1 / 62

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED. Doorka Sharci-dejinta iyo Habraaca sharci-sameynta Soomaaliya. Dulmar. Qaab-dhismeedka Sharci-dejinta Soomaaaliya Habraaca sharci-sameynta Soomaalya Doorka Sharci – Dejinta ee Habraaca Sharci Sameynta Soomaaliya ;

Patman
Download Presentation

JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. JAAMACADDA UMMADDA SOOMAALIYEED DoorkaSharci-dejintaiyoHabraacasharci-sameyntaSoomaaliya

  2. Dulmar Qaab-dhismeedkaSharci-dejintaSoomaaaliya Habraacasharci-sameyntaSoomaalya DoorkaSharci–DejintaeeHabraacaSharciSameyntaSoomaaliya; HalkeeSharcigalagaSameeyaa-HabIsbarbardhigid ah SharcisameyntaeeNidaamkaBaarlamaaniga ah SharcisameynrtaeeNidaamkaMadaxtooyada ah • Sharciuu sameeyo Golaha Fulinta • Sharciuusameeyo Golaha Sharci-dejinta • Kuwa kale oo sameeyo shuruuc Sida uguhaboonee loo sameeyo “sharcifiican” Doorkasharci-dejintaeehababkaladuwaneesharcisameynta Habraaca wax kabedelkadastuurka. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  3. SharciSameynta Iyo Maabaadiida Kala QaybintaAwooodaha Dal/ Xukuumad(Fulinta, Sharci-Dejinta, Garsoorka) awooddawaxaafuliyahayado kala duwaneexukuumadeed; Ma jirtohayadxukuumadeedoolehawoodkamadambeys ah Hayadahadawladdamidbamida kale ayaykoontorooshaa; Ma dhammaanlaamahadawladda ?/ dawladda waxay kakoobantahay(Fulinta, Sharc-dejintaiyoGarsoorka) midkasta waxay ku shaqaysaaawoodeedaiyadookamadaxbannanmidda kale. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  4. SharciSameynta Iyo Maabaadiida Kala QaybintaAwooodaha Shaarci-Dejinta Fulinta Garsoorka FasiraaddaShuruucda Ansixintashuruucda Fulinta/ Dhaqangelinta Shuruucada Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  5. KahorheerkaSharci-dejinta - nidamaamkaBaarlamaaniga ah LantaFulinta (xukuumadda ) ayaa ah masuulkadejintasiyaasaddaiyohabraacasharcisameeynta; Hindisesharciyeedkawuxuukasoounkumaafulintakadibayuu u soowareegaalaantasharci-dejinta; Halkani ma kalacadakalaqaybintaawoodaha u dhexeeyalaantafulintaiyosharci-dejintamarka la eegohabraacasharci-sameeynta ; Laantafulinta waxay saameyn ku yeelanaysaaawooddasharci-dejinta, sababtoo ah baalamaankaayaykuu leeyihiin aqlabiyadd. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  6. KahorheerkaSharci-dejinta- nidamaamkaMadaxtooyada ah Mabaadiiadageekalasaariddaawoodda ; Madaxweynaha wax awood ah kumalahan nidaamka sharc-dejinta ; Doorkiisawaa in uumaraalaanta “fulintaxiriirka ” sharcisameeynta. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  7. KahorheerkaSharci-dejinta -nidamaamkaMadaxtooyadaah nuska ah NidamaamkaMadaxtooyadanuska ah madaxadawladda ma ahanmadaxaxukuumadda; DalkaFarnsiiska, hindisesharciyeedwaxaakeena R/Wasaarahakaasoolehawooddasharciunkumidda ; Dastuurkii 1958 eedalkaFaransiiskawuxuudejinaayay in hindisesharciyeedwaxaabaarlamaan la keenikaraaookeliyakadibmarkauu Golaha Wasiiradda ay ugadoodaangolahadhexdiisago’aannakagaaraan. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  8. DoorkaSharci-dejinta Dastuur dal uuleeyahayayaabadanaago’aamiyaqaab-dhismeedkasharci-dejintaiyosid ay ulafalgeleysolaantafulintaiyogarsoorka; Iskudheelitirkaawooddagoáangaaristaee u dhaxaysalaantasharcidejintaiyolaantafulintawaafurahaugumuhiimsaneedumuqraadiyaddacasirga ah; Tayadasharci-dejintaeeugukuurgalayso , saamayna ku yeelanaysogoáanadalaantafulintamahanookeliyaansixintaamameelmarintagoáanadafulintabalsehubintaiskudheelitirnaanta( checks and balances) ayaa ah mid loogabaahanyahayxukuumaddemuqraadi ah ooxoogan; Nidaamka dimuqraadiga ah eesharcidejinta waxay wakiilkatahayoomatashaaxukunkaShacabka “rule by the people”. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  9. Dulmarkadoorkasharci-dejinta Samaynaya Bulshada Shuruuc Dooranaya Baarlamaanka Qaabeeya 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  10. Qaab-dhismeedkaSharci-dejintaSoomaliya Baarlamaankakooban Golaha ShacabkaiyoAqalkaSare (Qod.55) ee KMG TaariikhahaandastuurkaSoomaliyaeehoremaysanlahayBaarlamaankakoobanlaboaqal. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  11. Sharci-dejiniyoNidmaakaFederaalka Qaabaynta nidaamka Federaalkawuxuuxaqiijinayaaisxukunheerdawladgoboleediyoxukunwadaagheerqaran; Xukunwadaaggawuxuu si dhabah ku hergelikaraamarka la dhisohay‘adoiyohabraacyokagaqaybgelikaraanwakiiladamatalayadawladgoboleedyadahabraacago‘aangaaristaeeheerqaran; Habkaugucaansanee lagu xaqiijinkaroxubnahadawladgoboleedkaeematalayakaganaqaybgelikaraanarintaasi waxay tahayaqalkalabaadeebaarlamaanka; 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  12. AqalkaLabaad DoorkanidmaakaFederaalkauu ku qaabaynaayosharci-dejinta waxay kaimaanaysaaAqalkalabaad; Aqalkalabaadwaxaa lagu dhisay in nidmaayadafederaalka lagu xaqiijiyo ‘xukun-wadaag’ iyo in dawladgoboleedayadaamaxubnahakatirsanfederaalka ay ku yeeshaanwakiilomarka la gaarayogo’aanheerqaran; Wadamobadanoofederaal ah waxay samaysteenaqalkalabaad; Haseahaateeqaab-dhismeedkooda, xeerarkago’aangaaristoodaiyoawoodahooda way ku kaladuwanyihiindawladahafederaalka ah; 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  13. HabraacaSharcisamayntaDalkaSoomaaliya: Guudahaan HindisesharciyeedwaxaabilaabikaralabadaAqalmidkood : • Golaha Shacabka: • Tobanxubnoodoo Golaha Shacbka • Golaha Wasiirada • AqalkaSare: • Wakiilkastaooka mid ah xubnahakatirsanFederaalka • GuddikastaookatirsanAqalkaSare Golaha shacabkaookeliyaayaa u dirikarasharcigakamadamabaysta ah siuusaxiixoMadaxweynaha; Habraaca way ku kaladuwanyihiintaasoo ay ku xirantahayaqalkauukabilaabmohidisesharciyeedka; MaxkamaddaDastuurkaayaaago’aankagaaraysaarrimaha lagu durayosharcigasida ku cad (Qod. 86) eeDastuurka KMG 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  14. HabraacaSharcisamayntaDalkaSoomaaliya 2012-2016 XeerHoosaadkaBaarlamaanka AqalkaSare (Hypothetical) Golaha Shacaba Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  15. Sharcimanoqonayo Golaha Shacabka AqalkaSare: 3 XulkaAnsixin, wax-ka-bedelid , Diidid) WaaSharci HabraacaSharcidejinta: Golaha Shacabka Golaha Shacabka: 3 Xulashooyin (Ansixin, wax-ka-bedelidiyoansixin, diidid) Ansixinsharciiyadoowaxlagabedelay Qod. 82(1)(a) AnsixinSharci Qod. 82(1)(a) DiidmoSharci Qod. 82(1)(b) AnsixinsharciQod. 82(2)(a) Wax-ka-bedelidsharci Qod. 82(2)(b) DiidmoSharci Qod. 82(2)(c) OglaanshodiidmoQod. 82(5)(a) Burindiidmocadayn 2/3 Qod. 82(5)(b) Diidmowax-ka-bedelcodayn 2/3 Qod. 82(4)(b) Ogolaanshowax-ka-bedelidQod. 82(4)(a)

  16. Sharci Sharcimanoqonaayo GolahaShacabka AqlkaSare Golaha Shacabka : 3 XulkaAnsixin, wax-ka-bedelid , Diidid) HabraacaSharcidejinta: AqalkaSare Aqalkasare: 3 Xulashooyin (Ansixin, wax-ka-bedelidiyoansixin, diidid) Ansixinsharciiyadoowaxlagabedelay. Qod 83(1)(a) DiidmoSharci (Qod. 83(1)(b) AnsixinSharci Qod. 83(1)(a) Wax-ka-bedelidsharci Qod. . 83(2)(b) DiidmoSharci Qod. 83(2)(c) Ansixinsharci Qod. 83(2)(a) DiidmoSharci Diidmowax-ka-bedelcodayn 2/3 Qod. . 83(3)(b) Ogolaashowax-ka-bedelucodeynla‘aanQod. 83(3)(a) Burindiidmocadayn 2/3 Qod. 83(4)(b) OglaanshodiidmoQod.. 83(4)(a) Burin la dulsaarayodiidmadiihorecodeyn 2/3 Qod. 83 (5) DiimadaBurintacodeyn2/3 Qod. 83(6)(a) Soogudbinsharciga wax-kabedelka Qod. 83(5) Ogolaadayburinta Qod. . 83(6)(b)

  17. Golaha ShacabkaeeBaarlamaankaFederaalka Qodobka 69 eeDastuurka KMG ah Ansixinta R/wasaaraha la soomagacaabaycodeyn (50%+1); AnsixintaGuddiyadaMadaxabannaan; Diyaarintashuruucadaaanahaynsharicgmiisaaniyadda; Codkakalsoonikalanoqoshada R/wasaarahacodeyn (50%+1); La xisaabtamayaanhayadahadawladda; Waxay u yeerayaan R/Wasaaraha, Golaha WasiiraddaiyoGuddomiyaashaGuddiyadaMadaxabannan Awoodda u gaarka ah 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  18. AwoodahaAqalkaSare AqalkaSarewuxuukaqaybqaataasameyntadhammaanshuruuca, maahanookeliyakuwasaameeyaDawladahaxubintaka ah Federaalka(Qodobada79, 82 and 83); Aqalakawuxuusaarikaradiidmadaqayaxanshuurcdauuansixiyay Golaha Shacaba, haseahaateemaahanmidkamadambeys ah; Golaha Shacabkaayaacodaqlabiyadsedax-meeloodlabo ku burinkaradiimadaamawax-ka-bedelkaAqalkaSare (Qod.83); Awooddasharci-dejinta 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  19. Awoodahawadaag ah eeBaarlamaankaFederaalka Ansixin, wax-ka-bedelidamadiididsharci; Wax ka-bedeliddaDastuurka (2/3) codeynaqalkasta; DoorashadaMadaxweynaha (2/3 codeynguudahaan) XilkaqaadistaMadaxweynaha (iyadooMaxkamaddaDastuurka ay ukuurgeleysoiyoguudahaan u codeyn (2/3) Ansixintaxaaladdegdeg ah oouu ku dhawaaqayMadaxweynaha U yeeridda R/wasaarahaiyo Golaha Wasiirada. AwoodahaSharci-dejinta 19 October 2016 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  20. Halkeelagasameeyaysharciga? Dastuurkawuxuuleeyahaysharciwaxaasameynkaro Golaha Wasiirada, Golaha ShacabkaamaAqalkaSare . Halkeeayaalagasameeyaasharciga? Haddiisharcilagasoodiyaariyaylaantafulinta, doorkasharci-dejintawaxaynoqonaysaa mid culeyska ay saartohay’adahadawladda ay dejisosiyaasaddaiyodiyaarintashuruucda. Tusaalewaxaaka mid ah su’aaloweydiintabaarlamaankauuweydinaayowasiirada/R-wasaaraha, baaritaan lagu sameeynaayohabraacasiyaasadeed, ku dhiirigelintawarbaahinta in ay culeyssaaraan, iyowargelintaxubnahakatirsanfederaalkasiyaasadsameynta. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  21. SharciSameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daraasad: UK Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  22. SharciSameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daraasad: UK Source: Wikipedia Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  23. GuddigaJoogtada Daraasad: UK • Wuxuukakooban 16 ilaa 50 xubnahaBaarlamaanka • Xubnihiisawuxuu ku jaango’anyahayiskudheelitirkaxisbiyadaiyokhubaro • Lagumasamaynayo wax-ka-bedelmarkauuheerkaguddiyadauumarayo Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  24. SharciSameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daraasad ku saabsan: Italy Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  25. SharciSameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Daarasad ku saabsan: Italy Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  26. SharciSameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah NidaamlaboAqal ah NidaamLaboAqalaansinayn • Budestag, Bundesrat Daraasad ku saabsan: Germany Bundestag (AqalkaHoose) Bundesrat (AqalkaSare) Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  27. SharciSameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah NidaamlaboAqal ah NidaamLaboAqalaansinayn • Budestag, Bundesrat • Awoodasharcisamaynta waxay ku uruursantahayaqalkahoose, halkaAqalkasare la siiyaydiidmadaqayaxanoouu wax ku laalikaro • Hindisesharciyeedwaxaabilaabikaraxukuumadda, 5% xubnaha (Bundestag) Aqalkahoose, amadhamaanxubnahaAqalkaSare (Bundesrat) AqalkaSare (Bundesrat) wuxuuleeyahaydiidmadakamadambaysta ah eeqayaxaneeshuruucdasaamaynta ku lehdowaladgoboleedyada (Länder), iyodiidmadaqayaxaneelaalaneeshuruucda kale. Daraasad ku saabsan: Germany Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  28. SharciSameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Codkadiidmadalaalan Daraasad ku saabsan: Germany Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  29. SharciSameynta Nidaamka Baarlamaaniga ah Diidmadaqayaxaneekamadambaysta ah Daaras ku saabsan: Germany Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  30. SharciSameynta Nidaamka Madaxtooyo Daarasad ku saabsan: USA “AwooddasharcidejintaooidilwaxaaiskalehgolahakongreeskaMaraykankakaasookakoobanAqalkaSanadkaiyoAqalkaWakiilada” (Qod. 1, Faqradda 1) eeDastuurkaMaraykanka • Ilahasharci-dejintawaaxubnahaAqalkaWakiiladaamaWakiilokasocdaSanadka • Mudadaandanbe, waxaabadnaaisticmaala “laantaFulinta” Madaxweynaha u soogudbisaSharcidejinta Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  31. SharcisamayntaKongareeska Afar qaboodoosharcisamayn ah: hindisesharciyeedqaraarwadajir ah, qaraarawoodsimaniyoqaraarsahlan. Hinidsesharciyeedkawaamidkacaankaoobilwgasharciga ah Hindisesharciyeedkawaxaalagamamaarmaaninay ku heshiiyaanqaabisku mid ah: WaxaaAnisinayaMadaxweynaha; Haduu ku guuldareeystoMadaxweynahainuu ku sooceliyohindisesharciyeedkaiyadoo la socotodiidmadiisauukusooceliyoAqalkiiuukasoobilaabaysharcigamarkakongreeskauu u kujiroKalfadhigiisa; DiidmadaqayaxaneeMadaxweynahawaxaa lagu burin karaacodaynseddexmeeloodlabomeeleeAqalkasta. Daraasad ku saabsan: USA Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  32. GuddiyadaKongeeska Daraasad ku saabsan : USA • Guddiyada ay khuseeysomowduuca • Xubnahaguddiga waxay u qaybsamaanlabadaxisbieewaaweyn • Awoodawaxaa u go’aamiyaAqalka • Waxaalagadhagaysanayaafasiraadhindisasharciyeedkacidakeentay, waxay soodhawaynayaanaragtidakhubarada, waxay su’aaloweeydiinayaanwakiiladahindisesharciyeedkakeenay, warbixin waxay u gudbinayaankal-fadhigaAqalka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  33. SharciSamayantaBaarlamaankakoobanlaboAqal XubnahaAqalkalabaad: • Madoonayaanjagooyin • Kuma xirnasiyaadxisbi • khubaro Hawlokaladuwaneewakiiladaeeaqlada : • Wakiiladagololladafederaalka ah Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  34. SharciuusooBilaaboMucaaradka TusaaleJarmal – SoogudbinSoojeedimahaSharci • IntabadansoojeedimahasharciwaxaasoogudbiyalaantafulintaunasoogubiyaAqalkaHoose • Seddexdaxisbieemucaaradka ah midkastawuxuusoogudbiyaysoojeedimosharcigaarahaantiisa • Wadajirkooda waxay soogudbiyeenookeliyaafarsoojeedinshrciookeliyamuddadadoorashadaudhaxaysay 2009-2013 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  35. SharciuusooBilaaboMucaaradka TusaaleJarmal – SoogudbinSoojeedimahaSharci • 434 ookamid ah 484 shuruucdiiaysoojeediyayxukuumadawaa la ansixiyay • Shuruucdaaysoojeediyeenmucaaradkamidnalamaansixinintaudhaxaysay 2009 iyo 2013 • Tani waxay la midtahayarrimihii la sameeyaysanadkii la soodhaafay. Soojeedimoshuruucooyarayaa la ansixiyayamalamaansixin Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  36. SharciuusooBilaaboMucaaradka TusaaledalkaJarmal – XulafaysiXisbiyadaTaladaHaya • Markaxisbiyadamucaaradka ah uusharci la soogudbiyo si wadajir ah axsaabtaxukunkahaysataShuruucdaawaa la ansixinayaaintabadan. • Marka la gaaroisafgaradbalaaranSharcigaSoojeedintawadajirka ah loosoogudbiyaywaxaasareeysa in looansixiyo. • Isafgaradkaasiwuxuuyimaadaamarardhif ah. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  37. SaxiixidiyoiyoDhaqangeliddasharciyada ShuruucdawaxaacaadiahaandhaqangeliyaMadaxadawladdamarka ay gaartoheerkaugudambeysa; Madaxdadawladdabadanaa waxay xaq u leeyhiin in ay diidaanbalsedalalqaar ah weligood ma isticmaalinsida (BoqortooyadaIngriiska), qaarna mar mar dhif ah sidadalka (Faransiiska), qaar kale mararbadansida (Mareykanka) MaxdaxweynahawuxuuweydiisankaraaMaxkamaddaSare in ay hubisowaafaqsanaantadastuurkakahorintaaan la faafin Dalka Nigeria habraacawuxuuyahay in Madaxweynahauuhaysto 30 maalmoodsiuusaxiixoamauudiidokadibna la sooxiriiroBaarlamaankataasooiyagana ay ku burin karaancodeynlabadaaqal 2/3 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  38. MeelmarintaMadaxweynahaee ku xusanDastuurkaSoomaliya Qod. 85aad eeDastuurka KMG wuxuuqeexayaa: “Hindisesharciqabyo ah wuxuudhaqan-gelayaakaddibmarkauumarohabraacasharci-dejintaee ku xusancutubkan, MadaxweynahaJamhuuriyaddunasaxiixo, lagunasoosaaroFaafintaRasmiga” Tan waxaa loo qaadankaraa in Madaxweynahauukagaarikarogo’aanhindisesharciyeedkan. WaxaajiraxeeraruuMadaxweynaha wax ku diidikarotaasnina way kamaqantahayDastuurkan, waxayna u baahantahay in arrintaas la wajaho. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  39. MeelmarintaMadaxweynahaee ku xusanDastuurkaSoomaliya Dastuurka 1960 eeSoomaaliayawuxuu u ugolaanayaaMadaxweynahainuu dib ugusooceliyobaarlamaankahal mar; hadiisehindisesharciyeedka ay marlabaad ay ansixiyaanbaarlamaankaMadaxweynahawaxaaloogabahanyahayinuusaxiixohindisesharciyeedkasiuu u noqdoSharci. Dastuurka 1960 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  40. MeelmarintaMadaxweynahaee ku xusanDastuurkaSoomaliya Qodobka 61. DHAQAN-GELIN IYO DAABACAAD (1) SharcikastaoouuGoluhuansixiyowaxaadhaqan-gelinayaMadaxwaynahaJamhuuriyaddamuddolixdan (60) maalmoodgudahood ah marka la ansixiyo. (2) HaddiiuuGoluhusiaqlabiyadbuuxda ah eexubunihiisa, ugudhawaaqo in ay jirtobaahideg-deg ah, waxaasharcigaas lagu dhaqan-gelinayaawaqtixaddidangudihiisoouuGoluhucayimayo, waxaaseshardi ah in xaddidaaddawaqtigaeenoocaniaysankayaraanshanmaalmood. (3)Muddada loo cayimaydhaqan-gelintagudaheeda, waxuuMadaxwaynahaJamhuriyadda u soogudbinkaraa Golaha farriinuu ku codsanayo, isagoosheegayasababahataasikeentay, in sharciga dib loo eego. Dastuurka 1960 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  41. Cont.. (4) HaddiiuuGoluhu ku ansixiyosharciganoocani mar kale aqlabiyaddhanseddexmeeloodlabameel (2/3), waxuuMadaxwaynahaJamhuuriyadda ku dhaqan-gelinayaasoddonmaalmoodgudahoodmarka la ansixo. (5) Sharcikastaoouu Golaha ansixiyo, HoggaamiyahaQarankunadhaqan-geliyo, waxaa lagu daabacayaafaafintaRasmiga ah eeDawladda, waxuunahawl-gal noqonayaamaalinta 15aadeedaabacaadiisahaddiiuusansharcigusi kale u dhiginwaxaa lagu soosaarayaadekreetadaMadaxwaynahaJamhuuriyaddakadibsoojeedintaGolaha. Dastuurka 1960 Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  42. MeelmarintaMadaxweynahaee ku xusanDastuurkaSoomaliya Arintanseddexmeeloodlabomeelee dib loogiansixinayowaxaasidoo kale sibuuxdaloogoqeexayDastuurka 1979 (Qod. 72), kaasoodalbanaya dib u ansixin cod Aqlibaydseddexmeeloodlabomeelee Golaha Shacabka; Sidoo kale BaarlamaankaQarankawuxuudalbayay dib u ansixinSeddexmeeloodlabomeelee ku xusanDastuurka 1990 (Qod. 69). Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  43. Mas’uuliyeen kale oo lug ku lehDastuurSamaynta Shuruucdacaadiga ah iyokuwafudud; Qaab dib-u-eegisgarsoorooxoogan; Wadamoiskutagayiyokuwohay’adocaalami ah iyoshuruuc; Shuruucdahooseiyoxeerdhaqameedka; Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  44. Sida UguHaboonee“SharciFiican” SharciFiicanwaxaa loo soosaaraainuuhormariyosharcigauunoqdo mid la fahmikaro; Su’aalaha ku saabsan ‘sidee bay muwaadiniintacaadiga ah ku fahmikaraanshuruucbadanooadagoomuhiim ah ’? Arrinta waxay tahay in la heloqoritaansharcitayolehoohoos u dhigoadkaantashuruucda, islamarkaana la hormariyohilitaankashuruucdaassida (aaladaInternetka) Sidee baa loolashaqaynkaraaqoritaankashuruucdasi loo yareeyowaqtiga, tulaaseahaanislamarkiibaogolaanshosixitaaneeislanuqulkaqoraalka. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  45. Sida UguHaboonee “SharciFiican” Inuu la socdoqoraalfaahfaahinayahindisesharciyeedkasta. Dhibkawuxuukaimaanyaahabraacalagusoosaarayosharciga, tusaaleahaanBaarlamaankawuxuuhelyaahindisesharciyeedaandhamaystirneenoo ay siigudbiaanlaantafulintakadibna ay waydiistaan in sidegdeg ah loo ansixiyo Majirikartaahablaguhubinkarotayadahindisesharciyeedkahorintaaan la gaynBaarlamaanka? Majiraaxeerlagueegayohalbeegagaarsiisansharciga? Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  46. DoorkaSharci-dejintaeeHabraacaSharciSamaynta Fulintaayaaawoodbadan ku lehhabraacsamaynta ha noqotosida ku xusanDastuurkaama ha noqotohabfarsamooo u sahleysaDastuurSamaynta ; Xeer-dejintabadanaawaxaa ‘wareerin’ danahaaxsaabtasiyaasadeed; Doorkee u harsanxeer-dejinta?; Iyadoosaamynuu ku leeyahaydeegaandoorashadoodaeexagakooxahaololeysaiyokuwadanahagaarka ah lehiyosidoo kale sidii loo qaabaynlahaatalooyinkabulshadaloonahelilahaadaahfurnaaniyadoo la adeegsanayowarbaahinta. Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  47. KaFikir? Halkeelagasameeyaasharciga? Maxayyihiinarrimahaayidsanamadiidsan in sharci la sameeyo marka loo eegohay’adkastaooDastuuri ah? Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  48. Habraaca Wax-ka-bedelkaDastuurka Waa inuujiraahabraacgaar ah ooilaaliyasiloogahortago in sidegdeg ah amasiaanmaangalahayn wax loogabedelodastuurka; Waa inuujiraaaqlabiyadgaar ah, ay lug ku leeyihiin sharci-dejintagobolladaiyoaftidadweyne Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  49. Habraaca Wax-ka-bedelkaDastuurka Wax-ka-bedelkaDastuurkawaxaa loo baahanyahay in lagaansixyolabadaaqallanaheloaqlabiyadlabajibaaranoo ah (50%+1) eecodeynaftidadweyne Codeyntakowaad waxay ku saleysantahaycodeynaqlabiyad ah eedalkaooidil (50%+1), halkacodeyntalabaad loo baahanyahay in helocodeynkabadankala bar muwaadiniintadeganxubnahakatirsangobolka (cantons) ootaagyeersan (50%+1) wax-ka-bedelka; Si loo ilaaliyo nidaamka federaalkaeedalka- in loo adeegodanahaaqlabiyaddashacabkadegangobolada (cantons ). Dalka Switzerland Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  50. Habraaca Wax-ka-bedelkaDastuurka Dalka Switzerland Golaha Gobolada Golaha Qaranka Baarlamaanka Wax-ka-bedel Aqlabiyad Aqlabiyad AftiDadweyne Codeyn in kabadankala bar goboladaootaagyeersanwax-kabedelka + Codeynaqlabiyad ah eedalkaoodhan Wax-ka-bedelDastuurka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

More Related