1 / 30

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna.

Degganaasho. Guryo safan Guri weyn Guri dabaq kuyaal. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Nooca guryaha. Villa Guri weyn Hyreslägenhet Guri kiro ah

kaya
Download Presentation

Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna.

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Degganaasho Guryo safan Guri weyn Guri dabaq kuyaal Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  2. Nooca guryaha Villa Guri weyn Hyreslägenhet Guri kiro ah Hyresrätt Guri kirestaha Bostadsrätt Xaquuqda lahanshaha guriga Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  3. Källa: Microsoft Heshiiskakirada Heshiiska kirada/heshiiska waxaa ku qoran dhamaan waxaad xaqa u leedahay iyo wajibadka ku saaran Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  4. Sharciga kirada Waxaa ku qoran heshiiska kirada waxeey ku saleysan yahiin sharciga kirada. Waxaa ku qoran sharciga kirada waa ineey u hogaan sanadan dadka guryaha kireysto iyo kuwa guryaha kireyo. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  5. Halken ka heli karaa sharciga kirada? Waxaad ka heli kartaa sharciga dhulka 1970:994 farqadiisa 12 http://www.notisum.se/index2.asp?iParentMenuI=236&iMenuID=3 14&iMiddleID=285&top=1&sTeplate=/template/index.asp Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  6. Guri dabaqkuyaalo Sooma guuri kartid ilaa inta aad ka saxiixaysid heshiiska guryaha Adigoo ah guri kireystaha waad weyn kartaa heshiiska guriga hadii adan bixin kirada waqtigii luugu tala galay ama aad ku buuqdid dariskaga Difaaca hubinta---xaq ayaad uleedahay inaad kordhisatid heshiiska kirada Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  7. Guri dabaq ku yaalo Rad baad ku yelankarta adigoo galaya jaaliyada guri kireystayasha Wad ku kireyn kartaa gurigaga gacan labaad Wargalin heshiis dhamaday kaso ah heshiska kirada Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  8. Waajibka kusaaran iyo xaquuqda ad ledahay SHIRKADAHA GURYAHA /GURI KIREYAHA WAXAAD AWOOD ULEDAHAY ADIGO AH GURI KIREYSTAHA WAXAAD KA CODSAN KARTAA: Nabadgalyo iyo tayo deeganka ah. Beyad wanaagsan guriga gudahisa iyo banaankisaba. Waxaad xaq u leedahay adeeg qibradeysan . Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  9. Waajibka kusaran iyo xaquuqda ad ledahay Shirkada guryaha waxey awood uledahay dhinaceda iney sharuud kaga dhigto. Inaad kirada waqtigii loogu tala galay ku bixiso. Inaad xanaaneyso iyo inaad daryeesho gurigaaga. Inaad tixgalisid dariskaga Sida ugu dhaqsaha badan inaad wargalisid waxii qalad ah shirkada guryaha. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  10. Foto: Multimediabyrån Qofka guriga kireysta waajibadka saaran dhinaca daryeelka iyo xanaanada guriga. Nadiifinta halka eey hawada neecawda kijada kabaxdo iyo makiinada rashinka lagu karsado Xitaa foornada gadasheda. Ka qaad barafka talaagada ama filinjerka nadiifi qaboojiyaha. Nadiifi tuubada biyuhu kabaxaan iyo shabaqa biyahu kabaxaan halka alaabta lagu dhaqo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  11. Källa: http://www.sita.se Källa: www.kjell.com Qofka guriga kireysta waajibadka saaran dhinaca daryeelka iyo xanaanada guriga Kontarool/fiiri oo nadiifi halka eey dareeruhu iyo hawada marto Badal fiyuuska iyo nalalka guriga La xariir shirkada guriga hadiii uu dhaco qalad ama wax ka jabaan guriga iyo hadii cayayaan guriga ku dhasho. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  12. Guri kireystaha waxaa suurtagal ah inuu helo caawinad ku saab san xaga xanaanada iyo daryelka guriga Waxaad ka heli kartaa guri kireyaha/shirkada guriga caawinaad ( sida in laguu badalo safitada daaqada iyo in warbixin lagaa siiyo hadii eey jirto alaab leysku xirxirayo hadi adan heysan buug ku tusayo sida leykugu xirxiro Waa suurta gal inaad ku rakibtid guriga mashinka allabta lagu dhaqo ama qasalada dharka. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  13. Källa: http://www.jysk.se/all-countries-3.gif Källa: http://www.grundig.se Tixgali dariskaga. Dadku inta badan waxey seexdan inta udhaxeyso 22.00 ilaa07.00 Dhageyso muusig ama TV haku shidnaado laakin maha inaad codka dheereysid Marnaba ha isticmaalin qasalada dharka habeenki Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  14. Källa: http://www.alltombostad.se Tixgali dariskaga Ha kuu joogo eey laakin yuuna aad u qeeylin mudo dheerna yuu qeylin Musbaar ku qaraac waxna duleeli maalinti Martidada maha ineey kor u hadlaan jaranjarada markey socdaan habeenki. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  15. Xayawaanka la rabeysto. Ha usii deeynin xayawaanka mel adan ka arkeyn ku haay suunka eyga lagu xiro markad mareysid xafadaha dhaxdooda Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  16. Meesha dadka kawada dhaxeyso Källa: http://www.tvattstuga.se/ Källa: http://www.raddningsverket.se Qolka qasalada dharka lagu dhaqo Jaranjarada iyo halkeey kutaalo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  17. Meesha dadka kawada dhaxeyso Källa: http://www.satwall.se Goob lagu kulmo Waa madnuuc in sigaar lagu cabo goobaha dadka kawada dhaxeeyo Balakoonka sharci ayaa kayalo markii lagu rakibayo diish /saxni iyo markaad katiifada kajafeysid boorka sidoo kale markad wax dubeysid ama dab shidaneyso. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  18. Sida loo kala sooco qashinka Foto: multimediabyrån Foto: multimediabyrån Waa maxay sababtu? Aan u ilaalineyno biyaheena nadiifka ah Sideen ku ilaalinaa? Ma aha ina ,aan ku ridno daawada ,maadada rinjiga lagu daro iyo olyada suuliga/musqusha Qalabkeena nadiifiyo biyaha makala saari karaan walxahaas . Dadka iyo xayawaanka maha iney jirkoda gasho maado joojineysa isku dheelatirka jirka. Sideen ku xananeeyn karna dadka , xayawanka iyo waxyaaba dabiiciga ah Waa inaan dhignaa waxi qatar ah ama sun ah meeshi lugu tala galay sida madada kansarka laga qado,mirirka,sunta,waxii faafa iyo madada dabka halista u ah waa in loo xananeya si sax ah xitaa waxii dhawacayo uurjifta /ilmaha caloosha ku jiro. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  19. Yaa ka masuul ah kala soocida? Dagmadu waxey masuul katahay Iney isku aruuriso qashinka guryaha una rarto meel kuhaboon degaanka/beyada.Usameynta sharci sidii layeeli lahay iyo wargalin ku sabsan hawsha guriga. Masuliyada kusaran adiga Dhig qashinkaga halka eey dagmadu u qondeysay ama dhig halka Shirkadu u qondeysay.Waxaa waajib kugu ah inad raacdid sharciga dagmada u qoran. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  20. Shirkadu waxeey masuul katahay Waa iney kenta mesha alaab ku haboon aruurinta(konteenar) Waxaa waajib ku ah iney siiso warbixin ku sabsan kala saarida iyo isku uruurinta Qashin kooda (baakadeynta,joornalada,qalabka elektaroonigga) Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  21. Mas`uuliyada kusaran Dhig qashinkaga halkey ugu tala gashay dagmadu ama Qalabka lagu aruriyo ee ay shirkadu ugu tala gashay Waxaa waajib kugu ah inaad racdid sharucda u qoran dagmada Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  22. Kala soocida Hadhaaga qasinka noocey yahiin Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  23. Guban og Sida Faashad / Xafaayad / suuf / sawirada/ buushka alaabta lagu xananeyo Cagadaha jilicsan/ farshaxanka dharka laga sameyo/rabadh/geedka kiristaanka oo Lojarjaray qeybo yaryar/ biinka dharka lagu waro/ majuruca iyo masasada Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  24. Reerebka la isticmalo Sida Lafaha kaluunka iyo digaagga Ubaxa iyo gedaha yaryar Midhaha la cuno iyo Qudaarta Filtarka kafeega / qashirka kafeega / shaaha Bakadaga hanbada rashinka/ ukunta Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  25. Qashinka qatarta ah Batariga /qalabka lagu cabiro herkulka Shay kalar kujiro /nalalka /kiimiko / Xabagta /nalalka dhaadher/ oolyada /aashitada Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  26. Termooska dhobada /Fiyuuska koronto Irbadaha iyo mudac yada Murayadaha iyo dhalada daqadaha guriga Kabaha maqarka ah /dharka maqarka ah / makiinada garka lagu xirto iyo sakiinta Qalimaanta ka sameysan birta Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  27. Mar kale la isticmaali karo Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  28. Foto: Östersunds kommun Foto: Östersunds kommun Foto: fotoakuten.se Sidee loo kala saara guri 1 famil kunoolyihin? Baakado iyo jornaalo Dib u warshadeyn Qashinka lagubo Wasaqda qatarta ah Ee dib loo warshadeyo Förpackningar & tidningar till återvinningsstationen Farligt avfall & Återvinningsbart grovavfall till återvinningscentralen Kompost & brännbart i kärlen Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  29. ? Foto: Östersunds kommun Foto: Östersunds kommun Sidee loo kala saraa qashinka guryaha dabaqa ah? Kompost & brännbart samt restavfall i kärlen i soprummet. I vissa fall även förpackningar & tidningar om möjlighet finns. Farligt avfall & återvinningsbart grovavfall till återvinningscentralen Förpackningar & tidningar till återvinningsstationen Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  30. صفحة ويب مترجمة http://www.ftiab.se/ Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

More Related