiinayaafursadaadkukoobtidlistoayadoo si dhakhso ah kuguxiriirinayaboggagaooaad u booqatid. Goobtaxaalada • Boggakhriyehoostiisaayaa ka arki karta sida u akhrinaayoboggaaadrabtay. Marka uuboggadhamaadoakhrintiisaayuumidabkacagaarnoqonayaa.

  11. Waamuujinkartaaamaqarinkartaagaroonka. Riix halkan Visa menyga, kadibdooro Garoonkashaqadaamaqalabyada Ka doorogaroonkaaadrabtid in aad muujisid/qarin. Hal shay Garoonkahortiisawaxaakaagamuuqdamidkakuucalaamadaysan .

  12. Bilawgabogga/Homepage Waxaajirtalabosiyaaboodooaaddorankartidamabaddelikartid: 1 Kuqorboggaciwaankiisaoodhan(URL) Boggaciwaankaaadrabtid in uukugusooshidmo marka aadfuratidboggakhriye, (kucalaamadaysankhadkacasaankaamaguduudka ah, Halkan riixenter. U gudubikonka (guriga) falaartariixkuaktaala (guriga). Doorowax kale, kadibku dar boggama ka baddel mid horekuugujiray (Lägg till eller ändra startsida). Kuufurmayaboggakhbaarkuqoran. Dooro: Dooroboggan in aad u usticmaashid in uukuugufuroboggakhriyeciwaankan.

  13. 2 Riix halkan qalabyada(Verktyg,) dooro halkan wax ka baddelkainternetka (Internetalternativ). Ciwaankaboggaoosaxankuqor (URL) boggaaad u rabtid in looisticmaalo in uukugufuroboggakhriye (Internetka) marka aadfuratidinternetka, (calaamadaysankhadkacasaanamaguduud) kadib halkan riixOKhoosgoobtafalaartakutusayso.

  14. Kudaridama ka saarisboggaga la jecelyahay Gudaha favoriter waxaaku dari kartaaciwaanadaboggagaoo si joogtoaadrabtid in aad u booqatid. Fur ciwaankabogga u gudubsafafakamenyga, dooroFavoriterkadibsiiriix halkan ku dar boggagaaadjeceshahay(Lägg till favoriter).

  15. Marka laga saaroboggagakujiraFavoriter: Fur Favoriterdhinacasafafkamenyga ikonka (eexidigtajaalaha ah) (Halkan) Favoritfält . U gudubciwaankaboggaooaadrabtay in laga saarolistadaboggaga la jecelyahay (Favoritlistan). Ciwaankaboggalabojeerkuriixbatoonkamidigtaeejiirkakadibriix halkan Ta bort. Högerklicka på webbsidan och välj Ta bort

  16. Ka tirtirboggakhriyeciwaanadaaadbooqtayiyofaylalkakumeelgaarka ah. Ciwaanadaaadbooqatayiyofaylalkakumeelgaarka ah waxaykukadismayaankombiyuutarka. Faylalkaaswaxaykukeenaysakombiyuutarkaculaysiyodibwaalooisticmaalikaraafaylalkaasiwaxiikudhexjira mar kale. Sidaasdaraadeedwaxaafiicanki laga tirtirokombiyuutarkafaylalkakumeelgaarka ah . Ka fur halkan qalabkaVerktygdhinacabuugagayaryarooiskuxigakadibdooro halkan Internetalternativ.

  17. Calaamadaymeelahanfalaartakuutilmaamaysooomidigtakaaxigtasidaad u tirtirtidTa bort. Kadibriix OKxaggasarekaaxigta. Markiiaadrabtid in aad ka tirtirtidboggakhriyetaariikhdaboggagiihoreaadbooqatay, Ogeeysiiswaxba ka mabaddeleysolistadaboogaga la jecelyahayoohoreaad u dooratay. Hadiiaadcalaamadaysiddariishadancagaarka ah dhinacadhexdashaashadakaaxigta : Ta bort webbhistorik när du avslutar, waxaakuqoran ka tirtirtaarikhdaboggakhriye, waauu ka tirtirmayaa marka aaddib u shididkombiyuutarka. Hadiiaad halkan riixdidTa bort hooswaxaakuugusoobaxayawadahadalwarbixin.

  18. Ka soodabacoboggagahoygainternetka Marka aadinternetkakujirtidwaxaaa laga yaabaa in aadwarbixin kala soobaxdid. WaxaadriixdaArkivka sida falaartaaykutusaysokadibdooro (Skriv ut). Waxaakuufurmayaboggyarooakhbaarkuqorantahay, waxaakuqorandoorashooyin kala duwan. Waxaaxitaadoorankartaa in aadqayb ka mid ah bogga in aadsoodabacatid. Calaamadayqoraalkiiaadrabtay in aadsoosaratidadigoohoos u riixayabatoonkabidixdaeejirka. Kadibbatoonkamidigtaku kor riixsidaad u soosaaratidqoraalkaagiiaadcalaamadasatay.

  19. Ka sooshubosawirboggagainternetka Calaamadeysosawirka, batoonkamidigtaeejirkakuriixkadibdoorokaydisawirkaSpara bild som. Waxaakuusoobaxayaboggyarooakhbaarkuuguqoranfiirsosawirka

  20. Dooroamasheeggoobtaaadsawirkakukaydinaysidkadibmagac u yeelsawirka, Kadibriix spara.

  21. Barnaamijyadabaaritankaiyoraadiska • Waxaajirabarnaamijyo laga isticmaalohoygainternetkaooraadiyawarbixin/akhbaarraadin Marka aadwarbixin ka raadinaysidinternetka. Ciwaankaugucaansanoocaalamkaaad loga isticmaalowaa Google, Laakinwaxaajirakuwa kale oo la adeegsadooo la mid ah: • www.google.com • www.yahoo.com • www.altavista.com • www.alltheweb.com • www.hotbot.com • www.lycos.com

  22. Google Kuqormadadiiaadraadinaysayamarabtaygaroonkaqoraalka. Boggaganhadasoosocdaayaa kahadlidoonamenygaroocalaamadacasaankaleh A,H Skriv här vad du vill söka efter

  23. Gadaal A) Dartainternetka Ka raadihoygainternetkabeeshacaalamka. Kuqorwaxiiaadraadinaysid. Waxaakuusoobaxayadhowrboggagoo la mid ah eraygiiaadkuqortay (sökresultat). Riixoo fur boggaga mid ka mid ah (Midabkaqoraalkauukuqoranyahaywaabluug).Hadiiaadrabtid in aaddibugunoqotidhindisadiihorewaxaadriixaysaafalaartagadaalookaaxigtadhinacabidixdaee korka boggakhriye. erayada Ciwaankabogga Hindise

  24. B) Sawiro Kaliyaerayadaama/ tacbiirtaaadkuqortaygaroonkaqoraalkaayaakuusoomuuqanaya. Tusaale: Ubaxyo. Waadkadsankartaasawiradidoo calaamadaynayasawirkiiriixbatoonkamidigta, dooro ”ii Kaydi...” iyodoorogoobtaaadkukaydinaysidsawirkagudahakombiyuutarka.

  25. C) Filimaan/muuqaal Raadimuuqalfilim ah ookusaabsanwaxiiaadraadinaysay, tusaale: libaax;

  26. D) Qaarad/maab Waadraadinkartaagoobyo kala duwanmarkaaswaxaakuusoobaxayamabyoamqaarado. Qaar ka mid ah mabyadaamaqaaradahawaxaad u siticmaalikartaahagitaan.

  27. Sökresultat E) Warka Waxaadtusaale u isticmaali karta markaadraadinaysidwararqaas ah. Waxaadtusaaleakhrisankartaawargeeyaaladigookula qabanayajiirkaqoraaladakuusoobaxayoomidabkabluugakuqoran. Ämne du söker efter Webbadress

  28. F) Turjum Marka la rabo in qoraalla turjumoooluqad kale looturjumo. Dooroluqadiiaadrabtay in aad ka turjumtid Dooroluqadiiaadrabtay in aad u turjimtid Halkan riixhadiiaadrabto in aadmaqashidqoraalkiilaguuturjumay Kuqorqoraalkiiaadrabtay in aadturjumtid

  29. G) G-mail Sameeysociwaankae-mailkaadigoo halkan riixayafuritaankaciwaankaakwantigacusubSKAPA ETT KONTO googlehoostiisa. Furoakwanticusub G-mailka Hadiiaadhore u furatayakwanti G-mail Kuqormagacaaadkusameeysatay, iyoeraysirtakuu ah kadibriix halkan Logga in

  30. h) SiyaadoSiyaadohoosteedaMerwaxaadkaheleysaadoorashooyinkaladuwan, fiirihoos.

More Related