1 / 18

Barnaamijka qoraalka

Barnaamijka qoraalka. Juni 2013. Word waa barnaamij ka mid ah barnaamijyada la socda Microsoft Office, kuwa kale waa Excel, Power Point, Publisher, Outlook iyo Access.

adriel
Download Presentation

Barnaamijka qoraalka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Barnaamijkaqoraalka Juni 2013

  2. Word waabarnaamij ka mid ah barnaamijyada la socda Microsoft Office, kuwa kale waa Excel, Power Point, Publisher, Outlook iyo Access. Word waaqalabfududeynaya in lagusamaystodokumentiyal, tusaalewaxaa ka mid ah waargeeys, warqadoama rapport. Waxaadku dari kartaasawiro, mabbamqaaradotabeeloaadiskudhexdaraysidqoraalka. Way kala duwanyihinnoocyadabarnaamijka-Word, Laakinkuligoodwaxaaku kala dhexjiraqalabo ka kala duwanlagunaqoroamaloobaddelonidamkaqoraalkaword. Waadkukaydinkartaa Word qoralkasiyaaboyin kala duwan. Tusaale sida nidamkafaylakapdf. Marka aad ka dhigatidnidamkapdf-faylwaxaaakhrisan karta cidwalbamadaamabarnaamijka programmet Adobe Readerwaakharashla’aan Microsoft Office bilaashmaaha, laakinwaxaajiraqaybab ka mid ah barnaamijkaoobilaash ah oo laga soodajinsankarointernetka. Tusaale Microsoft Open Office. Waa hal barnaamijooaadku furan kartidfaylakaaad ka samaysaybarnaamijka Word iyodhinaca kale ba. Ciwaankanhooskuyaalaayaad ka sooshubankartaabarnaamijkan Microsoft Open Office waabilaash: http://download.openoffice.org/index.html

  3. Goobtamagacadokumentiga Sifadamenyga Qalabyadawaxkabeddelka Jiiditan/scrolla koreed Qiyaastageeskamidigta Qiyaastageeskabidixda Mastaradjiifta Adigooisticmaalayajiirkakuqabo halka falaartakutuseyso anger Waxaadkusheegeysaa halka qoraalkaaad ula rabtay. Fartameesha laga bilaabowaa mid bigbigleh Qiyaastageeskasare Vertikal list waxaaloogutalagalaywareegis/scrolla koredamahooseedgudahadokumentiga Afargeeskamidabkadaruurta u egg waxuukutusayaacabirkadusha inta la isticmaalikaro Mastaradtaaganl Wareegis/scrolla hooseedeedokumentiga Horisontell list waxaaloogutalagalayjiidis/scrolla bidixilaamidig. Verktygsfältet Rita

  4. Kaydi Kontrool Soosaar Cusub Fur Sax hingaada Faylraadin menygadedeg ahwadfulin karta amaro si degdeg ah adigoofurinmenygaarkivka: • Cusub: Fur dokumenticuseyb ah. • Fur: Fur dokumentiaadhore u samaysatayooaadkaydsatay. • Kaydi: Kaydidokumentikadibmarkiiaadwax ka baddeshayislamagaciiiyoislagoobtiiaadhoreugukaydsatay. • Soosaar: Soosaarodokumentidhamaystiran. • Kontrool: Kontroolintaadandokumentigaintaadansoosaarin.. • Sax hingaada: kontroolhingaada. Hadiiaadrabtid in aadluqadaaadrabtid in aadkuqortid ka sax qoraalkacalaamadaysan . Ka gal menygaqalabyadaleeVerktygsmenynkadibsheegluqadaAnge språk, Dorooluqadaaadhingaadarabtid in aadkusaxdid. • Faylraadin:Raadifaylkaadigoomagacafaylkaqorayaamaqayb ka mid ah magacafaylka .

  5. Noocaqoraalkafarta Cabbirkaqoraalka Fartaweyn Fartaqalooca Fartahoos ka calaamadaysan Goobtaqalabyada – Samaynta • Noocaqoraalkafarta:Dooraoadigooriixayafalaartayar. Waxaajiranoocyofartaqoraalkaoo kala duwan. • Cabbirkaqoraalka: Doorocabbiradigooriixayafalaartayar. • Habkaweyn: Riix halkan F sidaaduguqortid far weyn. Ka saarfartaweynadigooriixayaF mar labaad. • Qoraalkaqaloocan: Riix halkan Ksidaad far qaloocanuguqortid. Ka sarfartaqaloocanadigooriixayaKmar labaad. • Qoraalkahoos ka calaamadaysan: Riix halkan Usidaaduguqortidfartahoos ka calaamadaysan. Ka saarfartahoos ka calaamadaysanadigooriixayaUmar labaad.

  6. Xarfaha kala duwan Arial mistral Engraversmtcurlz MT Times New Roman اندلسي Cabbirkaxarfahaqoraalka Teckenstorlek 14 Teckenstorlek 20Teckenstorlek40 Teckenstorlek 60 Noocyadahabkafartaqoraalka Fet balaarn Kursiv balaaran iyoqaloocan Hoos ka xariiqan Fartaweynoohoos ka xariiqan Hoos ka xariiqan, balaaran

  7. Ka jar Koobiyeere Kudheji Sookeensoformatka Ka noqo Dibugunoqo QalabkaWax ka beddelida • Ka jar: Ka jardokumentigaqeybama kuli kedibkudhejiqaybtagoob kale oodokumentigaamadokumenti kale. • Koobiyere: Habkalookoobiyeerodokumentigaqeybama kuli kedibkudhejiqeybtagoob kale oodokumentigaamadokumenti kale. • Kudheji: Habkalagudhejiyoqeybtiihada la soojarayama la sookooiyeereyeyeetalaabadiihoreaansamaynay. Kuqabofalaartajirkagoobtaaad la rabtidqoraalkalookedibsiiriix halkan kudhejimacnaheedoaytahay (Klistra in). • Sookeensoqaabka:Kabiiyeereyqaabkaqoraalkacabirka, dookh, midab, cabirkafartaqoraalkaiyowixii la mid ah. Kedib u gudbimeel kale ooqoraalka ka mid ah. • Ka noqo: Ka noqowaxiiugudanbeyeyaadsamaysay. Hadiiaadfalaartanaadriixdidwaxaadhowrtalaabodibugunoqojeysaadokumentigiiaadqoreysey. • Dibugunoqo: Halkan riix sida aaduganoqotid ka noqodkiiugudanbeeyey.

  8. Hagaajinbiddexeed Listooyinkadibceysan Weyneyjiiditanka Laymankatirsan Yareyjiditanka Midigilaabidix Hagaajinqoraalka Bidixilaamidig Masaafad Hagaajinmidigeed Dhexdhex Goobtaqalabada - wax ka baddelida • Haqaajinbidixeed: Waatoosanyahayiyodhinacabidixda u badanyahay. Qaybtaqoraalkawaxuuuubadanyahaydhinacabidixda. • Dhexdhexaad:Qabtaqoraalkawaadhexdheaad • Hagaajinmidigeed: Högermarginalen blir rak och vänstermarginalen blir ojämn. Stycket placeras på höger sida. • Hagaajinqiyaasan: Qiyaastamidigtaiyobidixdawaatoosanyihin. • Masaafadasafka: SheegmasaafadahasafafkaKuqabofalaartakuwa la doorankaro. • Midigilaabidix: Sheegqoraalkadhinacamidigilaabidix, tusaaleIswedishkaamaEngriiska. • Bidixilaamidig: Sheegdhinacaqoraalkabidixilaamidig, tusaaleqoraalkacarabiga. • Listadalambareysan: Waxa la isticmaala marka dhowrqodobaadlambareysidaadrabtid. • Listadaqodobaha: Isku si ayuu u shaqeeyaa sida listadalambareysanLaakinwaxaa la sooqaadanayaqodobo sida ka kale lambaro la isticmaalo. • Yareyjifada: Yareeyjifadaqaybtaqoraalka. • Weyneyjifada: weyneyjifadaqaybtaqoraalka .

  9. Bidixayn Dhexdheyn Midigeyn Listadadhixceysan: Qorqodabkauguhoreeyakedib halkan siiriixpunktlistagudaha verktygsfältet. Mar walbaaadEntertaabatidwaxaakuubilaabanaaya sifo qodabcusubleh. Hadiiaadrabtid in aadistaajisidwaxaaddib u galeysaahalkan dib u gal punktlista i gudaha verktygsfältet. • Qodabkakoobaad. • Qodabkalabaad. • Qodabkasadexaad. Listadalambareysan – Hadiiaadrabtid in aadlistolambareysankuqortid: Hadiiaadrabtid in aadlistolambareysanaadkuqortid. Qorqodobkauguhoreeyakedib halkan dooroNumrerad listagudahaqalabkawax ka beddelida halkan (verktygsfältet). Mar walbaaadEntertaabatidwaxaakuubilaabanaya sifo lambarcusubleh. Hadiiaadrabtid in aadistaajisidlistadalambareysan halkan dib u gal Numreradlistagudahaqalabkawax ka beddelida (verktygsfältet). • Lambarka koobaad. • Lambarka labaad. • Lamberkasadexaad.

  10. Laymamkadhinacageesaska Kor midabada Midabadasummadaha Goobtaqalabada – Samaynta • Laymamkadhinacageesaska: Kuwareejinlaynqoraalka. • Kor midabada: Udooromidabcalaamadxaggadambe. Waad ka doorankartaa kor midabadaadigootaabanaayafalaartahoos u soojeeda. • Midabadasumadaha: Ka dooromidabcalaamadlehdhinacalistadafalaarta ka hooseysa.

  11. Akhri- tus Tus % soodhoway Boggacasriga Soosaarojadwal Jadwal- Excel Raadi Sawirjadwal Boggog-yaal WordArt Qalabkawax ka beddelida • Boggacasriga: habkafaylboggugusooqaadatidamaciwanboggedxaggainternetka. • Sawirjadwal: Habkasawirkajadwaladigooadeegsanayafalaartajiirka. • Soosaarojadwal: Habkaloogudarojadwalooaaddoorankartid inta safoiyoqoraalakaisku taxan aadrabtid. • Jadwal- Excel: Sooqaabowarqadaxisaabtaee Excel. • Boggogyaal: Qaybo u kala soocqoraalkaooaaddooranaysid inta qayboaadrabtid. • WordArt: Habkaloogudaroqoraalkasharraxan. • Raadi: Habkaloogaraadiyoerayamaqoraal ka mid ah dokumentiga. • Tus%, soodhoway: weyneynamayareeyneemuuqaalkaqoraalka. • Akhritus: Akhri/ka tusdokumentigashaashadaoodhan .

  12. Sooqaadosawiro Word 2003 • Halkan riix(Infoga.) Kedibdooro halkan (Bildobjekt) ( nocyadii Word eehore). Laakinkuwii ka bambeeyeywaxaadgaleysaaArkivmenygaamatooswaxaad u dooraneysaasawir(picture)xaggaqalabadawax ka beddelida verktygsfältet. • Waxaakuufurmayaboggyarooakhbaarkuqorantahayooaad ka dooraneysidxaggakombiyuutarkakedibwaxaasiiriixdaa halkan (Infoga). Word 2007

  13. Kusooqaadodokumentiqaababka kala duwanamakuwasharrxaaniga (wordArt) Word 2003 Habkaloogudaroqoraalkasharrxaanigaama la iskuraaciyodhowrnoocaas ah qoraalkasharrxan. Riix halkan (Infoga)menygsiyokedibdooro(Figurer).Waxaaddoorankartaakuwalaymamka ah, joomaatriqaababkasharraxiga ah, falaaroiyowixii la mid ah Vi kan ändra storlek på en figur genom att peka med musen på kanten. När muspekaren blir en dubbelriktad pil kan du dra ut eller in för att zooma. (Infoga)sooqaado meny, dooro halkan WordArt, habkaloogudaroqoraalkaiyofartasharran. Fur oo kala dooronashqadahayaryaroodhamaystiran. • Waxaadwax ka beddelikartaaqoraalkasharrxaniga ah WordArt, tusaalecabirkaqoraalkaiyomidabkaqoraalka, adigooadeegsanayaqalabkasawirkawaxuutooskuugumuuqanayaa marka aadsooqaadatoamacalaamadeysidqoraalkasharraniga ah ee WordArt dokumentigagudahiisa. Amariixbatoonkamidigeedeejirkakedibdooro halkan (Format AutoShape). Maria Word2007 Halkan kuqorqoraalka Dooroqaabakan mid ka mid ah aad u rabtiddokumentiga Qoraalkafartasharrxan u door aad u rabtiddokumentiga

  14. Word 2003 Word 2007 Kudhejilambaradageesaska • Fur halanInfogamenygakedibdoorohalkanSidnummer. • GudahaafargeeskaAkbaartawaxaad ka go'aaminkartaagoobtaaad la rabtid in uukuyaalolambaradadhinacyada. • Waaddoorankartaahadiiaadrabtidtiro in aadkuqortidamaxarafyoiyo lambarka aadrabtidamaxarafkaaadlambaarayntauu ka bilaabmo. Halkan waxaad ka dooran karta goobta lambarka aad u rabtid Halkan waadriixikartaahadiiaadrabtid in uulambarrayntakaagabilaabmoboggauguhoreeya. Halkan waxaa ka doorankartaadhinacalambarada sida midigamabidixamadhexdhexaad Halkan riixhadiiaadrabtin in dhibic lambarka nidamka la socdo. Door noocalambarada Ku dar lambarweyndhinaca lambarka. Dooro lambarka lambarrayntauu ka bilaabmanaayo

  15. Laynkageesaska Word 2003 Word 2007 • Wordka 2003 fur FormatmenygakedibriixKantlinjer och fyllning. LakiinWordka 2007 fur Page Layout (sidformat) kedisiiriixlaynmamkageesaskaPage Borders (sidkantlinjer). • Waxaakuufurmaayaafar gess akhbaarkuqorantahaykedibdooronocyadalaynkakuwalaynkageesaska, geeslaynmidab, balaarka sida dhinacageeska, iyofarshaxanin • Door dariflaynkageesaskaSidkantlinje, kala doorokuwatusaalehoos la guugutusayoolaynkageesaska. Laynkageesaskaiyobuuxin Darif 1, Laynkageesaska Darif 2, Laynkadhinacyada Darif 3, Naqshada Tusitaansawirlayngeesaska Nocyadalaynkakuwageesaska Doorolayngeesdokumentigaoodhanamanooy kale . Dooromidabkalaynkageeska Balaarkadhinacyadageesaska Far sharaxadhinacyadalaynka

  16. Word 2003 Qiyaastaiyonidaamkasoosaarka • Ka kontroll qiyaasta Word 2003 adigoofurayaArkivkamenygakedibdooro halkan Utskriftsformat. • Ka kontroll qiyaasta Word 2007 adigoofurayaPage Layoutkedibdoooro halkan Margins. Word 2007 Doorotaaganamajiifandokumentiganidaamka CabirkawaraaqdaA4 , A3 ........ Halkan waxaad ka dooran karta cabirkageeska

  17. Kaydin Word 2003 Word 2007 • KaydifayladigoofurayaArkivkamenygakedibdooroSpara som. • Waxaajirasiyaabooyin kala duwanoolagukaydinkarofaylalka Word 2007 hadiiloo barbar dhigo Word 2003. • Waxaakuufurmayaboggakhbaarkuqorantahayooaaddooranaysidhabkiiaadrabtay in aadkukaydisodokumentiga, Magacaaad u yeelaysidiyonidamkaaadkukaydsanaysid. • Marka aadsamayneysiddokumenticusub halkan riix sida sawirkauukutusaayo kor Spara som dhinacaArkivkamenyga. Hadiiaadrabtid in aadkaydisiddokumentiaadwax ka baddeshayoohorekuuugukaydsaneydwaxaadkeliyaooriixeysaa halkan Spara dhinacaverktygsfälletriix halkan SparahoosteedaArkivkamenyga. • Hadiiaadrabtid in aad ka sameysid foto kobidokumentihore u jireydooroSpara som markaaskedibmagaccusub u yeel. Si kale oolagukaydinkarofaylword ah (spara som) Kaydifayl pdf Halkan waxaad ka dooraneysaagoobtaaadkukaydsaneysidfaylaka Nidamkafaylka Magacafaylka

  18. Fiirsokedibsoosaaro Word 2003 Intaadansoosaarinwaxaafiican in aadiskafiirisiddokumentigasiduu u yaalo. Marka laga fiirsanaayodokumentiga inta aan la soosaarinwaxauu u muuqanayaaiskagaoosawir ah. • Word 2003 – Toos u tag ArkivkamenygadhinacaFörhandsgranska • Word 2007 - Fur Arkivkamenygakedibdoorosoosaar (skriv ut). Markaawaxaakuusoobaxaayadhowrdoorashooyinoo kala duwan • Fur Arkivkamenygakedibdooro halkan skriv ut. Boggyaroocusubayaakuusoobaxayaooakhbaarkuqorankedib kala doorowaxyaalo kala duwanaadkusoosaarikartidwaraaqadah. Word 2007 Dokumentigaoodhansoosaar Doorosoosaare Soosaarboggahore Sheego inta xabo Hadiiaadrabtid in boggoggaar ah, qorboggalamberkiisagodkafalaartakutuseysa Kala soockobiyada

More Related