1 / 9

Duufaan Jiilaaleedka (Qorrexeedka) . . .

Duufaan Jiilaaleedka (Qorrexeedka). Waxay u kala baxdaa min baraf yar oo saacado socda ilaa baraf-quban ay wehliyaan baraf indha-tir ah oo socon kara dhawr beri. Khataraha Duufaan Jiilaaleedka. Shilalka gaadiidka/gaadiidka kale Daal iyo wadne-wareen Barafow/qabow u dhimasho Dab guri.

kimberly
Download Presentation

Duufaan Jiilaaleedka (Qorrexeedka) . . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Duufaan Jiilaaleedka (Qorrexeedka) . . . Waxay u kala baxdaa min baraf yar oo saacado socda ilaa baraf-quban ay wehliyaan baraf indha-tir ah oo socon kara dhawr beri.

  2. Khataraha Duufaan Jiilaaleedka • Shilalka gaadiidka/gaadiidka kale • Daal iyo wadne-wareen • Barafow/qabow u dhimasho • Dab guri

  3. Waxyaabaha ay Ka Kooban Tahay Duufaan Jiilaaleedka • Baraf culus • Baraf-muraayad • Daad jiilaaleed • Qabow

  4. Noocyada Barafka • Baraf-guur • Baraf qubmaya • Baraf shalalaq ah • Baraf xagaayo ah

  5. Noocyada barafka • Roob xargagsan • Roob dheggan • Duufaan barafeed

  6. Daad Jiilaaleedka Waxa ka Mid ah… • Duufaan-xeebeedyo • Baraf-cidhiidhshe • Baraf dhalaala

  7. Saamaynaha Qabowga • Dabayl dhaxameed • Baraf-qaniine (xubnaha jeexa) • Barafow

  8. U Diyaarsanaanta Duufaanaha Jiilaalka • Faham khatarta. • Diyaari gurigaaga. • Dayac-tir qalabka baraf-xaaqa. • Buuxso haanta gaaska ee gaarigaaga. • U dhega nuglow digniinaha.

  9. Inta Lagu Jiro Duufaan Jiilaaleedka . . . • Gudaha guriga ku jir oo dhar diirran xiro. • Si joogto ah u cab oo u cun. • Shidaal kaydso. • Haddaad joogto bannaanka, naftaada ka ilaali khataraha.

More Related