1 / 27

Citizen Corps

Citizen Corps. Citizen Corps aagagga ay culayska saarto: Dembi Musiibooyinka dabiiciga ah Argaggixisannimo. Himilooyinka Cutubka. Qeex argaggixisannimo. Garo bartilmaameedyada suuraggalka ah ee bulshada ku dhex yaal. Garo hannaanka hawlgalka CERT ee fal argaggixisannimo.

dayo
Download Presentation

Citizen Corps

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Citizen Corps Citizen Corps aagagga ay culayska saarto: • Dembi • Musiibooyinka dabiiciga ah • Argaggixisannimo

  2. Himilooyinka Cutubka • Qeex argaggixisannimo. • Garo bartilmaameedyada suuraggalka ah ee bulshada ku dhex yaal. • Garo hannaanka hawlgalka CERT ee fal argaggixisannimo. • Qeex tallaabooyinka la qaado ka dib wax loo maleeyey fal argaggixiso.

  3. Waa maxay Argaggixisannimo? Isticmaalidda xoogga ee sharci darrada ah ee ay koox ama shaqsi kula kacaan dadka ama hantida si ay u cabsiiyaan ama u khasbaan dawlad, dadka shacabka ah ama waax ka mid ah, iyadoo dan siyaasadeed la horumarinayo. --U.S. Department of Justice (Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka)

  4. Yoolalka Argaggixisada • Khasaare aad u badan • Lumidda khayraadka muhiimka ah • Khash-khashidda adeegyada nooliga ah • Khash-khashidda dhaqaalaha • Cabsi xooggan oo dadka ama bulshada ah

  5. Hubka Argaggixisada • Baayoloji • Nukliyeer • Ololi kara • Kimiko • Qarax keeni kara

  6. Hubka Baayolojiga • Bartilmaameedka: Dadka, xayawaanka, dalagga • Sida loogu waxyeelloobo: Neefsi, cunid, nuugid Sideyaasha: • Wuxuu qaadan karaa beryo ama isbuucyo si loo ogaado. • Wuxuu ku faafi karaa meel ka durugsan xadka hore ee sumoobidda. • Waxaa loo qabaa halis sare.

  7. Hubka Nukliyeer • Aad uga duwan hubka caadiga ah: • Khasaare badan • Aag aad u weyn oo uu saameeyo • Saamayn caafimaad oo waqti dheer ah • Halis yar baa loo qabaa

  8. Qalabka Firdhiya Shucaacyada • Qarax caadi ah oo maaddooyin raadiyoo aktif ahi ku jiraan • Maaddooyin raadiyoloojikal ah oo iska diyaar ah • Waxaa loo qabaa halis dhex-dhexaad ilaa sare ah

  9. Qalabka Olola • Waxaa lagu sameeyaa qarax • Waa sahal in la sameeyo • Waa sahal in la isticmaalo • Waxaa looqabaa khatar sare/saamayn hoose

  10. Sidayaasha Kiimikaad • Shan nooc • Walxaha uu ka samaysan yahayna sahal baa loo helaa • Soo ridashada astaamaha waxay u dhexeeyaan markiiba ilaa 18 saacadood dhicidda ka • Waxa loo qabaa halis dhexdhexaad ah

  11. Qaraxyada Caadiga ah • Argaggixisadu “hubka ay doorbidaan” • Waxay noqon karaan: • Saanad milliteri • Qalab qarxa oo la macmalay • Waxa loo qabaa halis sare

  12. Waa Maxay Halistu?

  13. Muujiyeyaasha B-NICE Muujiyeyaasha bay’adda: • Xayawaan jirran, dhintay, kalluun ama shimbiro • Buufin aan jadwaleysnayn • Daruuro ceeryaan ah ama dgedo • Dalag, ugaar ama cayaan la’aan

  14. Muujiyeyaasha B-NICE Muujiyeyaasha bay’adda: Alaab aan meelaysnayn, baakado sanduuqyo ama baabuurro laga tegay • Baakado dhiimaya • Alaabo aan caadi ahayn ama qalab • Qaraxyo yaryar oo firdhiya hoorar, dhedooyin, ama gaasas • Ur iyo dhadhan aan caadi ahayn

  15. Muujiyeyaasha B-NICE Muujiyeyaaasha duleed: • Dhimshooyin badan iyadoo aanay jirin calaamado muuqda oo nabar • Dhibbanayaal isku astaamo ah • Dad aad u badan oo daweyn doonaya

  16. U Diyaargarowga Argaggixisannimada • Isku duwashada guntin sahay musiibo. • Aqoonso meel nabdoion iyo meel bannanka guriga iyo goobta shaqadaba ka ah oo lagu kulmo. • Samee qorshe wada xiriir oo qoyska ah. • Baro hannaanka meeshaada ku gabbashada.

  17. Hannaanka Meeshaada ku-Gabbashada • Xir habka leyrsiga. • Aad meesha nabdoon ee guntinta sahayda musiibana ay taal. • Koollee meelaha baq-baqa ah ee ay hawada bannaanku ka soo geli karto. • Ku dheji koollada meelaha kale ee ay hawadfu ka soo geli karto. • Raadiye beteri ah ka dhegayso xogta waa la bixi karaada ah.

  18. Mabaadii’da Hagta CERT • Nabdoonaanta kooxda ayaa leh muhiimadda koowaad. • Weligaa samee qaymayn dhamaystiran. • Waa maxay khataruhu? • Waa maxay awoodaha kooxda? • Waa maxay liidashada kooxda?

  19. CERTyada iyo Falalka Argaggixisannimada • Ha taaban! • Ka fogow walaxda ama aagga. • U sheeg madaxda. Digniin! Isticaalka telefoonka gacanta ama raadiyayaasha laba-doclaha ah waxay qarxin karaan qalab qarxa!

  20. Is-daryeelidda Markuu Dhaco Fal Argaggixiso Dhacdadaa: • Yaree xilliga aad u dayacan tahay. • Badi fogaanta aad halista u jirto. • Ku dar is-gaashaamid.

  21. Hannaan Asaasi ah oo Sun-saaridda ah • Ka tag aagga sumaysan. • Qaado tallaabo sun-saarid ah. • Siib wax kasta. • Gacmaha dhaqo intaadan ku qabaysan. • Ku qabayso ama isku radi biyo qabow. • Si gaargaar ah isu engeji. • Sheeg wixii sumoobid ah.

  22. Jihada Dabaysha “Aagga Qabow”meel nabdoon “Aagga Diiiirran”Aagga saridda iyo sun-saridda “Aagga Kulul” Incident Aaga Sumaysan Samaysashada Aagag

  23. Yoolalka Argaggixisada • Khasaare aad u badan • Lumidda khayraadka muhiimka ah • Khash-khashidda adeegyada nooliga ah • Khash-khashidda dhaqaalaha • Cabsi xooggan oo dadka ama bulshada ah

  24. Hubka Argaggixisada • Baayoloji • Nukliyeer • Ololi kara • Kimiko • Qarax keeni kara

  25. B-NICE • Muujiyeyaasha bay’adda • Muujiyeyaasha duleed

  26. CERTyada iyo Falalka Argaggixisada Sidii calaamad joojin ah ula tacaal falalka argaggixiso! • Ha taaban. • Ka duruq. • Soo sheeg.

  27. Waxa la Sameeyo Haddaad u Dayacanto • Fal samee markiiba. • Ka tag aagga markiiba. • Raac hannaan asaasi ah oo sun-saarid ah. • Soo sheeg si loo sun-saaro

More Related